SayidSomal Posted March 2, 2010 and Villa Somalia would be in london next week. i am thinking of going to see him but i don't speak arabic. so what do you guys advice - should i take a burcawaani as translater?? Waxaa loogu bishaareynayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaarada Yurub gaar ahaan dalka England in wefdi heer qaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya gaar ahaan 'SL' iyo 'PL' Mudane Sheekh Shariif Sh Ahmed uu booqasho rasmi ah ku iman doono dalkan UK.Booqashada wefdigan uu hogaaminayo Madaxweynuhu oo ka kooban wasiiro, Xildhibaano iyo madax sare oo ka tirsan dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya ayaa waxay ka dambeysay martiqaad rasmi ah oo ay u fidisay Dowlada Britain.Inta ay socoto booqashada madaxweynuhu wuxuu meel fagaare ah kula hadli doonaa shacaba Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaarada Yurub,Xafladu waxay dhaceysaa Arboco 10/03/10 saacada 05:00 pm Cinwaanka (Alexandra Palace - no big secret) madasha shirkana waxaa dadweynaha loo soo bandhigi doonaa Arboco 03/03/10, Waxaan dadweynaha cidii awooda ka codsanaynaa in ay soo qaataan calamadaha Jamhuriyada Soomaaliya sida kan WG(NW) iyo WB(NE) :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 2, 2010 Galabta arbacada ee taariikhdu tahay 10/03/10 waxay noqon doontaa hadii Alle idmo galab ku weyn taariikhda Soomaaliya, Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed kula kulmo dalka dibadiisa dadweyne gaaraya ilaa todobo kun oo ruux, Qudbada madaxweynaha & barnaamijyada kale ka sokoow, waxaa habeenkaas dadweynaha madadaalin doona kooxda fanka ee Qeylo-dhaan kuwaas oo ku caan baxay baraarujinta & dhiiri gelinta nabada, waxay soo bandhigi doonaan ruwaayado & heeso cusub oo ay uga qeyb qaadanayaan soo dhaweynta wefdiga Soomaliyeed. Somali President Visit Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 2, 2010 YOU CAN REGISTER YOUR INTEREST HERE Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 3, 2010 anyone going to this meeting - i wanna see if some y'all gonna shoot your mouths off like you do in SOL? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 3, 2010 no thanks i don't attend a phony TFG meetings what is worse is a phony government which controls less then 2km of mogadishu i do not consider them as legal government since it was never elected by the people but was rather just a phony government setted up in Djibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 3, 2010 I am just awaiting my full Al Shabab accreditation before I decide to make an explosive appearance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sherban Shabeel Posted March 3, 2010 ^lol uncle NG you're too old for them. They only want fresh meat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 3, 2010 i am going and dont mind to extend the invitation to ngonge Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 3, 2010 ^do you speak arabic Juxa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted March 3, 2010 ^^^^ I don't if she does but you need a TFG translator, a Yes Man. That is their language. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 3, 2010 TFG speak SomaLish (Somali + English) - i can understand that - but Dowlada Midnamada Qaran speak Arabic and sometimes Somali - hence i need an Arabic translator. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 5, 2010 apparently this event was cancelled. due to the favourite somali game called dispute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 5, 2010 GUDIGA QABAN QAABADA SOO DHAWEYNTA WAFIDIGU WAXAY IDINKU WAR GELINAYAAN IN SI KU MEEL GAAR AH LOO JOOJIYAY BIXINTA TICKEDHADA, DHAWAAN AYAA DIB LOO FURI DOONAA HADII ALLE IDMO. REGISTRATION IS TEMPORARILY ADJOURNED BY THE ORGANIZING COMMITTEE. IT WILL RE-OPEN SOON, SO CHECK BACK No the ticket issuing is is adjourned. the address has being changed from Alexandra Place to trozzy halls at Commercial. Alexandra Palace has said it reiceved warnings from Al-shabaab members or sympathersers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted March 9, 2010 Horta Sh.Sharif ma saxiib laawaa? or is there no picture kissers among his group/supporters? see you all there tomorrow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 9, 2010 Originally posted by Sayid*Somal: apparently this event was cancelled. due to the favourite somali game called dispute. lol...S&S seriously? the one in London was cancelled? Quote Share this post Link to post Share on other sites