Kamalu Diin Posted February 12, 2007 Qabiil qabiilada ugu waaweyn ee somaliyeedu ka soo farcantay baa waxaa la yiraahdaa waxaa uu dhalay 114 rag ah. badidooduna waa gaalo madow. niyahow waxa ay soomaalidu tiraahdo waxaa ka jir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 12, 2007 Mashiixe, maxishoode, madaxyare madaxweyne ku sheeg aanan isku kalsooneen, qabyaalad qurunkeeda ifka iyo adduunka ka reebtay, waxaan camal waa laga sugaaye. Billooyin kahor ayee ahayd mar uu ka dhahay goob lagu shiraaye Soomaali iyo shisheeyaba wada fadhiyeen, "Soomaalida inay garac yihiin iyo in kale ismaba oga..." Maantana tan uu keenay, saan uu ku sheeganaa masuulnimo, madaxweyne ku sheega. Here is the full quote: "Waxaan ahay Yamani ka soo jeeda magaalada Subeyda waxaanna ku abtirsadaa reer Jabarti. Ma ogtahay in awoowgeey lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ismaaciil Bin Cabdisamad Aljabarti. Awooweyaashayda waxay ahaayeen kuwo laga soo barakaciyay [ka soo haajiray] oo laga soo ceyriyay Yaman dhibaatooyin jiray awgood waana sababta loogu bixiyay magaca [qabiil]." The full article in the original Carabi source. Ceebtiisa wax u asturaayo ayaa iska yaree, magaca Soomaaliyeed lee ha naga ceebeen, baliis. I cannot just imagine madaxweynaha Yeman ama masuuliyiintooda sarsare oo aqrinaayo waxaas qashinka ah. Their cracking qosol Sanca dhan ayaa laga maqli lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhabat-Amaanreer Posted February 12, 2007 ^^^Maxaa ka galey carab hadu sheegto ama wax kale? Koleybo adigu matahid Somali ama Carab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 12, 2007 ^^^^Maskiin what do you think where do somalis come from? For sure we belong to branch of Afro-Asiatic group whether is Semetic (Amhara, Arab's, and etc or Hametic (Cushitic Oromo, Afar, and etc) may be somalis belong to both of these groups since we don't have our history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 12, 2007 Garacii uu dhahay hadda kahor aan soo raadiye, here it is: "Soomaaliya Jaamacadda Carabta waa ku jirtaa laakiin wax na dhalay ma naqaan. Garac in aan nahay iyo in kale lama yaqaan." Cabdillaahi Yuusuf Axmed Madaxweyne ku sheegaan ayaa masuul kuu sheeganaayo. --------------- Kaamuludiin, haddaa rabtid Soomaalida iyo waxee kasoo faractameen ama kasoo jeedaan, furo another thread dedicated to that in General section or you can search the forum about the numerous old threads solely dedicated to this issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 12, 2007 ^^^ Abdullahi Yusuf is what he says he is. Who the hell are u to tell him what he is? People, when you can not agree, agree to disagree. No Somali can say what they are without basing it on what they believe or what information their parents passed onto them from their ancestors. Somalis, without a doubt, are a group of people from different origins. Maybe they have Arab ancestry or *** or Oromo, or Persion or bantu or hebrew or portugese.....yet we can all agree we are Somalis, what the hell a "Somali" is, God knows. Our Preisdent should not be ashamed of his ancestory, no matter what it is. Please get a life besides calling the president names, You don't like him, we get it for the love of God but get that you don't have to like him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted February 12, 2007 lol. Abdulahi-Axmaar has no shame. If he thinks he will get a support from the Jewish, he will say his clan was a jewish before they become africanized. And expect his clown followers to embrace that new idea. Cajiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 12, 2007 get loss Quote Share this post Link to post Share on other sites