somali citizen Posted January 4, 2009 AWW. Dear readers , you can watch in thses clips the beautiful inaugration ceromony of mogadishu university in puntland regional state. I hope for puntland and for the rest of somalia to proper and develope thier capacity in all realm. http://uk.youtube.com/watch?v=c5JTPrG_H-c http://uk.youtube.com/watch?v=vEmKDuajUMI http://uk.youtube.com/watch?v=zrjBNSpTNZ0 http://uk.youtube.com/watch?v=yDeX0dUEc6E http://uk.youtube.com/watch?v=WXArO3mMyOQ http://uk.youtube.com/watch?v=gazVMYr803E http://uk.youtube.com/watch?v=w3FFxLsOdEg http://uk.youtube.com/watch?v=f5ec4Vuni74&feature= related Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted January 4, 2009 ^^^ MASHA-ALLAH! Ilaahay ha u kordiyo. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 4, 2009 MAshallah, looks great. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2009 MASHA-ALLAH: I love progress and this is great. Puntland should have a single great University.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted January 18, 2009 Ardeyda jaamacada Muqdisho faraceeda Boosaaso oo imtixaankii finalka ufariistay Maanta oo taariikhdu ahayd 17/1/2009 ayaa waxaa jaamacada muqdisho university faraceeda boosaaso imtixaankii finalka ufariistay ardeyda jaamacadaasi ee simastarka 1aad ee sanad waxbarashadeedka 2008 2009. imtixaankaan oo socon doona mudo toban cishaa ayaa waxaa ardeyda ka muuqatey dhiiranaan iyo isku kalsoonaan la xiriirta imtixaanka ay galayaan agaasimaha xafiiska gudoomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso Mudane Aadan ahmed Ciise ayaa saxaafada iyo marti sharaf kalle oo badan uga war bixiyey wa waxqabadka jaamacada , mudane aadan ayaa sheegay in 03/8/2008 jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso laga furay deegaanada puntland ayadoo faracaani boosaasana ka koobanyahay qaybaha shari a and law , socil science , math and physics , economics, Business admistration accounting iyo public administration. mudane aadan ayaa intaasi ku daray in faracaani puntland uu yahay kii ugu horeeyey ee jaamacada muqdisho ay ka furto meel ka baxasan caasimada dalka soomaaliya ee muqdisho taasoo salka ku haysa si loo xaqiijiyo hadafka jaamacada ee ku aadan in dhamaan gobalada dalka lagu baahiyo tacliin jaamacadeed oo tayeysan. aamacada muqdisho oo la furay sanadii 22/9/1997 ayaa ah jaamacadii ugu horaysay ee laga aasaaso dalka kadib burburkii dawladii dhexe ee soomaaliya 1991 jaamacada ayaa ka kooban ama bixisaba vocaltiyo todobo kulyadood oo ay hoos tagaan 21 takhasus oo heer jaamacadeed ah waxayna haatan jaamacadu dalka soomaaliya kawadaa daraasaadka sarre iyo diplomooyin professional taas oo ay iska kaal maystaan jaamacado caalami ah oo ku yaala wadamada malaysia sudan south africa ingiriska iyo maraykankaba waxaana lagu bartaa oo waxbarashada lagu qaataan afafka carabiga iyo ingiriiska oo labduba ah afafka rasmigaa ee jaamacada . aamacada muqdisho waxay soo saaratay 8 dufcadood oo ka qaatay shahada Bsc , BA , MA waxayna jaamacadu leedahay aqoonsi caalami ah waxayna ka mid tahay afartanka jaamacadood ee ugu horeeya jaamacadaha africa ayadoo xubin buuxda ka tahay 6 urur jaamcadeed caalami ah oo ay ku jiraan in ka badan 750 jaamacadood. ugu dambayntii gudomiyaha jaamacada muqdisho faraceeda boosaaso Mudane Dr. Cali sheikh Axmed ayaa ugu hambalyeeyey ardeyda dadaalka dheerigaa ee ay ku bixiyeen waxbarashada isaga oo urajeeyey inay guulo ka gaaraan imtixaanaadka finalkaa ee simastarka koowaad wuxuuna gudoomiyuhu umahadnaqay dhamaan waalidiinta madaaristii soo barbaarisay ardeyda jaamacada wuxuuna ardeyda kula dardaarmey in ay himaladooda iyo dadaalkooda sii laba laabaan isagoo ugu duceeyey inay dalkooda iyo diintoodaba ku anfacaan waxbarashadooda. si kastoo ay ahaataba jaamacada muqdisho faraceeda Boosaaso ayaa kaalin wax ku oola ka gashay waxbarashada puntland ayadoo markii la furayeyna ay ka qayb galeen madaxda puntland kuwaasoo aad u amaanay soona dhaweeyey waxbarshada lasoo gaar siiyey puntland ************************************************ Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 18, 2009 Shouldn't this thread be in the Student Talk or General section? Oh I forgot we were Somalis, everything has something to do with politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
inspector22 Posted January 19, 2009 Nice pics! Quote Share this post Link to post Share on other sites