Sign in to follow this  
Xaq

Gacmadheere trying to take Nuur Cade's position

Recommended Posts

Xaq   

http://www.waagacusub.com/news/21.11.08.2.htm

Gacmodheere oo dabaaldegyo ka wado Nairobi.

 

Nayrobi 21 November /2008 Waagacusub.com

 

 

Xildhibaan Mohamed Mohamud Gacmodheere ayaa dabaal degyo qarsoon ka wado Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,wuxuuna bilaabay qado sharafeedyo uu si kala gooni gooniya ugu sameeynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federalka Somalia iyo diblomaasiyiin ajnabi.

 

Xildhibaanka oo hore looga eryay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Xukumadda Federalka wuxuu dadka uu la kulmayo ugu hambalyeeynayaa inuu yahay Ra'isulwasaaraha cusub ee Federalka Somalia.

 

"Nuur Cadde waxay ugu egtahay 21 November 2008,wuxuu jirsaday sanad,Madaxweyne Yuusuf aniga ayuu marka la rido i soo magacaabayaa maxaa yeelay shalay ayuu qaldamay,sidaas darteed waxaan idinka codsanayaa inaad igu gacansiisaan meelmarinta hindiseyaasheeyda cusub" ayuu kula hadlay Gacmodheere,dadkii uu Casuumadaha u fidiyay.

 

Lama hubo Gacmodheere inay dhab u noqon doonto riyadiisa siyaasadeed,wuxuuna walaaca jira yahay Madaxweyne Yuusuf oo hal lug ku taagan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qoysataye Yaa Kuu Xiiri........Duqa C/llaahi baaba meesha lagu tuurayaa walba in isaga lagu beddelo muu isku soo taago...

 

Gacmadheere weligaaba meel xun baad joogtey...

 

By the way waagacusub warkooda mar walba lama rumeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ The same Waagacusub ayaan dhaweed waxey lahaayeen nin Tigree ah baa Soomaaliya u noqonayo madaxweyne oo badalayo Yeey.

 

Talaw ma naceeb Yeey loo qabaa heerkaas gaartey, maan fahmin anigu

 

 

Waa markaas qosol dartiis uga faniinay kursiga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this