Emperor Posted June 14, 2008 Link of the news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 14, 2008 Bosaso(HR Media):- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Jeneraal Cadde Muuse Xirsi ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaaladan Boosaaso isagoo u kicitamay magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in madaxweynaha uu gaaray magaalada Jabuuti isagoo ku degay Hotelkiisa. Ujeedada safarka madaxweynaha Puntland ee dalka Jabuuti ayaa la sheegay inay la xiriirto wadahadalo ku aadan xoojinta xiriirka Jabuuti iyo Puntland. Waxaa dhawaan socday wadahadalo u dhaxeeyey Jabuuti iyo Puntland oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi ee labada dal iyo sidii loo sameyn lahaa qorshe labada dhinac ay ka wada shaqeeyeen oo sare loogu qaadayo xiriirka siyaasada. Waxaa dhawaan dalka Jabuuti safar rasmi ah ku tagay Wasiirka Ganacsiga Puntland Mr.Abwaan, safarkaasi oo horudhac u ahaa wadahadalada dhinaca ganacsi ee labada maamul. Madaxweynaha Puntland ayaa safarkiisa kusoo beegmaya xili dalka Jabuuti uu ku jiro xaalada deg deg ah iyo dagaal u dhaxeeya dalkaasi iyo Eritereya. Maaha markii ugu horeysay oo ay kulan ku yeeshaan dalka Jabuuti Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo marar hore casumaado usoo diray hogaanka Dowlada Gobaleedka Puntland. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted June 14, 2008 Good for Puntland to work for peace, stability and trade with all the countries in the Horn and Yemen. The visit also shows support for Djibouti in it's time of need. This is Somali brotherbood at it's best. Djibouti is to be commended for working hard for the restoration of the Somalia state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted June 15, 2008 Good for Puntland to work for peace, stability and trade with all the countries in the Horn and Yemen. The visit also shows support for Djibouti in it's time of need. This is Somali brotherbood at it's best. Djibouti is to be commended for working hard for the restoration of the Somalia state. Well said, brother Peace Action. What people always forget is that each and everyone of us has at least some grandparents from other Somali regions and the even the biggest neo-colonialist powers work together. Again, President Guelleh is a pious man who makes Somali unity a priority. Inshallah, soon Sheikh Sharif will lead reconciled Somalis from Zeila to Kismayo. May Allah help all those struggling for his sake... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 16, 2008 ^^^Well put, its time to end this war, its time to move on. Quote Share this post Link to post Share on other sites