Ex-Xisbiga Posted February 15, 2007 WAR DEG-DEG AH!!! Madaxweynaha Somaliland Mdane Dahir Riyaale Kahin Oo Daboolka Ka Qaaday Markii Ugu Horeysay Inuu Isku Soo Sharaxayo Tartanka Doorashada Madaxweynanimada ee 2008-ka (Madaxweyne Rayaale ) 2007-02-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(VOA): Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md, Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyey inuu markale isku soo sharaxayo jagada madaxweynanimada ee doorashooyinka 2008-ka, sidaa waxa uu madaxweynuhu ku sheegey wareysi uu siiyey sacaado kaa hore idaaca ku hadasha Afka Soomaaliga ee Vioce of Amerika, kaas oo uu la yeeshay weriye magaciisa la yihaahdo Cali cabdi Xaraare. Waxaanu madaxweynhu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay xidhiidhka iyaga iyo Jabuuti ka dhaxeeyaa, iyo Somaliland iyo Jabuuti iyo Xaalada hada ka taagan Soomaaliyaa.sida waxa maanta daabacay wargeysaka Haatuf ee madaxa banana Doorashooyinka madaxweynanimo ee Somaliland oo ay hada ka hadhsan tahay mudoo sanad ah ayaa waxa uu madaxweyne Rayaale ka sanqadhiyey inuu marlabaad isku soo taagidoono, doorashada sanadka soo socda, waxaanu yidhi “Xaq ayaan u leeyahay inaan mar labaad isa soo sharaxo sida uu dasduurku qorayo, wax iidiidayaana ma jiro waana caadi taas” Su’aasha in la xuso mudan ayaa waxay tahay qaabkee ayey leegtahay kalsoonida madaxweyne Rayaale kaga adkaan karo dadka uu la tartamayo, isagoo arrintaa ka jawaabayana waxa uu yidhi “Kalsoonidu waxay ku xidhan tahay dadka, anigu markastaaba markaan doorashada hore galayey inaan aniga uun helayo kumaan talogelin” Weriye, Mustafe-janaale Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 15, 2007 ^^^The man deserves a second chance, he has done great things.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^Like what? He will lose easily if the elections go smoothly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 15, 2007 ^^^Riyaale to win is my first choice and Faisal Warrabe is my second.. Riyaale for 2008.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^ You sure you want to see Faisal as a leader? I think neither of them will win, it's probably going to be Silanyo. However, I wish I could see people like Dr. Gaboose as a leader. He would be a perfect fit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 15, 2007 ^^I think we should start our own political party in SL. What do you think badda cass? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^ You know what, this isn't the first time I thought about this, but I am all for it. What to name it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 15, 2007 Goormee waaye doorashada? Is it every five years? Really, shan sano maa kasoo wareegatay the last one? Darn, waqtiga roor badanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^ It was conducted in 2003, so yeah it almost is 5 years now. Waqtigu wa sidaas, we are getting closer to death every minute of it, and the universe is approaching its finale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 15, 2007 Originally posted by Shucayb: ^ You know what, this isn't the first time I thought about this, but I am all for it. What to name it? Xizbullah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 15, 2007 VIVA RAYAALE ,,,,,,,,,,,,,,, I'M VOTING FOR HIM ,,, I DON'T LIKE SIILAANYO AND FAYSAL TO BE DA PRESIDENT ,,,,,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 15, 2007 ^ Wallee inaadan ku dhicin. not Faisal either. Northerner, Xizbullah? that is good, but let us be original and keep the names in somali. brainstorm for more... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 15, 2007 lets just hope in aan meesha la boobin like last time. The mysterious box with 80 votes inside? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 15, 2007 that was a tough one right ??? ,,,,,,,, for da moment i don't know someone who is better than Rayaale ,,,,,,, the rest are just iimaanlaawayaal to me ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 15, 2007 ^^i bet you had something to do with it (the mysterious box) Quote Share this post Link to post Share on other sites