xiinfaniin Posted April 23, 2007 Geedi " Dagaalada ka socnaya Dahar, Kismayo iyo Muqdisho waxaa wada argagixiso". Mogadishu 23, April.07 ( Sh.M.Network) Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Cali Max'ed Geedi oo maanta shir Jaraa'id ku qabtey Hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay ka war bixiyay dagaalada ka soconaya gudaha dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho, Kismaayo, iyo qeybo ka mid ah degmada Dahar ee gobolka Sanaga oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo isku wada mid ah oo ay wadaan waxa uu ugu Yeeray Argagixiso. Geedi ayaa waxa uu soo hadal qaaday dagaalada ka socda Muqdisho oo uu sheegtay in dowladdiisa ay ku gacan sareyso isla markaana ay guulo ka soo hooysay, isagoo sheegay in ay ka bixiyeen godad ay lahaayeen waxa uu ugu yeeray argagixisada, waxaana uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in dagaalada Muqdisho ka socda ay u dhaxeeyaan ciidamada Ethiopia iyo beelaha ******. Waxa uu sidoo kale sheegay in saakay dagaalo ay ka dhaceen deegaanka Huriwaa dagaalo aad u qaraar, halkaasi oo sida uu sheegay lagu tuhunsanaa xubno sar sare oo ka tirsan waxa uu ugu yeeray argagixisada ayna dagaalkaasi oo si wada jir ah ay u galeen ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ay jabiyeen sida uu sheegay. Waxa uu sheegay in ciidamada dowladda ay shalay gacanta ku dhigeen walxaha qarxa oo ku jirey bakhaaro ku yaala agagaarka xarunta Villa Baydhabo, iyadoo walxahaasi qarxa sheey walba uu ka kooban yahay 700Gr iyo sidoo kale ay soo qabteen hubka uu ka mid yahay gantaalka Saamka loo yaqaan oo uu sheegay in la qorsheynayay in lagu weeraro garoonka Muqdisho. Mar uu soo hadal qaaday Boqorka Buur Madoow waan waanta uu ka dhex wado saraakiisha ciidamada Ethiopia iyo Beelaha ****** ayaa waxa uu ku tilmaamay arinkaasi mid waxba kama jiraan ah, kana been abuurtay dowladda KMG ah iyo ciidamada dowladda Ethiopia. Waxa uu ku eedeeyay dowladda Eritrea in ay soo abaabuleyso Maxkamadaha isla markaana ay ku beereyso gudaha gobolada Waqooyi ee Somaliland, isagoo sheegay in ay isla xiriiraan dagaalada ka dhacaya Muqdisho, kuwa ka dhacay Kismaayo iyo dagaalada Dhahar. Mar uu soo hadal qaaday hadalkii dhowaan uu sheegay K/xigeenkiisa ahna wasiirka howlaha guud iyo Guryeynta Ing. Xuseen Ceydiid oo ahaa in xasuuq ay ciidamada Ethiopia ka geeysteen magaalada Muqdisho waxa uu yiri:- " Waa wax laga xishooda in Xuseen Ceydiid uu arinkaasi yiraahdo, Xuseen Ceydiidna waa nin geed uu saaran yahay hoosta ka jaraayo, waxaana uu marayaa halkii ay mareen kuwii ka horeeyay" ayuu yiri Geedi oo intaasi ku daray in arinkiisa la horgeyn doono golaha wasiirada. Waxa uu ku soo gabogabeeyay shirkiisa Jaraa'id baaq uu u jeediyay beesha caalamka in ay gacan ku siiso dowladiisa waxa uu ugu yeero la dagaalanka argagixisada. Shirka Jaraa'id ee Ra'isulwasaare Geedi ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Muqdisho ay ka soconayaan dagaalo aad u qaraar oo galay maalintii 5aad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted April 23, 2007 Balaadhi argagaxiso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted April 23, 2007 The resistance is now in control of Kismayo. http://www.shabelle.net/news/ne2777.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 23, 2007 Where is Bare ? i'm sure he is in jail somewhere in badio, know the fact that his people don't support this puppet government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 23, 2007 This is clan war, not a resistance! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 23, 2007 edit: right on yaa Che! peacenow, this is not a resistance fight adeer; it’s a clan war for the control of the city. And from what I am hearing, it’s going to get worse! It sure sends stress signals though ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted April 23, 2007 ^^ Both sides fighting in Kismayo were pro-TFG, so what resistance are you talking about? I often think about turning my back on Abdullahi Yusuf for what is happening lately, but it sometimes seems like I'm forced to support him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted April 23, 2007 Is there anywhere dagaal oo ka dhaceyn in Somalia? I do despair for these poor people. Anyone who recalls qaxi would feel for the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 23, 2007 Xiin....Let it burn Marka. Perhaps a couple skirmishes in the Nabad Caabud regions should add to this drama. LoooooooooL@forced to support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted April 23, 2007 Why do you feel compelled Sky? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted April 23, 2007 Ms Dhuchduc & Dheylo My conscience tells me to condemn the whole TFG altogether of course. But the socalled 'resistance' camp have displayed more often than not, that their war is a war against a certain clan and not necessarily the Ethiopians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 23, 2007 ^^^Go with what your gut tells you. You don't have to like or agree with the resistance in order to condemn the TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted April 23, 2007 ^^SO you will support your clan, right or wrong just because you think the "resistance" is against your clan. Maybe your clan needs to draw a distinguish between themselves and the Ethiopians, then no one will be confused, or perhaps there is a reason everyone is against a particular clan (does that not mean something is wrong with that clan, if everyone else can see it, why can they not see their wrong) Is it possible that they are right and everyone else is wrong? By the way I have no idea who the clan is, nor I'm saying anything in particular to any one, just responding to your claims above. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 23, 2007 ^^Sounds like you are itching to say that particular clan yaa Xanthus, no? Say it outloud adeer... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 23, 2007 By the way I have no idea who the clan is, nor I'm saying anything in particular to any one, just responding to your claims above. LooooooooooL...come on now Quote Share this post Link to post Share on other sites