Camel Mlik Posted August 26, 2005 Somali President is back from Saudi Arabia Fri. August 26, 2005 01:04 pm. Send this news article Somali interim president, Mr. Abdulahi Yusuf Ahmed is back home in Jowhar, Somalia after a week-long visit to Saudi Arabia. Mr. Ahmed and his delegation were welcomed my senior Somali government officials and crowds of well wishers, many in cultural attire. Jowhar is the government’s temporary headquarters. During his visit in Saudi Arabia, the president met with King Abdulaziz and other senior Saudi officials. According to Somali ministry of information, the visit was success and the Saudi Kingdom promised to help Somalia financially. Veterinarians will be sent to Somalia in order to assess health condition of Somalia's livestock for possible resumption of Saudi importation of Somali livestock. Somali livestock were banned from Saudi Arabia in 2000. Unconfirmed reports say the president came back smiling after King Abdulaziz donated seventy million dollars for rehabilitation and reconstruction of Somalia. News Category: Somalia Send this news article Quote Share this post Link to post Share on other sites
Camel Mlik Posted August 26, 2005 Jowhar: Madaxwaynaha DFKGS Md: C/laahi Yuusuf Axmed oo dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar. - Friday, August 26, 2005 at 19:20 Jowhar(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee fariisinka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxwaynaha Soomaaliya Md: C/laahi Yuusuf Axmed uu dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar. Madaxwaynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar , waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay masuuliyiin katirsan labada gole , oo ay kamid yihiin guddomiye kuxigeenka baarlamaanka Prof: Maxamed Cumar Dalxa , wasiiro iyo wasiir kuxigeenno. Madaxwayne Yuusuf ayaa kasoo laabtay dalka Boqortooyada Sucuudiga , halkaasi oo kumaqnaa dhowr maalmood oo kulamo kala gaddisan la qaadanayay madaxda dalka Sucuudiga. Kulankii ugu muhiimsanaa madaxwaynuhu wuxuu la yeeshay boqorka cusub ee dalka Sucuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis , waxayna kawada hadleen arimaha Soomaaliya. Boqor Cabdalla wuxuu ballan qaaday inuu dawladda cusub ee Soomaaliya is garab taagayo ,dhinaca kale Madaxwayne Yuusuf wuxuu kaloo boqorka waydiistay in xoolaha Soomaalida xayiraadda laga qaado taasoo boqorku soo dhaweeyay. Madaxwaynaha ayaa lafilayaa inuu hawlihii dawladda sidii caadiga ahayd uga wado magaalada Fariisinka u ah ee Jowhar. Hadal gaaban oo uu madaxwaynuhu saxaafadda siiyay ayuu ku sheegay inuu kusoo guulaysay hawlihii uu u tagay dalka Sucuudiga,. CCC Farayaamo AllPuntland Powered by AllPuntland.com Copyright ©AllPuntland.com Quote Share this post Link to post Share on other sites