Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Elections: New Cards Arrive Hargeisa

Recommended Posts

Kaadhadhkii cusbaa ee Diiwaangalinta ee maalmahanba la filayay ayaa maanta kowdii duhurnimo si rasmiya u soo gaadhay magaaladda Hargeysa.

 

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ciise Xamari ayaa shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba soo gaadheen kaadhadhkii cusbaa ee la soo sameeyay ee lagu bedelayay kaadhadhkii hore ee Diiwaangalinta, waxaana maanta laga soo qaaday madaarka Hargeysa halkaas oo ay keentay Diyaarad khaas ah oo lagu soo qaaday.

 

Arrintan ayaa waxay keenaysaa in laga baxao walaac laga qabay inuu dibudhac yimaado balse haatan waxa ay wax walbaaba u dhici doonaan sidii loogu talagalay, maadaama alaga soo gaadhsiiyay ka hor wakhtigii u qorshaysnayd in la qaybiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good development now lets just wait till the electoral Commission set up the exact date for the elections it seems everything is ready good to go

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I hope they hold the election this time, But from what I saw recently at whats happening in burco and also in hargeisa I am not optimistic!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this