Sign in to follow this  
General Duke

Recognize secessionists lose big time; Case of [Ximan iyo Xeeb]

Recommended Posts

u_21083d_2010-10-3-1-10-43f_tiiceey.jpg

Tiicey, the man who mistook his Village for a State & recognised "Somaliland"

Magaalada Cadaado ayaa waxa gacanta ugu hayay maamulka Ximan iyo Xeeb.

 

Afhayeen u hadlay Ahlu Sunna Wal Jameeca ayaa waxa uu sheegay in ay u soo gurmadeen magaalada Cadaado oo uu sheegay inay joogeen wax uu ugu yeeray kooxo Khawaariij ah oo uu yiri waxa ay dhibaato ku hayeen dadka deegaan.

 

Maxamed Aadan Tiiceey oo madax u ah maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in kooxo doonaya inay qasaan xasiloonida deegaanka ay weerar ku soo qaadeen, haatanna ay ku jiraan is difaac.

 

Lama oga khasaaraha guud ee uu geystay dagaalka halkaasi ka dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

u_21083d_2010-10-3-1-10-43f_tiiceey.jpg

 

 

quote:

Arrinta jiritaanka Somaliland waxaan u arkaa muqaddas, sababtoo ah dimuqraadiyaddu waa wuxuu shacbku rabo, hadday shacbku dawladnimadooda rabaan cid u diidi kartaa ma jirto, 20-kii sanno ee la soo dhaafay shacabka Somaliland inay ka sii horumaraan halkay joogan mooyee waxba dib ugama dhicin, waxaan qabaa in caalamku indho gaara ku eego oo rabitaanka shacbku wuxuu yahay la tixgeliyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo(Puntlandi.com) Maleeshiyaad ka duuley koonfurta Gaalkacyo oo uu horkacayo Cabdishugri Ali Xirsi ayaa saaka lawawareegey magaalada cadaado ka dib dagaal culus oo halkaas ka dhacey, dagaalka ayaa saaka aroornimadii ka bilowdey degmada Godinlabe ka dibna waxaa la isla aadey dhinaca Cadaado,halkaasoo ay ciidamada uu horkacayo Cabdishugri ay gacanta ku dhigeen Godinlabe iyo Cadaado.

 

Abdi Shukri is expanding his base, so much for Tiicay, and his nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this