Abwaan Posted October 4, 2007 Wasiirka arimaha dibadda oo baaq u diray beesha caalamka Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 03-Oktober-2007 -------------------------------------------------------------------------------- Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan dhibaatooyin badan oo iminka haysta shacabka Soomaaliya ,iyadoo lagu booriyay beesha calaamka in ay gacan qabtaan shacabka . Wasiirka arimaha dibada dowlada KMG ah Xuseen Ceelaabe faahiye oo hadal ka jeediyay kulanka Jimciyada Qarumaha ka dhaxeeysa ayaa carabka ku adkeeyay in haddii beesha caalamka ka sii aamusnaadaan dhibaatooyinka haysta shacabka Soomaaliya ay dhaceyso xaalada bani`aadanimo. Mr.Ceelaabe ayaa mar uu ka hadlayay arinta dib u heshiisiinta ayaa carabka ku adkeeyay in shirkii dhawaan lagu qabtay Muqdisho uu ku dhamaaday guul isla markaana natiijooyin ay ka soo baxeen . "Dadaalada xukuumada Soomaaliya ma mira dhalayaan hadaan la helin taageerida beesha caalamka", sidaa waxa yiri wasiirka arimaha dinada Soomaliya . Xuseen Ceelaabe waxa uu ku booriyay Qaramada Midoobay in ay taageeraan ciidamo kala duwan ooo loo diro dalka Soomaaliya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 4, 2007 Lol, here is the U.N webcast Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 5, 2007 Maan, that is C/qaadir Xaaji Suufi [Muriidi Goolof]. See camalkoodana. Maalin caddeeyaa beenta. Xuseen Ceelaabe Faahiye u gooye waa kanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites