Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: President Yusuf recieves huge welcome and holds meetings

Recommended Posts

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somaaliya oo Shirar kala Goon Gooni ah uga Socdaan Caasimada Dalka Kenya Ee Nairobi

 

Somaliweyn , Khamiis, August 16, 2007 SMC

 

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed oo soo gaaray caasimada dalka Kenya ee Nairobi aya si diiran loogu soo dhaweeyey markuu kasoo dagayey Garoonka caalamiga ah ee Jomma Kenyatta International Airport iyadoo Soo Dhaweynta Madaxweynaha ay si habsamileh uga wada qayb qaateen Masuuliyiin katirsan dawlada Somaaliya iyo Dowlada Goboleedka Somaaliyeed ee Puntland sidoo kale Soo Dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qayb qaatay dad weyne Somalaiyeed oo soo wada qaatay Maryo u eg Calanka Jamhuuriyada Somaaliya.

 

Madaxweynaha ayaa markuu soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa waxa uu shirar is daba joog ah la yeeshay masuulyiin kale duwan isgaoona sidoo kale la shiray Madax kasocota dawlada Maraykanka isagoona shirkaas uu aha amid aan loo ogolayn Saxaafada oo ay Al baabadu uxirnaayeen Madaxweynaha iya ragaas ayaa la sheegayaa in ay kawada hadleen Arimo dan u Ah Dad ka iyo dalka Somaaliya.

 

 

 

 

 

Warar Hosaad soo baxaya ayaa sheegaya markuu Madaxweynuhu dhamaysto shirar kiisa in uu ugudbi doono dalka Ingiriiska Gaar ahaan caasimada Dalkaas ee Lonodon iyadoona ana la shaacin waxa uu madaxweynuhu Lonodon ka doonayo, Dhan ka kale waxaa magaalada Nairobi kusugan R/wasaaraha Dalka Somaaliya Cali Maxamed Geedi isagoona la filaayo in Maalmaha soo socda dib ugu Laabto Dalka Somaaliya gaar Ahaan caasimada Muqdisho

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Nairobi/Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this