Kamaavi Posted October 5, 2010 Wasiirkii hore ee Arimaha dibada ee Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa gebi ahaanba baneeyey saaxada siyaasadeed ee dalka Ethiopia kadib kolkii uu nasiib u waayey inuu kamid noqdo gudiga fulinta ee xisbiga EPRDF, islamarkaana maanta uu ka muuqan waayey liiska cusub ee golaha wasiirada. Seyoum Mesfin ayaa ahaa ninka labaad ee jaangooya siyaasada Ethiopia isagoo mudo 18 sanno ah hagayey siyaasada arimaha dibada ee Ethiopia. Wuxuuna doorashadii kahor ahaa ragga ay ka go'do siyaasada Itoobiya. Booskii Mesfin ayaa lagu badalay Hailemariam Desalegn oo ah nin kasoo jeeda shucuubta koonfureed isla markaana ah kuxigeenka Meles Zenawi. Si dhab ah looma oga maqnaashaha Seyoum Mesfin ee golaha wasiirada iyo xisbiga EPRDF inay kutimid rabitaankiisa iyo in isbadal kuyimid siyaasadii gudaha ee TPLF. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 5, 2010 loooooooooooooool! miyaad maqashay in Meles uu yidhi nin ***** ah oo ****** ah oo Admiral Osman is xigaan ha la ii keeno and that is why the kid Abdirahman Gurey is the new Minister of Trade? He is also pushing for Xalane to be the new PM of Somalia, mainly because he thinks that will deprive ONLF of Nuune's clan support. Lool! the guy is really feeling the heat. But it can be an opportunity where he may be preparing himself to make real political concessions so that the REAL ONLF can enter into a real peace deal. Fingers crossed. [ October 05, 2010, 01:27 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 5, 2010 Loooooool. Welcome back, garaad. Si buuxda noogu waran. Maxaa u danbeeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted October 5, 2010 19 years buu jagadaa so haystay waa yaab. Xalanle wuxuu ku jiraa jeebka meles wuxuu is leeyahay ciidamada gandi kaga hor tag kan ay isku beesha yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 5, 2010 Ferguson, whats the change in the cabinet line up? Who gets what. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted October 5, 2010 Ferguson Xabashidii soo kay ku jabtay Shinile iyo Jigjiga...Kilil5.com waxay soo qortay ONLF 3 dhufeys bay soo jabisay oo kala ahaa Xabashida,Dabaqadoodhi degaan iyo kuwa kale laakiin liyuu police way iska caabiyeen ciidamadii onlf kkk oo kobtay Itopiya ku jabtay maxaa liyuu fadhiisiyay taas markaa waxay markhaati u tahay Guushii shinile ee ciidankii xadka taabtay ka gaadheen Itoopiya. Gari'goana Saalax Dambile Xamari Ciidamadii Jwxo baa dul fadhiistay markaa isagu cabsi xeryaha ciidamaduu fadhiyaa ee Qabridahar oo nabadii shirqoolka kobtaasay ku ekeyd...free ticketku wuu dhamaaday hadana waa JWXO vs Itoopiya...guushana gobanimadoonkaa leh. intaasan war hayaa maxaa cusub? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 5, 2010 Originally posted by Colonel Ali Sabarey: He is also pushing for Xalane to be the new PM of Somalia, mainly because he thinks that will deprive ONLF of Nuune's clan support. I know now that Nuune is from Afdheer region Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 5, 2010 Colonel Ali Sabarey aka Aw Tusbaxle, Friends who come back from Addis peace talks briefed me, and the info they gave about the current development/demographic stats of the region is astounding. 11 thousand teachers, 780, 000 k-12 students, a 6000 capacity university [only about 600 students are Somalis, they noted), and numerous research and development entities [mainly agriculture related], newly paved roads that cut the travel time between major cities in 70% … It’s the Jigjiga University that Puntland got 100 scholarships. Adiga iyo Abdiladiifba wax badan baad iga qariseen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted October 5, 2010 Xiinfiniin Bilaash laguma helin waxa hada uu oogu kaca inuu Jaamacad iyo wado dhiso markuu arkay siyaasadii xasuuqa,kufsiga,dhaca, iyo degmooyinkoo la gubo inay keentay in shacabkii raadsado xaqiisa oo iska caabiyaan ciidamada duulanka ee TPLF. I tell you Meles is scared and soon he will make concesions to the forces of Xoriyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 5, 2010 Lol @ xiini Jabhad, garaadka inaan hordhaco ma rabo. Wax fahan. Duke, saxiib kobtan guji. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 5, 2010 ^What is Hailemariam Dessalegn from? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 5, 2010 ^Pardon again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted October 5, 2010 ^ wuxuu kasoo jeeda dad la yidhaahdo Walayta degana gobolada koonfureed ee Itoopiya loona yaqano southern nations peoples.Apparently waa doqon la iska wato oona ahayn nin aqoon leh. Clearly Meles is putting up minorities he can control in positions of importance whilst holding down Oromo and amhara who pose a real threat.We will see more TPLF disapper into the backrooms rather than in the public face where they will be running the country from. A good article about emerging TPLF formula for dominance. http://www.ethiopianreview.com/articles/33350 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 5, 2010 http://jowhar.com/news.php?readmore=1768 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 5, 2010 Originally posted by Abwaan: http://jowhar.com/news.php?readmore=1768 Jowhar got mostly right. You might not need A&T's analysis. Quote Share this post Link to post Share on other sites