Cowke Posted September 27, 2009 Gaalkacyo(radiolaasc aanood) Siminaar lugu baranaaye habdhaqanka saxaafada ayaa kafurmay gaalkacyo Ururka Nabadda iyo Horumarinta Aadanaha ee Mudug Peace & Human Development Organization �MPHDO� ; ayaa maanta Hotel Embassy ee Magaalada Gaalkacyo ku qabtay Seminar lagu dhisayo tayada Saxaafada. Seminaarkaas oo socon doona muddo 3 cisho ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay 25 Suxufi oo ka kala socday warbaahinta ku taal koofurta gaalkacyo madax Barnaamijyada Ururka Mudug Peace and Human Development Organization (MPHDO) Mahdi Mohamed Elmi, oo ka hadlay munaasabadii furitaanka, ayaa ka warbixiyay waxqabadka Ururka tan iyo markii la aasaasay bishii February 2006-dii, waxaana dhisay ayuuu yiri dhalinyaro Aqoonyahano ah oo ka soo jeeda Galkacyo, GalMudug State. Ururka MPHDO waxaa u qorsheysan in ay u qabato 3 Tababar oo kale Bulshada GalMudug, Ururku waxuu ku barayaa Suxufiinyta deegaanka xquuqda muwaadinka, Anshaxa Saxaafada iyo hab dhaqanka Maxaabiista. sikastaba ha ahaatee siminaarkaan ayaa noqonaaya kii ugu hoo reeyay ee ururkaan uu uqabta suxufiyiinta kahoolgala koofurta gaalkacyo c/qaadir axmed jimcaale E-mail keeyse20@hotmail.com Rlaascaanood1@yahoo. com Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 27, 2009 Good news peace is all we NEED NOW!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted September 27, 2009 Anwar yeah i agree peace and stability are crucial. How to achieve it and make sure it is long-term is the tough question. Anwar galmudug goals should be to incoporate galguduud and southern mudug. These are critical for galmudug, they should hold meetings with the cities of mudug and galguduud and arrange power-sharing agreement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted September 28, 2009 Good work by Galmudug Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 28, 2009 Originally posted by Cowke: Ururka MPHDO waxaa u qorsheysan in ay u qabato 3 Tababar oo kale Bulshada GalMudug, Ururku waxuu ku barayaa Suxufiinyta deegaanka xquuqda muwaadinka, Anshaxa Saxaafada iyo hab dhaqanka Maxaabiista. That is what is needed. Grassroots movement to build the nation block by block, city by city. Quote Share this post Link to post Share on other sites