Sign in to follow this  
Abwaan

Before it was bastoolad, now it is toorreey, who knows tomorrow it will be CEEGO

Recommended Posts

Abwaan   

INSHA ALLAAH

 

 

Daciiftinimada heysata gumeesiga Tikreega iyo dabadhilifyadiisa dhalinyarada oo bilaabay iney toorey uga dishadaan qoryaha ay wataan.

 

 

Muqdisho,11,September-07 (Qaadisiya.com) Allaahu Akbar tabar darada heysata cadawga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa toorey ayaa looga dilanaya qoryaha ay wataan taasina waxey kutuseysa daciiftinimada kamuuqata gumeesiga Tikreega iyo calooshood ushaqeystayaasha ushaqeeya.

 

Magaalada Beydhabo waxaa xalay lagu dilay ********** katirsan kooxda Mbagaati kaasi oo dhex marayay xaafad katirsan magaaladaasi,waxaa qorigii uu watay kaqaatay dhalinyaro tooreeyo wata kuwaasoo toorey kudhuftay kadibna qoriga garabkiisa kala baxay.

 

Dhalinyaradaasi ayaa isaga tagay goobta markii ay dileen ********kii katirsanaa kooxda Mbagaati ee lashaqeynayay gumeesiga Tikreega waxayna talaabadaasi muujineysa in cadawga iyo dabadhilfyadiisa aysan jirin meel ay kubadbaadayaan.

 

Waxaa udheer mujaahidiinta oo geed dheer iyo geed gaabanba ugu fadhiya markastana diyaarinaya weeraro kadhana gumeesiga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa si dalka looga xoreeyo gumeesiga raayada islaamkana mar kale dib loo soo nooleeyo.

 

 

QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

 

MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA

KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Magaalada Beydhabo waxaa xalay lagu dilay ********** katirsan kooxda Mbagaati kaasi oo dhex marayay xaafad katirsan magaaladaasi,waxaa qorigii uu watay kaqaatay dhalinyaro tooreeyo wata kuwaasoo toorey kudhuftay kadibna qoriga garabkiisa kala baxay

Horta JZK Abwaan-ka, waa khabar lagu farxo....laakin what is 'ceego' ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this