Sign in to follow this  
Emperor

Ugandan troops arrive Mogadishu with Algerian Airplanes: Pics

Recommended Posts

Emperor   

Qeyb ka mid ah ciidamada Uganda oo ka soo dagay Muqdisho

 

Mogadishu 06, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda Midowga Africa oo wata qalab militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

 

Qeyb ka mid ah Ciidamada dalka Uganda oo wata qalab Militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

 

Ciidamaan ayaa waxa ay ku yimaadeen Aira porka iyaga iyo qalabkooda ilaa 3 diyaaradood oo kuwa Militariga sida ay sheegeen wariyeyaal ka tirsan shabelle oo ku sugan halkaasi.

 

Diyaaradaha ay ku yimaadeen ciidamada Uganda ayaa waxaa ku dhagan astaanta ciidamada cirka ee dalka Aljeria

 

Tirada ciidamada Uganda ee ilaa iyo haatan soo gaartay garoonka Muqdisho ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 120 askari oo wata dabaabaad, iyadoo ciidamadaasi ay ku hubeysan yihiin qoryaha AK47.

 

Ciidamadan ayaa waxaa la wareegay Mas'uulka Midowga afrika ugu qeybsan arimaha Somalia oo la yiraahdo Max'ed Cali Foomka, iyadoo calanka Midowga Afrika halkaasi laga taagay.

 

Afhayeenka ciidamada Uganda Dady anakunda oo la socday ciidamadii Uganda ee yimid oo shabelle ugu waramay gudaha Garoonka ayaa waxa uu sheegay in aysan u imaan Somalia in ay la dagaalamaan Somalida balse ay u yimaadeen in ay caawiyaan Somalida sidii ay u heli lahaayeen xasilooni iyo kala dambeyn.

 

Xaflad soo dhaweyn ah ayaa ka soconeysa gudaha Airaporka, iyadoo xafladdaasi ay ka qeybqaadanayaan Mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda KMg ah ee Somalia iyo qaar ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho.

 

Amaanka wadooyinka gala Airaporka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la xadiday dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadka inta ay ka soo dagayaan ciidamada Uganda oo qeybtoodii ugu horeysay soo gaartay caasimadda.

 

Ciidamada Uganda ee soo gaaray Airaporka ayaa waxa ay wataan dhowr gawaarida dagaalka oo ay ka mid yihiin beebayaal iyo taankiy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Yeah Sxb, you are right Jacaylbaro this is what shabelle reports

 

Ilaa 8 madfac oo lala beegsaday Garoonka Muqdisho06,March,07

Madaafiic ayaa lagu weeraray garoonka magaalada Muqdisho xilli ay socotay xaflad lagu soo dhaweynayay ciidamada Uganda oo maanta soo gaaray Muqdisho, iyadoo wali aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

uganda4.jpg

 

Taliban, Somalia is a member of the AU, hence forget the occupation nonsence, the AU can not occupy one of its own. :D

 

The troops have come, the noise the mortars injured no one, even though they hit resedential areas near the airport...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Anigu horaan usheegay. There is a saying, which says. "Qofkii Jimcaha waalanaya Khamiista ayuu soo taffa xaytaa" LoooL@ Another Occupation!!

 

PS:-

 

Bring more pics, and each should be underlined with "another Occupation". Im sure, they will get tired :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

Somalia is a member of the AU, hence forget the occupation nonsence, the AU can not occupy one of its own.

Somalia lacks a legitimate government, since the TFG is a foreign government. Since the AU is aiding a foreign government and occupiers, it's an occupying entity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this