Somalina Posted September 20, 2010 Muslims against Terrorism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 20, 2010 Reer Canada waa gob! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 20, 2010 Somalia-The Next Afghanistan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 20, 2010 Originally posted by Maaddeey: Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!. MMA waa beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa: Doollo . MMA , horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!. Guriga Raysul Baarlamaanka !! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??. Maadeey Muudeey Maanuur waa hoosgundi dhigatee see camal. Waxaan xanaaq miyaa mise wax kale waaye. Wee, widaay kaftan ahayd ha u bixin, bisinka. Hoosgundidaadana dib u xiro, ani dagaal ma fadoow nooh. Soomaaliyeey Toosoo Barbaartaada aa taagersantahay ka dhaadhacsii inay xishmeeyaan. Unfortunately, they don't, same way aynan u ixtiraamin calankeena qurxoon. N.B. -- Barbaartaas aa taagersantahay guri la heysto iyo waxaas ma ugu soo horjeedi. My opposition against them dates back as far back as during Maxkamadaha in 2006 since iska ogaa inaynan qeyr iyo wanaagba midba soo wadin. Weyna rumowday taas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 20, 2010 loo qaaday Barbaarta waalan. Heesta oo loogu magacdaray Soomaalaay: Haddii daacad lagayahay Dacwada qofkii wada Cidi diidi meysee Diinta waa nasteexiyo Daawo lagu qaboobiyo Dowda nolosha loo maro Islaanimadu waa dahab Dadku ay u simanyihiin Ninna keli ma difaaco Daa'imka ilaashada Dagaal aan dhamaaneyn Dunidii la yaabtee Soomaalaay isdabaqabo Sidee diinta nagu tiri Dadku hadduu Islaanyahay Isdil uma banaanee Wadaadkii digrin jiray Dulmiga iyo wixii xaq ah (kala saarkooda) Dadka ay ka sugaayeen Haddii uu dagaal galo Damac iyo hoggaan rabo Ifka wuu duloobaa Aaqirana kasii daran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 20, 2010 Heesta marka iyaga loo qaadayo way banaan tahay miyaa ? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 ^Maanta Koofi'guu kumaad dhufan?, dee hees lagu hiifayoo lagu heedaarteeynayaa loo qaadaye iyagu isumey qaadin, wax taageedrsanna umey qaadin dee!, weedhu halkee bay kaa madhay?. Originally posted by Kool_Kat: ...You know, Maaddeey ahaan (shaabnimadaada iyo shiirkaaga toona dhag jalaq uma siiyee ), in aanan aniga dhinac kale kaa xigsaneyn? Kool_Kat, Abbaayo waa runtaa waan ogahay taas, adi naftaa markiin kuu sheegay saas oo kale inta ma ku oollin! **farajucsadeyning** waaba illoobay inaan kuu soo jawaabo, koo inta eh aa sifilida due croce igu riday! MMA, sxb Kaftan waa kasaa lakin wal ani arni arti may in arraase, dhallinta wixii run eh waa gaarkeeda lakin been ma laga sheegaayo anoo soo taagan, teeda kale waqti kugu filan waxa aan aaminsanahay & wax kale waad i aragtay, iyo waxa aan ku difaaco bar-baarta & waxa kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 20, 2010 If Somalia-Online was Somalia and not an obscure forum on the far corners of the internet filled to the brim with passionate yet mentally empty Obama-style liberals, Al-Shabaab would fall today. But this isn't Beletweyn, this isn't Mogadishu, this isn't Kismayo and this ain't no Baidoa, this is SOL where the dwellers try to vainly paint Somalia as a Western country forgetting that what may fly here may not fly there. In essence, people here have lost touch with reality over there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamelia Posted September 20, 2010 Shadaadiintaan in island la geeyo oo one big suicide bomb lagu wada xiiro baa fiicaan. Balaayo nila tagtay. Waxaan baa muslim isku sheegaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 ^Shadaadiin maxaa waayena?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 20, 2010 ^Maxaa luuqadiina isbaaro maa kuu taal? Su'aashii xijaaba iyo sigaarka ma ilowday duqa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 ^Wax kastoon illoobaba waxaanan illoobeynin markaad tiri: ..'and in English please'! horta wixii aad ka waday ma ii sheegtay? ma u maleynaayo, ma isku deyi kartaa mar kale?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 20, 2010 ^Rabtaada fadhi hee mugga! FYI, ereygaas gebdhada lee isticmaali jiray, markii iigu dambeysay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 21, 2010 Al Shabaab oo Jihaad khasab ah ku baaqday 010/09/20 | la daabacay Abdikafar Bar-kulan: Baydhabo- Horjoogaha maleeshiyada al-shabaab u qaabilsan gobolka Banaadir oo ku sugan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ugu baaqay dadka baay iyo bakool inay ka qaybgalaan wax uu ugu yeeray jihaadka ka socda Muqdisho. Cali Maxamed Xuseen Cali Jeesto ayaa xalay dadka Baydhabo kula hadlay mid ka mid ah misaajidyada magaalada Baydhabo waxuuna sheegay in gobalada ay maamulan oo dhan lagu soo socdo loona baahanyahay in dadku inay tagaan goobaha ay wax ku tababaraan. Horjooge Cali Jeesto wuxuu tibaaxay in dagaalka dowlada ay kula jiraan mid ka wayn inay ka war heleen taasi oo keentay in maleeshiyadu ay dadku ku buraarujiyaan inay aadaan goobaha tababarada. Hadalka Cali Maxamed Xuseen Cali Jeesto ayaa u muuqday mid amar ah waxaana uu ku soo aaday waqti dhaqdhaaq ciidan oo dhan ka ah alshabaab uu ka socdo degmoyinka Doolow, Yeed iyo Ceelbarde ee goballada Bakool iyo Gedo. Xoog ayaa dadka loogu qasbaa iney dagaalamaan oo ay isqarxiyaan, dilaana walaalohooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites