Juje Posted October 1, 2007 C/raxmaan Diinaari " Xil kastoo la ii dhibo waxaa iiga qiimo badan in aanka dhiidiyo dhiigga shacabka Soomaaliyeed oo qubanaya taas oo aansafiirnimo qaxooti ka doortay Afhayeenkii hore ee DFKM isla markaana xiliyadii ugu danbeeyey kumagacaawnaa danajiraha DFKMS u fadhiya dalka Suriya mudane CabdiraxmaanNuur Maxamed ( Diinaari ) ayaa mar ay shabakaddan warbaahinta ceelbuurnet.com kula kulantay magaalada Stockholm ee dalka Sweden usheegay in uusan jago kasta oo loo dhiibo siisan karin dhiiga shacabkaSoomaaliyeed ee maatida ah ee maalin kasta madaafiicda lagu xasuuqayoiyadoo aan loo aabo yeeleeyn caruur , haween iyo waayeelba . Diinaari oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri "waxaan ahay muwaadin Soomaliah sidaa darteed marna ma qaadan karo xasuuqa lagu hayo shacabkaSoomaliyeed iyadoo qorshahana ay wadato dowladda Itoobiya ayaan haddanamasuuliyiinta ugu sareeysa dowladdu aysan waxba ka oran karin iyagoo ucabsanaya naftooda"C/raxmaan Diinaari oo DFKMS u soo qabtay jagooyinka Afhayeenka dowladdaiyo Danajiraha DFKM u fadhiya dalka Suuriya isagoo dowladii Carta lagu soodhisayna ka soo qabtay jagada wasiirka ganacsiga ayaa wuxuu haatan goostayinuu magangaliyo siyaasadeed weeydiisto dowladda Sweden markii uu arkay inqaabka ay DFKM wax u wado aan habayaraatee dowlad lagu noqoneeyn balselagu xasuuqayo shacab aan waxba galabsan.Diinaari ayaa sidoo kale sheegay in xubno ka tirsan DFKM . DowladdaItoobiya iyo waliba dowlado kale oo uu ka gaabsaday inuu magacaabo ayweerar ku yihiin diinta Islaamka iyagoo u adeegsanaya magaca argagaxisosidaa darteedna maadama uu yahay nin Muslin islamarkaana muwaadin Soomaliah uusan ka qeyb qaadan karin weerarkaa lagu hayo diinta islaamka taasoouu tusaale u soo qaatay dadkii qaxootiga ahaa ee guryahoodii lagabarakiciyey islamarkaana lagu magacaabay argagaxisada.Is dhiibitaanka uu C/raxmaan Diinaari oo ka mid ahaa xubnaha ugu muhiimsanee DFKM oo uu iska dhiibay ayaa waxeey dhabarjab kale ku noqoneeysaadowladda oo haatanba ay u dhaxeeyso xurguf xagga siyaasadda ah oo soo kaledhexgashay Madaxweynaha iyo Raiisulwasaaraha. Cabdi Cumar AfraxStockholm Xafiiska wararka ee , Stockholm Sweden dayniilecom@hotmail.com Any wild guesses what made him change colour, could it be that the appointment to Syria did not materilaise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted October 2, 2007 somali and amxaaro definitely are irreconcilable ppl. tfg is wasting their time with the amxaaros. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 2, 2007 Yaa Duke arkay waayahan! gone on holiday mise jiq ayeey ku noqotay. Quote Share this post Link to post Share on other sites