Liibaan Posted March 23, 2010 AfNugaal.com: Afhayeenkla Beelaha D Oo Ugu Baaqay Dadka Reer SSC Inay La Dagaalamaan Somaliland Iyo Puntland Afhayeenka Ku Dhaqanka shareecada islaamka beelaha ******* sh,axmed c/laahi shanle oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in hadalkii kasoo yeeray gudoomiyaha muccaaridka kulmiye axmed maxamuud siilaanyo ee ahaa inaysan u dhaxayn wax dagaal siyaasadeed ah Gobolada sool ,sanaag iyo cayn uu yahay mid uu indhaha iska tirayo islamrkaana ku baabinayo dhibaatada lagu hayo dadka reer SSC . Sh,axmed c/laahi shanle ayaa intaasi ku daray inuu ugu baaqayo maamulada Somaliland iyo Puntland inay faraha kala baxaan gobolada sool ,sanaag iyo cayn islamrkaana ay mustqbalka la xisaabtami doonaan kuwa dhibaatada haya shacabka reer ssc oo ah labada maamul ee puntland iyo Somaliland . Sidoo kale afhayeenka ayaa shirkiisa jaraa,id kaga dhawaajiyey in maxaabiistii hore loo geeyey caynaba iyo kuwii dhowaan loo qaaday ber bera iyo mandheera aysan ilaawi doonin islamarakaana ay abuuri doonto colaad aan hadhin isagoo intaasi ku daray inay dadka reer Sool ,sanaag iyo cayn iska qaadaan heeryada Gumaysiga islamrkaana ka dagaalamaan arintaasi . Sh,axmed c/laahi shanle ayaa intaasi ku daray in dadka reer SSC ay ahaayeen dadkii la dagaalamay Gumaysigii ingriiska islamrkaana dalka ka xoreeyey Huwantii reer waqooyi iyo Gumaysigii is watey maantana looga baahan yahay inay iska xoreeyaan maamulada ka guranaya waxgaradkoodii islamrkaana u dhiibaya Cadowga Ethiopia . Hadalka afhayeenka ayaa kuso beegmaya xili uu habeenkii xalay uu saxaafada muqdisho ka sheegay gudoomiyaha xisbiga kumiye inaysan jirin wax dhibaato siyaasadeed ah oo u dhexeeya iyaga iyo Reer SSC islamrkaana ay isku mid yihiin waa siduu hadalka u dhigaye isalmarkaana ay magaalada laascaanood dhowaan laga qaaday maxaabiis jeelka laascaanood ku xidhnayd oo gaaraya ilaa 9-maxbuus islamrkaana loo dhaadhiciyey jeelka mandheera iyo ber bera Xafiiska Muqdisho Info@afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 23, 2010 So this terrorist calls for war nothing new Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted March 23, 2010 This warlord call for war few months ago as well. tolow magaca "sheikh" miyuu iibsaday lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 24, 2010 Let me elaborate this a little bit: oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho and Inay La Dagaalamaan Somaliland and he is supposedly the: Afhayeenka Ku Dhaqanka shareecada islaamka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 24, 2010 Originally posted by Qudhac: This warlord call for war few months ago as well. tolow magaca "sheikh" miyuu iibsaday lool It goes with the day. Nowadays, to declare a war, you need to have a Sheikh title. Didn't you hear, the Drama about "War Sheekh Qarxiyoow, Sheikh kaboode ayaa kugu soo socda oo ka badbaaday miinadii Sheikh Aase, ee u dig oo qarxi,war u dig! Anyway, Sheikh or no Sheikh, it seems Somaliland is in for a tough time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 24, 2010 ^ ^ As always ,,, but remember "we're always the winners" ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites