General Duke Posted September 2, 2007 Somaliland Oo Ogolaatay In Baasaborka Cusub Lagu Soogeli Karo Hargeisa (Hargeisa}2.9-7 Dowlada kumeelgaadhka ah ee somalia iyo hogaamiyayaasha ismaamulka labaxay somaliland iyo waliba madaxda shirkadaha duulimaadyada oo isku waafaqy in baasaboorka cusub ee somalia lagu tegi karo magaalooyinka hoos yimaada maamulka lamagac baxay somaliland........................... fasaxaadan ayaa timi kadib wixii ka danbeeyay markii waaxda socdaalka ee duulimaadyada ee dowlada somalia masuuliyiinta maamulka labaxay somaliland iyo madaxda shirkadaha duulimaadyada aywada kulmeen oo ay wada hadleen. sababa dhaliyay in dowlada kumeelgaadhka ah ay xanibto ama ay joojiso diyaaradihii tegi lahaa magaalooyinka hoos yimaada maamulka labaxay somaliland gaar ahaan hargeisa iyo berbera safaradii ay ku tegi jireen waxaa kamid ahaa eedeyn dowlada federaalka ay dusha kaga tuurtay maamulka labaxay somaliland oo ku aadan in maamulka somaliland uu ku xadgudbay shuruucda cusub ee baasaboorka dowlada somalia iyo arimo badan oo doora. sidoo kale somaliland ayaa amartay cidii lagu arko baasaboorka cusub ee dowlada somalia inay ku xukumayso 8 sanadood oo xadhig ah iyo ganaax lacageed qodobkan oo ahaa kii muranka weyn dhaliyay ayaa haatan ay somaliland kasoo dabacday waxayna wararku sheegayaan in wada hadal dheer kadib ay dowlada federaalka somalia iyo maamulka isku magacaabay somaliland isla ogolaadeen in arinka laxaliyo..................... .widhwidhonline@gmail.com Widhwidh Online News Desk..Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 2, 2007 Dulimadyada oo xayirada laga qaadey 2 Sep 2, 2007 - 6:44:06 AM Waxaa maanta dib loo fasaxay xayiraadii mudada todobaadka aheyd saarneyd duulimadyada diyaaraddaha ay ku tagi jireen deegaanada Woqoyi galbeed ee Somaliya sida uu shegay Taliyaha waxda socdalka iyo Jinsiyadaha Cabdullahi Gafow Maxamud. Taliyaha wuxuu sheegay in kulamo ay horey ula yeesheen maamulada shirkaddaha diyaaradaha ay ku dhamaadeen isfaham la’aan la xiriirtay sameynta document-yada loo sameeyo dhoofayaasha aadaya gobolada Waqooyiga Soomaaliya. Md. Gaafow wuxuu intaa raaaciyay in laga bilaabo maantaba dib loo furay duulimaadyadii diyaaradaha taasoo ay isku afgarteen mas’uuliyiinta shirkaddaha iyo waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha. Dhowaan ayey aheyd markii waaxda socdaalka ay joojisay diyraddaha aadaya Somaliland oo lagu eedeeyay iney rakaabka u sameeyaan waraaqaha Go Home-ka taasoo ay shaqo ku leedahay waaxda socdaalka. Garaowe Online,Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 2, 2007 The only recognised government of Somalia will have an davantage over clown courts and secessionists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 2, 2007 Adeer no need to write all those words. Just the fact that the only Somali passport that will work is that produced TFG. Like it or not saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 2, 2007 aaxah! thats hurts. some folks just dont know where not to stick their necks in...! i feel your pain dukie...! just say xalal caliik! lol... i heard thats works like a pain killer sometimes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 2, 2007 Adeer when the big boys are talking the young ones need to stay quite. Nah talka way lad. Oodweyne, no lie adeer you will be forced as part of Somalia to use the Federal Passport, the electronic one. As for your "nation" its all an illusion. lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 2, 2007 ^Somaliland republic is a day dream loooooooooooool @ rudy Im not laughing because of any joke you made but simply coudn't figure out what you wrote... All I understood is Duke's pain and the advice, xalal caliik, loooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted September 3, 2007 i was tryna say xalak caliik works like a pain killer! lool. since oody choped his head off. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2007 loooooooooool@widhwidh ..... the source name is enough for me ,, hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted September 3, 2007 ^^Duke's been(Falsehood) is busted...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted September 3, 2007 :rolleyes: Seriously this is getting silly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 3, 2007 Oodweyne, At the risk of disrupting your duel with Duke here or seeming to be on his side, I can't help but wonder at the wisdom behind refusing to allow TFG passport carriers from entering Somaliland! I'm sure you're fully aware that many people hailing from Somaliland but live in various Arab countries are forced (for lack of an alternative) to use the TFG passport. How then does the Somaliland administration propose to deal with such people if (as you say) it refuses entry to any TFG document carriers into Somaliland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2007 very silly indeed ....... what else do u expect some sources like widhwidh ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
QabiilDiid Posted September 3, 2007 Originally posted by NGONGE: Oodweyne, At the risk of disrupting your duel with Duke here or seeming to be on his side, I can't help but wonder at the wisdom behind refusing to allow TFG passport carriers from entering Somaliland! I'm sure you're fully aware that many people hailing from Somaliland but live in various Arab countries are forced (for lack of an alternative) to use the TFG passport. How then does the Somaliland administration propose to deal with such people if (as you say) it refuses entry to any TFG document carriers into Somaliland? WAA LABO MID KUU DARAN and he will never know which one is which.. I would be guffawing all the way to Daami if I see Mr. Oodweyne taking Citizenship Oath to qualify for getting the e-passport from the Somali government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 3, 2007 No we don't need the e-passport (ethiopian passport) ... we have our own passport. Israel will accept it and soon will see Arabs is daba yaacaya and recognizing it In general, it is a political issue rather than practical if you know what i mean. Quote Share this post Link to post Share on other sites