Thankful Posted December 8, 2009 Garowe Online Africa oil oo dib u bilaabeysa baarista shidaalka Puntland 8 Dec 8, 2009 - 12:59:34 PM WARSAXAFADEED Madaxa Africa Oil oo decument ku wareejinaya Madaxweynaha Puntland Wafti ka socda shirkada Africa Oil iyo Range Resource ayaa maanta 8 Dec, 2009 booqasho ku yimid magaalo madaxda Puntland ee Garowe kuwaasoo la kulmay Madaxweyne Cabdiraxman Maxamad Maxamud Faraole, xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo Barlamanka. Xubnahaan booqashada ku yimid Garowe ayaa waxaa hogaaminayey Madaxa shirkadda Africa Oil Keith Hill waxaana la socday Peter Landaul oo isaguna ah CEO Range Resurce. Madaxa agaasimaha shidaalka & macdanta Puntland & madaxa Africa Oil Wafitgaan ayaa xafiiska ku booqdey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole kadibna kulan balaaran la qaatey xubnaha Wasiirada iyo Barlamanka kuwaasoo ka tirsanaa guddi horey ula kulmi jirey shirkadahan kadib markii dowladda Puntland amartey in dib u eegis lagu sameeyo heshiisyadii ay la galeen dowladdii hore ee Puntland. Kulankaan ayaa waxaa warbixin ka bixiyey heerarkii ay soo mareen wadahadalka dowladda iyo shirkadaha shidaalka baarista madaxa hay’ada Ciise Maxamud Dholawaa isaga oo sheegey in la isku soo horfariistey goobo badan wadaxjood loola gol-leeyahay sidii wax looga badali lahaa heshiika ay horey ula galeen dowlada Puntland. Golayaasha dowladda oo la kulmaya xubnaha Africa Oil Wadahadalkan dib eegista heshiiska ayaa ka tarjumayey siyasada guud ee dowladda cusub ee Puntland kaas oo diiradda saarayey in shirkadaha shidaalka baara gadaal loo eego heshiisyadoodii iyo waxa ay horey uga qabteen Puntland. Heshiiska dib loola galey shirkadahaan ayaa madaxa hay’ada shidaalka iyo macdanta Puntland ku soo koobey warbixinta uu ka bixiyey kulankaan qodabadan hoos ku qoran: 1- In waqti, tabar iyo maal loo hurey sidii looga badali lahaa heshiisyada labada dhinac iyada oo ay ku baxdey lacag kor u dhaafeysa ilaa 100,000 USD taas ay qaateen qaareeno caalami ah oo aqoon dheer u leh arrimaha heshiisyada shidaalka. 2- Waxaa meesha laga saarey dhamaan qodobkii ahaa in qolo ama shirkad ay wadanka oo dhan leedahay badd iyo Barri-ba [ Exculisive Rights]. 3- In labada block ee harey oo shirkadahaan ka howlgali doonaan [ Dharoor iyo Nugaal Valley] gacanta shacabka ku soo noqdaan halsano gudahood boqolkiiba konton (50%) 4- In ay ka qayb qaadanayaan horumarinta arrimaha bulshada sida caafimadka, waxbarashada iyo nadafada biyaha. 5- In dib loogu wareejiyo dowladda Puntland dhamaan xogtii laga heley dooxada Dharor Valley & baaritaanadii horey looga sameeyey Nugal Valey iyo 6- In amaanka guud ee shirkadahaan gacanta ku hayn doonto dowladda Puntland taas oo horey u qoran jireen dadka ka howlgala howlaha amni sugida. Kulankaan ayaa waxaa sidoo kale ka hadley madaxa shirkada Africa Oil Keith Hill oo sheegey in ay ka go’antahay dib-u-bilabista howlaha baarista shidaalka isaga oo ku kalsoon in hurumar laga gaari doono islamarkana Puntland ka faa’ido doonto shaqaale iyo khayraad ahaan-ba. Keith ayaa xusey sidoo kale in hehsiiskaan cusub noqon doono mid wada shaqeyn ah [Partnership] kana duwanaan doono kuwii hore. Kulankan ayaa waxaa lagu sixixey heshiis ay dowladda Puntland ku ogolaatey in saamiga Africa boqolkiiba 15% u gudbin doonto shirkada cusub oo la yiraadho Lion Energy taasoo ka qayb qaadan doonta qodista shidaalka. Madaxa hay’adda shidaalka Puntland ayaa sheegey in manta 8 Dec,2009 laga bilaabo aysan jiri doonin wax qarsoon iyada oo wax-kabadalida qodobadaan la horgeyn doono golaha Wasiirada kadibna Barlamanka Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaan sixiixin qaybaha kale ee wax-kabadlida heshiiskaan madaama aysan weli ansaxin golayaasha dowladda halka shirkadda Africa Oil qalinka ku duugtey halkii ay ku leheyd sixiixeeda.. Xafiiska la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha saxaafada Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 8, 2009 A great day indeed, we have been waiting for a while now. Viva Puntland, Long live Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 8, 2009 ^^ Did you buy shares in Africa Oil like I advised you though? It's the only way you (personally) is going to profit from this, saaxib. Hurry and do it (if you didn't yet). Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 8, 2009 ^^^I did not buy it adeer, but thanks, I will benefit when I see the state emerging stronger now thats priceless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 8, 2009 President Faroole has given up on his waiting for Sharif Hotel tactic, which is a good thing at least, but there needs to be activity on the ground other wise the opposition will start soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 8, 2009 As long as there is peace the state is going to benefit, saaxib. Don't be a badow and start looking after yourself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 8, 2009 Originally posted by NGONGE: As long as there is peace the state is going to benefit, saaxib. Don't be a badow and start looking after yourself. No adeer its not all about money and Alhamdulilah I am content with my various projects right now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted December 9, 2009 The dawning of a new era for Puntland. Where the slogan will be "contruction not destruction" Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 9, 2009 ^^^There is no place for fakers like you in Puntland..Note that old boy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted December 9, 2009 General.Duke ask isa dholow where did his kamasaki motorcycle is? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 9, 2009 This is great indeed-ThankfulSP qouting Garoweonline without throwing accusations at it Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted December 9, 2009 it will be interesting too see puntland pursuing oil exploration in regions somaliland is also claiming as their land Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 9, 2009 Xafiiska la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha saxaafada Puntland AKA the President's son Quote Share this post Link to post Share on other sites