Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UN Troops Approved for Somalia

Recommended Posts

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qalinka Ku duugay in soomaaliya la keeno Ciidamo caalami ah taasoo ay sheegeen inay Bedeli doonaan Ciidamada Ururka Midowga afrika ee iminka qaarkood ku sugan Yihiin dalka soomaaliya gaar ahaan caasimada Muqdisho .

 

Qaramada Midoobay oo mudooyinkanba si weyn isha Ugu haysay xaalada ka taagan wadanka soomaaliya ayaa qaraar ay soo saareen waxay ku sheegeen in wadanka soomaaliya la geeyo ciidamo caalami ah waloow aysan carabaabin goorta iyo inta uu ka kooban yahay ciidankaasi .

 

Sidoo kale Qaraarkan kasoo baxay golaha amaanka ee QM ayaa lagu xusay In dib laysaga arki Doono Bisha june ee fooda inagu soo haysa iyadoo ay soo dhoweeyeen dowlado badan oo xiligan danaynaya arimaha soomaaliya.

 

Qaraarkan oo aan lagu Xusin Ciidamada Ethiopianka ee dalka soomaaliya Ku sugan ayaa tilmaan ka Bixiyey oo keliya in ciidamadan caalamiga ahi bedeli Doonaan oo keliya Ciidamada AMISOM ee Ururka Midowga afrika taasina ay meesha ka saartay in Ciidamada Ethiopia oo xiligan ay ka taagan yihiin khilaafka Ugu ba,an ee siyaasada soomaaliya ay tahay Joogitaanka Ciidamada Ethiopia oo iyagu gaysta xasuuq ka dhan ah shacabka Umada soomaaliyeed iyo siyaasad lagula dagaalamayo jiritaanka shacab weynaha soomaaliyeed .

 

 

 

 

AFnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this