Sign in to follow this  
Abwaan

Is Shabab at war within itself?

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool

Tan maxaan u fasirannaa? Ma ammaan iyo xayeesiin?

By the way muxuu la calaacalay oo u dhahay waa la isoo weeraray oo waa la i diley inta Times la hadlay haduu nin ad-adag yahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool

Tan maxaan u fasirannaa? Ma ammaan iyo xayeesiin?

By the way muxuu la calaacalay oo u dhahay waa la isoo weeraray oo waa la i diley inta Times la hadlay haduu nin ad-adag yahay?
:D
Abwaan, adi wax ma akhrisid miyaa??, warkaas war jiro uma eka sxb, dhowr qofna waa sheegtay oo GD uu ka mid yahay!. Nin aan wejigiisa la arkin sidee Times u heleen taleefankiisa?.

 

Waa sheekadii kooxda Shariif & inta kale lagu kala dilay!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Taleexi:

War Godane afkaaga ka du
smile.gif

lol...afkaaga ka du. Taleexi ma isku kay qarxin rabtaa?

 

 

]

Abwaan, adi wax ma akhrisid miyaa??, warkaas war jiro uma eka sxb, dhowr qofna waa sheegtay oo GD uu ka mid yahay!. Nin aan wejigiisa la arkin sidee Times u heleen taleefankiisa?.

 

 

Waa dood la soo bandhigi karo, balse malla hubaa inuusan jirin? Mise hebel baa saas sheegya lee cuskanaysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this