Sign in to follow this  
General Duke

Eritria [Tigray] supporting the courts?

Recommended Posts

Here is the motivating factor for the Tigray in Adis, the Tigray in Asmara..

 

Dowlada Ereteriya oo Ciidamo u soo diraysa Soomaaliya

E-MAIL THIS PRINT THIS

 

 

Abdulgadir M Osman Email: somec3@yahoo.com

 

Eritrea Flag

 

Waxaa muuqata saan saan ah in colaadii u dhexeysay Ereteriya iyo Itoobiya ay u soo weecatay dhinaca Soomaaliya ka dib markii ciidamo xabashi ah oo aad u hubeysan ay soo galeen magaalada baydhabo.

 

Waxaa la sheegay in ciidamadaasi ay doonayaan in ay difaacaan Dowlad Federaalka hase yeeshee Dowlada Ereteriya ayaa iyadu ku dhawaaqday in Soomaliya ay direyso ciidamo kana dejin doonto qaar ka mid ah Gobalada Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Dowlada Itoobiya ay ku xadgudubtay xeerarkii u yiilay wadamada IGAD.

 

''' Waxaa la isla ogaa in ciidamo wadajira oo ka socda IGAD loo soo diro Soomaaliya, waxaase arrintaasi ku xadgudbay Dowlada Itoobiya, marka wax anaga noo diidaya ma jiraan in aan Soomaaliya u dirno ciidamo''' ayuu yiri afhayeen u hadlay wasaarada arimaha Dibada ee Dowlada Ereteriya.

 

dhinaca kale dowlada Jabuuti ayaa wal wal iyo walaac ka muujisay faragelinta lagu hayo arrimaha Soomaliya, waxayna ka digtay in arrintaasi ay keeni karto cawaaqib xumo saameyn ku yeelata wadamada Geeska Afrika.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this