Sign in to follow this  
Juje

Duke deserts the TFG reciting ireconcilable differences..

Recommended Posts

Juje   

C/raxmaan Diinaari " Xil kastoo la ii dhibo waxaa iiga qiimo badan in aanka dhiidiyo dhiigga shacabka Soomaaliyeed oo qubanaya taas oo aansafiirnimo qaxooti ka doortay

diinaari.jpg

Afhayeenkii hore ee DFKM isla markaana xiliyadii ugu danbeeyey kumagacaawnaa danajiraha DFKMS u fadhiya dalka Suriya mudane CabdiraxmaanNuur Maxamed ( Diinaari ) ayaa mar ay shabakaddan warbaahinta ceelbuurnet.com kula kulantay magaalada Stockholm ee dalka Sweden usheegay in uusan jago kasta oo loo dhiibo siisan karin dhiiga shacabkaSoomaaliyeed ee maatida ah ee maalin kasta madaafiicda lagu xasuuqayoiyadoo aan loo aabo yeeleeyn caruur , haween iyo waayeelba .

 

Diinaari oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri "waxaan ahay muwaadin Soomaliah sidaa darteed marna ma qaadan karo xasuuqa lagu hayo shacabkaSoomaliyeed iyadoo qorshahana ay wadato dowladda Itoobiya ayaan haddanamasuuliyiinta ugu sareeysa dowladdu aysan waxba ka oran karin iyagoo ucabsanaya naftooda"C/raxmaan Diinaari oo DFKMS u soo qabtay jagooyinka Afhayeenka dowladdaiyo Danajiraha DFKM u fadhiya dalka Suuriya isagoo dowladii Carta lagu soodhisayna ka soo qabtay jagada wasiirka ganacsiga ayaa wuxuu haatan goostayinuu magangaliyo siyaasadeed weeydiisto dowladda Sweden markii uu arkay inqaabka ay DFKM wax u wado aan habayaraatee dowlad lagu noqoneeyn balselagu xasuuqayo shacab aan waxba galabsan.Diinaari ayaa sidoo kale sheegay in xubno ka tirsan DFKM .

DowladdaItoobiya iyo waliba dowlado kale oo uu ka gaabsaday inuu magacaabo ayweerar ku yihiin diinta Islaamka iyagoo u adeegsanaya magaca argagaxisosidaa darteedna maadama uu yahay nin Muslin islamarkaana muwaadin Soomaliah uusan ka qeyb qaadan karin weerarkaa lagu hayo diinta islaamka taasoouu tusaale u soo qaatay dadkii qaxootiga ahaa ee guryahoodii lagabarakiciyey islamarkaana lagu magacaabay argagaxisada.Is dhiibitaanka uu C/raxmaan Diinaari oo ka mid ahaa xubnaha ugu muhiimsanee DFKM oo uu iska dhiibay ayaa waxeey dhabarjab kale ku noqoneeysaadowladda oo haatanba ay u dhaxeeyso xurguf xagga siyaasadda ah oo soo kaledhexgashay Madaxweynaha iyo Raiisulwasaaraha.

 

Cabdi Cumar AfraxStockholm

 

 

Xafiiska wararka ee , Stockholm Sweden

dayniilecom@hotmail.com

 

Any wild guesses what made him change colour, could it be that the appointment to Syria did not materilaise. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this