Cowke Posted October 4, 2009 Nairobi:- shirkii la filayey in uu furmo mudo, ayaa hadda si toos ah uga socda magaalada Nairobi ee beelaha SSC oo jawi wanaagsan ku bilowmay haddaanu nahay Jidbaale waxaanu si toos ah usoo gudbin doonaa Waraysiyo iyo sawiro iyo warbixin dheer oo inooga waramaysa habsami u socodka shirka Qadar yar ka dib Insha-allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 4, 2009 Maxay ka shiirayaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 4, 2009 ^^ dee dannahooda ayee ka shirayaan! Xaaji, waan ujeydaa inaad calanka buluuga ah inaad ka naxsantahay. Anah waxaan ku leeyahay nax oo dhimo! Here enjoy... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 4, 2009 Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo Garaad jamac uun baa jooga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 5, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo Garaad jamac uun baa jooga ^^ Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya ma aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara. Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd. Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheeley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 5, 2009 “defeated lot” This lot has a foreign minister that met the most powerful leader in the world in Obama, the president of Somalia has meet countless world leader and spoke at the UN. Real meetings with Mr. Miliband and not the photo shop garbage. The defeated lot continuously gets international standing government after government, leader after leader. While your clan enclave has not been given nothing tangible, and can't even hold elections. Just show me one picture of Riyaale arriving somewhere and meeting with presidents that don't include meles or ghelle. We know who the defeated lot is, who's accomplished nothing in 18 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 5, 2009 Why are they angry with the people of SSC holding a meeting? Shankaroon need some soul searching. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 5, 2009 Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya am aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara. Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd. Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheelayo. maya ummad walba hogaan bay leeyihin marka garaadku hadu meesha ka maqanyahay waxba jiira? Waxan is weydeye oo qudha maloo dhanyahay shirka. wa intaas uun as for Riyaale anaga dooranay wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya , waaad ku qanacday baan fiilaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 5, 2009 ^^ LOL @ "wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya" Xaaji, I think you meant to say, waa madaxweynahayagii ilaa INTUU doono ayuu na haysanayaa, soo ma aha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 5, 2009 sxb what ever makes you feel better. ku seexo lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 5, 2009 Why in Nayroobi and not Las Anod? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 5, 2009 ^^^ why not in Nairobi lol. Again why are all Shankaroons sons in SOL so bothered? Good luck to our brethren with the meeting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted October 5, 2009 It's thier ALLAH given rights to hold meetings. I don't see what the problem is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 5, 2009 No there is no problem. This is hardly anything to get worked up over. Quote Share this post Link to post Share on other sites