Haatu Posted April 17, 2010 I guess you've become a big fan of hers lately Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 17, 2010 I am fan of Aaliyah. Sado rocks too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 17, 2010 Somalia ninkii diidayaa magaca ha udaayo, Somalia ninkii diidayaa Dibada ha uguuro Waa hees cusub oo wadani ah ee qaaday Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Waa runtaa Saado Dadka iyo Dalka Somalia waa mid qudha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 18, 2010 http://www.aminarts.com/2010_SAADO.swf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted April 18, 2010 Saado Cali Warsame Oo Soo Saartay Hees Cusub Oo Magaceedu yahay "Dal Qudha" Lasanod Fanaada caanka ah ee Qaranka Somaaliyeed, Saado Cali Warsame ayaa waxay soo saartay hees kale oo ay ugu magacdartay "Dal Qudha" Hadaba farshaxanka Kartoonada ee Amiin Caamir ayaa sawir ku cabiray waxay xanbaarsanyihiin ereyada heestani. HALKAN KA DHAGEYSO HEESTII SOMALIA WAA DAL QUDHA IYO SAADO CALI (Clear Voice) Quote Share this post Link to post Share on other sites
FIDHIN Posted April 19, 2010 saado cali dalka aad sheegeyso aakhiro waxba kuma taraayo, ee iska toobad keen oo iska daa dabadan aad ruxdid ayeey,(my mum's mum is from ssc) Quote Share this post Link to post Share on other sites
FIDHIN Posted April 19, 2010 her songs divided somalia, now with her songs shes trying 2 divide somaliland, ayeeyo u dont do it like that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 19, 2010 saado cali and her nonsense again Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 19, 2010 Saado ali, waxa uu ficnaan lahaydh ini retire iska noqota all this consent calaacal about people who don't want to reunite with somalia isn't doing her any favours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 19, 2010 lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted April 19, 2010 maashaa allah very nice song, she is one of the greatest somali singers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2010 Heesuhu wa mamnuuc bu Emirka Al shabab axmed cabdi godane yidhi. Waleh somali ba dall qudh a noqon hees iyo kamman la qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 20, 2010 Somalia ninkii diidayaa Dibada ha uguuro is that why she moved outside ?? I still admire the lady ,,,,,, she got moves man ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 20, 2010 Originally posted by bilan: lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!! U sheeg siday tahay ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites