Emperor Posted March 6, 2007 Qeyb ka mid ah ciidamada Uganda oo ka soo dagay Muqdisho Mogadishu 06, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda Midowga Africa oo wata qalab militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Qeyb ka mid ah Ciidamada dalka Uganda oo wata qalab Militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ciidamaan ayaa waxa ay ku yimaadeen Aira porka iyaga iyo qalabkooda ilaa 3 diyaaradood oo kuwa Militariga sida ay sheegeen wariyeyaal ka tirsan shabelle oo ku sugan halkaasi. Diyaaradaha ay ku yimaadeen ciidamada Uganda ayaa waxaa ku dhagan astaanta ciidamada cirka ee dalka Aljeria Tirada ciidamada Uganda ee ilaa iyo haatan soo gaartay garoonka Muqdisho ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 120 askari oo wata dabaabaad, iyadoo ciidamadaasi ay ku hubeysan yihiin qoryaha AK47. Ciidamadan ayaa waxaa la wareegay Mas'uulka Midowga afrika ugu qeybsan arimaha Somalia oo la yiraahdo Max'ed Cali Foomka, iyadoo calanka Midowga Afrika halkaasi laga taagay. Afhayeenka ciidamada Uganda Dady anakunda oo la socday ciidamadii Uganda ee yimid oo shabelle ugu waramay gudaha Garoonka ayaa waxa uu sheegay in aysan u imaan Somalia in ay la dagaalamaan Somalida balse ay u yimaadeen in ay caawiyaan Somalida sidii ay u heli lahaayeen xasilooni iyo kala dambeyn. Xaflad soo dhaweyn ah ayaa ka soconeysa gudaha Airaporka, iyadoo xafladdaasi ay ka qeybqaadanayaan Mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda KMg ah ee Somalia iyo qaar ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho. Amaanka wadooyinka gala Airaporka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la xadiday dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadka inta ay ka soo dagayaan ciidamada Uganda oo qeybtoodii ugu horeysay soo gaartay caasimadda. Ciidamada Uganda ee soo gaaray Airaporka ayaa waxa ay wataan dhowr gawaarida dagaalka oo ay ka mid yihiin beebayaal iyo taankiy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 6, 2007 MORTARS FIRED AT MOGADISHU AIRPORT AFTER UGANDAN PEACEKEEPERS LAND IN SOMALIA-REUTERS REPORTER Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted March 6, 2007 Yeah Sxb, you are right Jacaylbaro this is what shabelle reports Ilaa 8 madfac oo lala beegsaday Garoonka Muqdisho06,March,07 Madaafiic ayaa lagu weeraray garoonka magaalada Muqdisho xilli ay socotay xaflad lagu soo dhaweynayay ciidamada Uganda oo maanta soo gaaray Muqdisho, iyadoo wali aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 6, 2007 Originally posted by Emperor: Another flag of the occupation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 6, 2007 Is this better than the ethios ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 Taliban, Somalia is a member of the AU, hence forget the occupation nonsence, the AU can not occupy one of its own. The troops have come, the noise the mortars injured no one, even though they hit resedential areas near the airport... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 Ethiopia, Kenya, Yemen, Uganda, Algeria all want to occupy Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted March 6, 2007 Anigu horaan usheegay. There is a saying, which says. "Qofkii Jimcaha waalanaya Khamiista ayuu soo taffa xaytaa" LoooL@ Another Occupation!! PS:- Bring more pics, and each should be underlined with "another Occupation". Im sure, they will get tired Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 Our ancient enemies the Amxaro in Mogadishu ooh these are Ugandans, well they are black, so and so Haile Salaise's troops landing in Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 Welcoming the AU occupation these people should be all shott Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 6, 2007 another flag of occupation take it down people Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 6, 2007 Originally posted by General Duke: Somalia is a member of the AU, hence forget the occupation nonsence, the AU can not occupy one of its own. Somalia lacks a legitimate government, since the TFG is a foreign government. Since the AU is aiding a foreign government and occupiers, it's an occupying entity. Quote Share this post Link to post Share on other sites