Sign in to follow this  
General Duke

Clan media : hype Al Shabaab attacks and then mourn losses of civilains?

Recommended Posts

Muqdisho oo caawa lagu afriyey madaafiic aan kala golayen(Dhimashda oo kor u dhafeysa 20qof)

Muqdisho

 

Dadka reer Muqdisho oo aduunka korkiisa lagu dhan dhansiiyey cadaabkii ilaahay kadib markii 18sano wax aan dhamaan ilaahay qoorta u galiyey iyadoona taa ugu wacantahay iyagoo aan helen madax naxariisbadan marka laga reebo kuwa uun dagaal ku hogaamiyo

 

Shacabka Masaakiinta ee la tacalayo noloshooda ayaa hadana waxaa ugu darsamay colaad iyo xarig jiid aan laheyn dhamaad .

 

Madaafiicdii bilaabatay 4 galabnimo ayaa xiligaan ku socota ay Muqdisho tahay shantii galabnimo oo Rubac dhiman,waxaa xaafadaha Hodan ,Howlwadaagl,Gubta iyo Wradhiigley madaafiic iyadoona meydadka ay isasaaran ee ku habsadeen madaafiicda aan laheyn naxariista iyadoona dhimashada kaliyaha ay cagacageyneysa 20 qof halka dhaawac uu ka badanyahay 100 laal

 

Dadkaan oo sooman ayaan wax naxariis ah ka helen xoogaga ku hertamayo siyaasada Soomaliya iyadoo xataa la xurmeyn waayey bisha barakeysan ee Rabadaan taana waxay keentay maanta in meydadka dadka Soman lakala qaadi layahay .

 

Madaafiicda lagu garaacayo xaafada Muqdisho ayaa waxaa soo ridayo DFKMG iyadoona jaawab ay u tahay kuwa ay xoogaga Alshabaab ku garacayaan eraboorka caalamiga .

 

Dadka reer Muqdisho ayaa laga jaaseynayaa danbi ay horey uga galeen Soomalida kale kuwaa ay baneysteen dhiigooda iyo maalkooda

utter rubish and clanist nonsence to hide the fact that the people are being

 

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Muqdisho Somalia

dayniilecom@hotmail.com

deyniilenews@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadka reer Muqdisho ayaa laga jaaseynayaa danbi ay horey uga galeen Soomalida kale kuwaa ay baneysteen dhiigooda iyo maalkooda

utter rubish and clanist nonsence to hide the fact that the people are being used as human shileds.

 

Mogadishu people did not do anything, IndaCade, Xasan Dahir & the likes of Musa Sudi did everything

 

Al Shabaab send mortars to the airport from civilian areas and then complain when civilains die in the exchange.

 

Why did Al Shabaab not take over the airport? Instead of sending silly mortars into it from civilain areas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this