Sign in to follow this  
General Duke

President Faroole weighs in on the dispute between Sharif Sharmarke

Recommended Posts

^

NinaNC-- Ina-adeer, xaguu marayaa khilaafkii M/weynaha iyo R/wasaaruhu? :D

 

Also, sheekadaan aad tiri,"Dobbiamo pensare al nostro futuro Sud per i Sudisti."...maxaad ula danleedahay? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D

 

Dhiiga daadanaayo ayaa sidaa yiri.

Actually I borrowed it from a friend, cause it makes sense.

 

Khilaafkan meel xun ayuu taagan yahay adeer!

 

p.s. Faroole read my letter I see. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Faroole wuxuu yiri diyaar buu uyahay inuu Ra'iisul Wasaaraha uu qabto hadii uu khalad galay. Marka Faroole diyaar weeyaan, adiguse odeyga mala shaqeenaysaa oo Madaxweynaha kursiga wadahadalka masoo fariisinaysaa? :D

 

 

Originally posted by NinaNC:

 

Dhiiga daadanaayo ayaa sidaa yiri.

Actually I borrowed it from a friend, cause it makes sense.

Questo non ha senso...Come si fa a definire chi è da sud?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sud=Somalia :D

 

lol@odeyga mala shaqeenaysaa, dee waraaq dheer waan u qorey Abti Sharif haddii uu war iga dhagaysanaayo, telephonkana maba lagula xiriiri karo ileen waa iska safar badan yahee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Waa runtaa...nin maalin walba Eelaboorka loo wado ama laga keenayo, gormuu wakhti uu qof kula heshiiyo helayaa?

 

NinaNC, adiga fikradaada hadaan ku weydiiyo, maxay kula tahay arintaan iney ku dhamaan doonto?

 

Kee safarada badan u hari doono, labadaan nin? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sheekoyiin badan ayaa iska jira oo joornaalada lagu soo qorin weli, run iyo been waxay yihiinba.

 

 

One of them has to go. Saas ayaan qabaa koley.

Madaxweynaha waa in laga danbeeyaa sida Ilka jir oo ugu danbeeyo Faroole. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by NinaNC:

Sud=Somalia
:D

Come ti ho detto, non ha senso.
smile.gifIl sangue non è acqua. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NinaNC:

quote:Originally posted by Mr. Somalia:

quote:

Originally posted by NinaNC:

Sud=Somalia
:D

Come ti ho detto, non ha senso.
smile.gif
Il sangue non è acqua.
:D:D
E 'stata la mia esperienza che il sangue non non è acqua. Si può dissentire, ma Mogadiscio dice differenti.

 

Dimmi perché fanno versare il loro sangue in quel modo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NinaNC:

Sheekoyiin badan ayaa iska jira oo joornaalada lagu soo qorin weli, run iyo been waxay yihiinba.

 

 

One of them has to go. Saas ayaan qabaa koley.

Madaxweynaha waa in laga danbeeyaa sida Ilka jir oo ugu danbeeyo Faroole.
:D

LOL @ "Madaxweynaha waa in laga danbeeyaa sida Ilka jir oo ugu danbeeyo Faroole" :D:D

 

Ilka jir waa nin dantiisa yaqaan ee kan R/wasaaraha ah indha-adeegi reeraha lagu yiqiin ayuu meesha lasoo yuururaa ee maxaa tala ah? :D

 

p.s

Xudeedi yuusan kugu xanaaqin ee bal is ilaali oo halyeeyada reer maakhir intaad ka leexleexan kartid ka leexleexo. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Xalku waa in ay wada shaqeeyaan M/weynaha & R/wasaaruhu ...waxaad moodaa M/weynuhu [shariif] inuusan diryaar u ahayn arinta in xal lagu dhameeyo" M/weyne Faroole (BBC) ...

Warku wuu cad yahay ....... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by NinaNC:

Sheekoyiin badan ayaa iska jira oo joornaalada lagu soo qorin weli, run iyo been waxay yihiinba.

 

 

One of them has to go. Saas ayaan qabaa koley.

Madaxweynaha waa in laga danbeeyaa sida Ilka jir oo ugu danbeeyo Faroole.
:D

LOL @ "Madaxweynaha waa in laga danbeeyaa sida Ilka jir oo ugu danbeeyo Faroole"
:D:D

 

Ilka jir waa nin dantiisa yaqaan ee ka R/wasaaraha ah indha adeegi reeraha lagu yiqiin ayuu meesha lasoo yuururaa ee maxaa tala ah?
:D

 

p.s

Xudeedi yuusan kugu xanaaqin ee bal is ilaali oo halyeeyada reer maakhir intaad ka leexleexan kartid ka leexleexo.
;)
^^^Aniga Xildhibaan Asha ayaan supportgareeyaa, marka Xudeedi ma ii xanaaqi karo. :D

 

lol@R/wasaaraha ah indha adeegi reeraha lagu yiqiin ayuu meesha lasoo yuururaa ee maxaa tala ah?

 

Waraaq ma qortey adigu horta? la hadal igaarkaan dastuurka la ordaayo.

Haddii magaca aabaha ras'uul wasaare lagu noqonaayo, aniga inaan isa soo sharaxaayo ayey u dhowdahay. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this