General Duke Posted July 1, 2003 This is a notice to all Puntlanders to take part in the development of the state. Now this is what I like to see. MASHRUUCA WADDADA GAALKACYO – GARACAD TEL: 252 9 220001 FAX: 252 9 220003 GOLAHA MSHRUUCA WADDADA GAALKACYO – GARACAD DARAASADDA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO-GARACAD April 11, 2002 HORDHAC: Waddada isku xirta Gaalkacyo – Garacad waa waddo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan Punland. Waddadaani waxay ahmiyad gaar ah u sii leeyahay horumarinta dhaqaalaha degaanka waddadu marto, si looga gaashaanto aafooyinka Dabiiciga ah oo sida waayaaragnimada horay looga helay aaggaas sida: Abaaraha, Nabaadguurka, ayna adkaato si wax loo gaarsiiyo ama loogu gurmado dadka halkaas ku nool, si loola dagaallamo Saboolnimada, loogana faaiidaysto khayraadka badda, si ay u sahlanaato isu gudbinta badeecadaha badda iyo Birriga, loona fududeeyo Isgaarsiinta gaadiidka dhulka. Haddaba, iyadoo laga ambaqaadayo baahida korku xusan xusan ayaa waxaa shirar isdabajoog ah isugu yimid: Ganacsato, Odayaal, Aqoonyahano iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug, ayna tixgelin gaar ah siiyeen baaqyada joogtada ah ee ka imaanaya Jaaliyadaha reer Puntland ee dibedda. Waxaa u muuqatay in si deg-deg ah loogu hawlgalo wax ka qabadka jidka Gaalkacyo- Garacad. Markaa, waxaa la isla gartay in la tixraaco daraasado horey loo sameeyay, lana sameeyo daraasad ku jaangoosan awooddeena dhaqaale iyo in Hawgalka loo kala hormariyo hadba meesha ugu daran. Haddaba, iyadoo lagu hawlgelayo aragtiyaha kor ku xusan, waxaa lagamamaarmaan noqotay in la sameeyo xeer lagu fuliyo Mashruuca Waddada Garacad-Gaalkacyo (Wadaagsin) iyo Guddiyo qaada Masuuliyadda Mashruuca. Si loo ansixiyo Xeerka Mashruuca oo ay Goluhu diyaariyeen waxaa lagu qabtay shir dugsiga sare ee Cumar Samatar, 25 kii October 2001, ayna ka soo qayb galeen Isimo, Nabadoonno, waxgarad, aqoonyahanno, ganacsato, haween iyo dhallinyaro. Shirkaas waxaa la isla qaatay in mashruucaas ansax yahay sida ugu dhakhso badanna loo hirgeliyo. Waxaa kale oo shirkaas laga codsaday Golaha Isu-xil-qaamay Mashruucaan in ay barnaamijka soo dhammaystiraan, masuuliyddana qaadaan. XAALADDA WADDADU HADDA KU SUGAN TAHAY: . . . Waddadatooska ah ee Gaalkacyo-Garacad waa tan marta Galkacyo – Godad – Gacnafale oo aan hadda la isticmaalin, iyadoo looga cabsaday MIINO waxaa la maraa Gaalkacyo – Bacaadweyn – Gacnafale. Qorshaha samaynta waddada waxaa weeye in laga bilaabo Garacad – Jirriiban – Ballibusle – Gacnafale. Marka laga bixiyo Miinadana la dhammaystiro inta u dhaxaysa Gacnafale iyo Gaalkacyo oo ah wajiga ugu danbeeya ee hawsha. Waddadu waxay martaa dhul siman oo aan buuro lahayn, waa waddo goolado badan una baahan toosin. Dhererka waddadu waa sidan: o Gaalkacyo – Gacnafale 45km o Gacnafale – jirriiban 135km o Jirriiban – Garacad 70km DABEECADDA WADDADA WAXAY KA KOOBAN TAHAY 1. Ciid guduud oo ciid timid ah 2. Dhaqax Sali ah 3. Jay iyo ciid isku dhafab 4. Ciid cad oo timid 5. Ciid guduud iyo caddaan isku jira UJEEDOOYINKA MASHRUUCA: 1. Horumarinta dhaqaalaha Gobolka 2. La dagaalanka Saboolnimada 3. Ka hortagga nabaadguurka 4. In si sahlan loogu gurmado marka ay dhacaan musiibooyinka sida: abaaraha, cudurrada iwm 5. In la sahlo baahida khayraadka Badda oo aynu ka qatannahay 6. In la sahlo isgaarsiinta Gaadiidka 7. In la sahlo isu socodka Ganacsiga degaanka Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Timacaddeh Posted July 1, 2003 smith well done for once you dont talk garbage and bring us something positive about the noble somali's in puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 1, 2003 A.J T Me talk garbage never LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted July 2, 2003 So Smith, do you have some pictures of the project? Quote Share this post Link to post Share on other sites
