Garyaqaan2 Posted October 25, 2007 ahahah aniga waxba oranmaayo Boqor Buurmadoow, sabobtoo ah waxaan ahay isin waxaana u hadlayaa sida isin lagu yaqiin" {hadalkaasi waxaa yiri Suldanka Garaase} Soomaalidu waa Dad wallaalo ah, oo Diin,Af, Dhaqan iyo Dhiigba wadaaga, waa Dad isjecel oo wax isasiiya haday isu yimaadaan ama is mutaan, Siyaasad ayaa dhexgashay gacmo Shesheeye iyo kuwo sukeeyaba leh hadaanu nahay isimada DGPL geeskasta wixii ku dhintaa waa wiillashayadii, waxaan soo jeedinaynaa si jawi wada hadal u furmo in Soomaaliland ay ka baxdo dhulka ay qabsatay, xabadana lagu bedelo wadahadal si loo baajiyo dhiig danbe oo daata, loona gaaro is afgarad buuxa iyadoo ay na wel-wel gelisay isudiyaar garawga socda. Dhammaan Ummada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa meelkastoo ay joogtaba in la joojiyo Xabadda, khilaafaadkana lagu dhameeyo wadahadal. Suldaan Garaase oo maantey la hadlayey saxaafada asagoo jooga magaalada groowe kana war bixinayey baaq ay ka soo saaren dhiilada coladeed ee gobolka sool ka taagan ,ayaa mar la weydiiyey sida uu u arko Boqor Buurmadoow, hadalkii ka soo yeerey, ayuu wuxuu ku jawaabey, "ahahahahah aniga buurmadoow u jawaabi maayo, sabobtoo ah odey dhaqameed baan ahay waxaana u hadlayaa sidii odey dhaqameedkii" ayuu yiri Suldaan Garaase. Hadalka ka soo yeerey Boqor Buurmadoow ayaa wuxuu ahaa mid aflagaado uu ugu geystey dhamaan isimada reer puntland wuxuuna ku sheegey dhamaantood in ay C/llaahi Yusuf ku raacsan yihiin xasuuqa uu ka wado muqdisho, wuxuu kaloo sheegey in isimada reer puntland ay la heyste u yhiin C/llaahi Yusuf Axmed Madaxweynaha Somalia. Boqor Buurmadoow oo boqortinimada ku heley mudo laga joogo 7 sano nin ganacsade ahaa uu ku afduubey magaalada Barbara, ka dibna uu la galey buuraha Gollis, ayaa waxaa lagu xaal mariyey in boqor laga dhigo si loo badbaadiyo ninkaasi ganacsadaha ah oo si weyn looga yaqaan waqooyi galbeedka somaliya . Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Gaarhaye Laas-caano Sool Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 25, 2007 ahahah aniga waxba oranmaayo Boqor Buurmadoow, sabobtoo ah waxaan ahay isin waxaana u hadlayaa sida isin lagu yaqiin" {hadalkaasi waxaa yiri Suldanka Garaase} That was quite ammusing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted October 25, 2007 Buurmadow the so called traditional leader of the Qatlanders spoke recklessly and without shame earlier, I guess he had to, the fear of Riyaale's gang torture in prison is far greater than utter nonesensical words. Quote Share this post Link to post Share on other sites