Abwaan Posted September 11, 2007 INSHA ALLAAH Daciiftinimada heysata gumeesiga Tikreega iyo dabadhilifyadiisa dhalinyarada oo bilaabay iney toorey uga dishadaan qoryaha ay wataan. Muqdisho,11,September-07 (Qaadisiya.com) Allaahu Akbar tabar darada heysata cadawga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa toorey ayaa looga dilanaya qoryaha ay wataan taasina waxey kutuseysa daciiftinimada kamuuqata gumeesiga Tikreega iyo calooshood ushaqeystayaasha ushaqeeya. Magaalada Beydhabo waxaa xalay lagu dilay ********** katirsan kooxda Mbagaati kaasi oo dhex marayay xaafad katirsan magaaladaasi,waxaa qorigii uu watay kaqaatay dhalinyaro tooreeyo wata kuwaasoo toorey kudhuftay kadibna qoriga garabkiisa kala baxay. Dhalinyaradaasi ayaa isaga tagay goobta markii ay dileen ********kii katirsanaa kooxda Mbagaati ee lashaqeynayay gumeesiga Tikreega waxayna talaabadaasi muujineysa in cadawga iyo dabadhilfyadiisa aysan jirin meel ay kubadbaadayaan. Waxaa udheer mujaahidiinta oo geed dheer iyo geed gaabanba ugu fadhiya markastana diyaarinaya weeraro kadhana gumeesiga Tikreega iyo dabadhilfiyadiisa si dalka looga xoreeyo gumeesiga raayada islaamkana mar kale dib loo soo nooleeyo. QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted September 11, 2007 Magaalada Beydhabo waxaa xalay lagu dilay ********** katirsan kooxda Mbagaati kaasi oo dhex marayay xaafad katirsan magaaladaasi,waxaa qorigii uu watay kaqaatay dhalinyaro tooreeyo wata kuwaasoo toorey kudhuftay kadibna qoriga garabkiisa kala baxay Horta JZK Abwaan-ka, waa khabar lagu farxo....laakin what is 'ceego' ? Quote Share this post Link to post Share on other sites