guraad Posted July 2, 2003 I am looking forward to see road that links between sool and other cities and villages of puntland . Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Timacaddeh Posted July 2, 2003 since when is galkacyu or garacad in sool? must be a new thing!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
guraad Posted July 2, 2003 A.j , Dont you know that sool is state in puntland(by the choice of its people)? AND PUNTLAND IS PART OF SOMALIA. There is two things that we share with people in hergiysa 1)SIMALI BLOOD AND 2) ISLAM RELIGION. SO IF THEY WANT TO SEPARATE FROM OTHER SOMALIS WE HAVE ONLY ISLAM RELIGION TO LINK THEM WITH US . IN SHORT WE HAVE NO THING TO DO WITH SEPARATISTS . P.S: HERGIYSA CAN GO I HEAD AND SEPARATE BUT DONT CLAIM OTHER PEOPLS LANDS WHO WANT STAY WITH SOMALIA . PEACE Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 2, 2003 Mobb deep, check out the website www.mudugonline.com and Radiogalkacyu for an update on the project. It has everything from financing to the progress of the Road. Guraad, More roads will be built as the economy of the Puntland state increases. AJ.T SOOL is part of MUDUG as Bari is part of SANAG There are no barriers between the people of PUNT Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Timacaddeh Posted July 2, 2003 guraad simali blood??? what is that bro :confused: never heard about it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted July 2, 2003 A.T, I am afraid you are becoming the laughing stock on this prestigious forum. Please calm down. You are getting too hyper like SamiGyrl. Calm down bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Timacaddeh Posted July 2, 2003 mobb_deep bro, i am not getting hyper but people in here are tense and are easily offended i think it's good to have a bit of humour in here. good old bari_nomad has got a sarcastic humour that sometimes makes me laugh. i think there is nothing wrong with having a humour is there Quote Share this post Link to post Share on other sites
NinBrown Posted July 2, 2003 Smith excellent news.....this is what somali can do without a central government imagine with a government then. Well done to the Puntland adminstration. this road project is not just a new trade route...but Garacad town is scenic seaside resort in that part of Somalia.....so a holiday resort huh..LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
India Posted July 2, 2003 Mobb Deep When the joke is on the "Somli-Weyn", it is not a joke but when it is on Somaliland....it is acceptable huh? Funny walahi. I think it is your"camp" who needs to get a grip not the vice versa and maybe while you lot at it get a "personality" please! peace Dusty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted July 2, 2003 Angel love (this is what the warrior calls you), I wasn't talking about his jokes or anything. I was just trying to calm him down a little. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guraad Posted July 2, 2003 @ A.J.T , SO NOW YOU SATRTED CHECKING MY SPELLING ERRORS TO FIND SOME WRONGS ? LOL MAN YOU STARTED LOSING YOUR HAIR I GUESS YOU NEED TO SEE A DOCTOR LOL . LISTEN DUDE IF YOU SATRT SCRASHING MUCH YOUR HEAD AND ALL DAY LOOKING , LOOKING FOR WHO IS MAKING SPELLING ERRORS IN THE FORUM , YOU WILL END UP BALD HEAD . LOL . Quote Share this post Link to post Share on other sites