Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Donor nations + Int. Com. present at PuntlandTFG agreement signing + census reached.

Recommended Posts

Puntland is here to stay lads. No one is celebrating, we got what is our right, nothing more or less. Where is Ibbi, and the Djibouti deal? :D

 

Again well done to President Faroole, and Gern Ilka-Jiir. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi:Puntland & DFKMG ah oo markale heshiis wada saxiixday(Warbixin).

 

Nairobi:(Allpuntland)-Waxaa Maanta markale Heshiis wada gaaray Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed & Dawlada Kumeel gaarka ah,waxaana Heshiiskan lagu tilmaamay mid isfagard sida lagu sheegey Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ee Dawlada Puntland.

 

Heshiiskan oo ka koobnaa 5-Qodob ayaa intiisa badan waxaa uu taabanayey Xoojinta Heshiis Sanadkii hore ay Wada gaareen Labada dhinac oo aanan ilaa & hada Dhaqan gelin,waxaana Heshiiskan Qodabadiisa ugu badani taabanayaan Ladagaalanka Bucad Badeeda & in Puntland ay noqoto Hoyga ladagaalanka Burcada ka qowleysta Xeebaha Dalka Soomaaliya.

 

Warqoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ee Dawlada Puntland ayaa heshiiskan lagu sheegey in yahay mid is Afgarad isla markaasna Xoojinaya Heshiiskii Gaalkacyo ee Sanadkii hore,waxaana sidoo kale Qoraalka Madaxtooyada kasoo baxay lagu sheegey in Heshiiskani in uu Hor'umar labada dhinacba u yahay.

 

Qoraalkan oo Warbaahinta loo qeybiyey ayaa Nuqul kamid ahi wuxuu soo gaaray Xafiiska APL,waxaana lagu qoray Shanta Qodob ee uu heshiiskani ka kooban yahay oo kala ahaa Sidan:-

 

1- In la xoojiyo sharciga iyo kala dambaynta bad iyo berigaba.

 

2- In dib loo dhiso lana habeeyo ciidanka aminiga ee dalka. ( ciidamada badda ee la dagaalama burcad badeeda, saldhigna looga dhiga Puntland).

 

3- In shaqo loo abuuro dadka shaqola'aantu hayso (gaar ahaan dadka xeebaha ku teedsan).

 

4- In laga sifeeyo xeebaha dalka wasakhda (gaar ahaan xeebaha Puntland.

 

5- In wacyi gelin loo sameeyo shacabka si loo soo afjaro burcad badeeda iyo arimaha la xiriira.

 

Xafiiska Madaxtooyada ee Dawlada Puntland ayaa shaaciyey in Heshiiskan ay Si wada jir ah u saxiixeen Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose & Hor'umarinta Reer Miyiga ee Dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac & Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG ah Cabdalle Boss,sidoo kalena waxaa Heshiiskan Madashii lagu saxiixay Goob joog ka ahaa Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Maxamuud & Ra'iisul Wasaare Xigeenka Soomaaliya isla markaasna Wasiirka Maaliyada DFKMG ah Shariif Xassan Sheekh Aadan.

 

Hotelka Safari Park ee Nairobi oo ah halkii uu Heshiiskani ka dhacay ayaa Waxaa Goob joog ka ahaa Madax fabadan oo u Badnaa Safiiro ay kamid yihiin Safiirada Wadamada

Italy,Spain,Franch,Wakiilka Jaamacada Carabta ee Soomaaliya & Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Umuuraha Wadanka Soomaaliya.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

It's an important step forward. It increases the TFG's legitimacy whilst at the same time keeping P/land on side. Also, it will mean the re-establishment of the Somali navy. A win-win situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ As long as PL claims to be part of Somalia it's fair that the TFG would demand 50% (call it tax).
:D

Now you sound confused, Puntland will be tax to the central government even 50% when it has control over all the country including Kismayu & Hargaysa. :D Untill then, let the oil roll.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji, Don't you see who is in attendance? ahmed abdalla the u.n special representative to somalia along with a number of important countries and the a.u.

 

The tfg doesn't have much movement now because the the international community will EXPECT they cooperate with puntland in matters related to setting up naval base. If they don't sxb they get fired!!! its simple as that, and ahmed abdalla will just pressure the u.n to meet up in private meeting and sack the president!!!

 

The last agreement was signed between the family. sharmarke and farole touching base!!! sharmarke knew what puntland wanted, so did farole. Now they took it to nairobi and have all the important stakeholders present to witness the signing!!! end of story bruv

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Jacaylbaro:

Sh. Sharif's signature is still needed ,,, right ??
:D

Lol, you never know he might take a U-turn but this time we have false witnesses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this