Sign in to follow this  
osman_nz

Qardho To Tightens Up Securrity

Recommended Posts

osman_nz   

Kulan looga hadlayo Amaanka Qardho oo ka dhacay isla degmada Qardho

 

Kulankan oo looga hadlayay arimo badan oo ku aadan dhinacyada Nabadgeliyada gobolka karkaar ayaa waxaa isugu yimid masuuliyiinta Gobolka kuwa degmada Qardho iyo Laamaha Amaanka gobolka, waxana la isku soo qaaday arimo badan oo ay ka mid ahayeen arimaha Amaanka gobolka, hubka sharcidarada ah ee lagu dhexwato gudaha Magaalada Qardho, isbaarooyinka ladhigto wadooyinka , qaadista Canshuuraadka, iyo sidii looga fiiqi lahaa Bacaha Beersolka Gawaarida ay ku dhentahay.

 

Kulankan oo ka dhacayay xafiiska Duqa magaalada Qardho Cismaan Buux Cali ayaa waxaa laga soo saaray go’aamo adag oo kuwaasi oo qabanaya cid alaala cidii iyagu ku xadgudubta awaamiirta maamulka ka soo baxay.

 

Cismaan Buux Cali duqa degmada Qardho ayaa isagu arintan si kulul uga hadlay waxaana uu sheegay in la adkeyndoono xaalada Nabad geliyada gobolka gaar ahaan tan magaalada Qardho, waxaana uu uga digay dadweynaha in awaamiirta maamulka ka soo baxay adkeeyaan aysana fududeysan taas ayuu yiri waxay ka qeyb qadaneysaa amaanka iyo xasiloonida gobolka guud ahaan.

 

Kulankaasi ayaa waxa goob jog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka Police-ka DGPL Max’ed Siciid Jaqanaf taliyaha ciidamada Birmadka DGPL C/risaaq Jantal iyo laamaha Amaanka Degmada qardho waxana la isku afgartay in laqaado olole balaaran oo ku aadan arimahan laga wadahadlay iyo qodobada ay soo saareen Masuuliyiinta gobolka iyo Laamaha Amaanka.

 

Degmada Qardho oo ah xarunta gobolka karkaar ayaa waxay tahay degmo marka la soo gaaro xiliyada bilahan oo kale mid ay u soo xagaabaxaan/ay soo gaaraan dad aad u badan oo kasoo baxa magaalada Boosaaso taas oo ay cilimiladeeda tahay mid aad u kulul aynan u adkeysan Karin .

 

Maxamuud C/laahi Faarax

SBCInternational- Qardho

Source News: http://www.allsbc.co m/view.php?articleid =10814

Share this post


Link to post
Share on other sites

My Ancestries Homeland, i love Qardho to death,Peace in Qardho means peace through all Puntland Peninsula. My Uncoditional Support to Qardho Peace Initiative. Love Qardho

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Yeah qardho my sub clan region..however my sub sub clan all live in nugaal tulada shire..so i relate to both nugal n karkaar...nugaal culturally, karkaar ancestory.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this