Dhubad. Posted October 14, 2008 Midowga maxkamadaha islaamiga ee gacanta kuhaya magaalada baardheere ee gobolka gdao ayaa manta degmada baardheere ee gobolkan gado umagacaaby maxkamada islaami ah iyo madax amaanka magaladaasi Shiq maxamed gadashay oo ah madaxa maxkamadaha islaamiga ah ee gobolkan gado oo saaka kahadlayay shir ay kasoo qayb galeen boqolaal dadka magaalada baardheere ee gobolkaani gado isla markaana kadhacay barxada shiir kale oo kutaal bartamaha magaalada waxaana lagu magacabay gudoomiyaha maxkamada islaamiga ee degmada baardheere waxaana loo magacabay shiq aadan axmed guray oo looyaqaan sh aadan fanax, gudoomiye kuxigeenka ayaa loo igmaday shiq cabdi sugow, gudoomiyaha amniga magalada ayaa sidoo kale magacaabay Bare maxamed faarax “waxaa ladhisay aminga degmada baardheere, waxaa kaloo ladhisay maxkamda islaamiga ah ee degmada baardheere, waxaa waxii xiligaan kadanbeeya amaanka magaalad baardheere kacanta kuhaya maamulka islaamiga ah ee gobolka gado,ilaahay idinkii waa laguulaysanayaa,waa la is gacmo qabsan doonaa,waxaa dhamaaday waxii saacadn kadanbeeya *********,*********,cowro maleh,gaaljecel,fulaa,,fulaan fulaan” ayaa kamid ahaa hadaladii maanta ee shiiq maxamed gaadashay uu kajeeday fagaaraha shiir-kole Sidoo kale waxaa ay sheegeen masuuliyiinta maxkamadaha ee magacaabay xilalkaasi in maalmaha soo socda ay soo dhisi doonaan dhamaanba maamulka magaaladaasi baardheere ee gobolkan gado. Su,aasha dadka ay isweydaarsanyaan ah ayaa ah waxa ay kabadali karaan kooxaha islaamiyiinta maxkamadaha islaamiga ah ay u yabyabeen degmooyinka gobolka qaar. C/laahi Axmed Nuure, Beledxaawo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted October 15, 2008 Barre might as well retire. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 15, 2008 Kismaayo, Ceel-waaq, now Baardheere. Tomorrow Garbaharey, Beled-Xaawo, and Luuq? Quote Share this post Link to post Share on other sites