Maaddeey Posted September 19, 2010 ^Hay'adihiinnu sow tuugo, budhcada maaha iyaguna?, wixii ay naga dhaceen uun baan soo dhacsannay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 19, 2010 Originally posted by Maaddeey: ^Ii jawaab horta! Ps. Isha aa carro iga gashay! Isha lee yee ku xanuunin, ani Cawaale aan lahadlaayayee... Ismalura, siduu Maaddeey sheegay Doollo baan aniguba marmar isha kuxadaa markaan rabo inaan Sayidka nacnacdiisa aqriyo...Alla Sayidku muxuu cidaheyga udhameeyay, oo uu isagana is faanshay! Siduu isu faaniyey baaban ku laqanyoodaa...Alla islaweynaayaa, oo yasid badnayaa odayga...Jecliyaa odayga... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 ^Ok, fair enough, lakin dad inaad soo dhex gasho, eed dhinac u xagliso maaheyn, haddaadan gar bexeynin. Ismalura, Doollo.com ka sokow Diiwaankii Sayidka & Taariikhdii Daraawiishta oo Aw jaamac Cumar Ciise qorayna [the new edition, Djibouti]waan heystay, wax badan baa kaaga kordhi doona IA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 19, 2010 Yaan dhiniciisa qaatay? Gabadha waad ka gardarneed, ma indhahaa la'is tiri? Waxbey soo qortay, intaad qoraalkaas ra'yigaaga kadhiiban leheed baad su'aal aan loo joogin weydiisay, oo aad wilibo si qaldan u weydiisay...You know, Maaddeey ahaan (shaabnimadaada iyo shiirkaaga toona dhag jalaq uma siiyee ), in aanan aniga dhinac kale kaa xigsaneyn? Laakiin abaayo waad ka gardarneed... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 Al-shabaab oo bililiqeystay Idaacadda Honrn Afrik iyo Xisbiga oo GBC biliqo kula dhaqaaqay Kooxaha dowlad-diidka ah ayaa mar kale bililiqo kula dhaqaaqay raadiyeyaal madaxbannaan oo xaruntoodu tahay Muqdisho, si ay u aamusiyaan saxaafadda xorta ah. Labada shirkad-warbaahineed waxay Muqdisho ku lahaayeen idaacado iyo taleefishinno. Kooxda Alshabab ayaa aroornimadii Axadda la wareegtay idaacadda HornAfrik, iyagoo kadibna dhacay dhammaan qalabkii ay idaacaddu lahayd oo ay ka mid ahaayeen qalabkii FM-ta iyo keydkii. Horn Afrik waa idaacad gaar loo leeyahay tii ugu horreysay ee Soomaaliya laga dhiso sanadkii 1999kii, waxayna sharaf ku leedahay kaalintii ay ku lahayd inay kacaan cusub ku soo kordhisay warbaahinta Soomaaliya. Mid ka mid ah aasaasayaashii idaacadda iyo labo agaasime ayay Kooxda Alshabab shirqool ku dileen tan iyo sanadkii 2007dii. Saacado kadib, Kooxda Xisbul-Islaam, oo mar kastaba raacda raadka Alshabab, waxay iyana la wareegtay Idaacadda GBC. Waxay doonayaan inay labada idaacadoodba u adeegsadaan dacaayaddooda. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa yiri: “Aad baan u cambaareyneynaa falkan waxashnimada ah ee ka dhanka ah warbaahinta madaxa bannaan. Dhaca loo geysanayo warbaahinta gaarka loo leeyahay waxay muujineysaa sida ay u doonayaan inay u helaan taageerada bulshada. Dilalka shirqoolka ah, cabsi-gelinta iyo dhaca qalabka warbaahinta waxay qeyb ka yihiin dadaallada ay ku doonayaan inay ku aamusiyaan warbaahinta. Falalka noocan oo kale ah waxay burburinayaan guulihii ay warbaahinta Soomaaliya ku tallaabsatay 10kii sano ee la soo dhaafay.” “Saxaafad xor ah oo shaqeysa iyadoo kooxaha xag-jirka ah aysan cabsi iyo hanjabaad ku haynin waxay muhiim u tahay dalka Soomaaliya.” Tallaabada ay qaadeen kooxahan waxay 5 ka dhigeysaa tirada idaacadaha ay kooxdan la wareegeen tan iyo markuu billowday sanadkan. Horraantii sanadkan kooxahan waxay idaacadaha gaarka ah amreen inay joojiyaan heesaha. FG. Agaasimhii Idaacadda Hornfarik marxuum Saciid Tahliil Axmed waxaa dilay shabaab February 04, 2009. maantana waxay si rasmi(xaq darroa) ah ula wareegeen idaacadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 guess the source?, Raadiyow Muqdisho!! lakin Cawaale cinwaanka ayuu ka bedelay, why? FG. Paragraph'ka ugu dambeeya ee Cawaale Jeebkiisa waaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 FG=Fiiro gaah ah damiin waaxid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 ^Caqli xume!, ma anaad FG i baree! Allow Alle! Jaalle, waa inaad caddeysaa markaad wax ku darsaneysid, ood inta hore quote'gareysid intaadana si uun u caddeysid! sida inaad [..] dhex geliso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 Xageed ku argatay akhbaar FG. ah la socoto, mise anaad i moodday wariyaha SOL u jooga xamar(kashafa/juje)... Soco sheekadaadii tukulshka aad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 Originally posted by Cawaale: Al-shabaab oo bililiqeystay Idaacadda Honrn Afrik iyo Xisbiga oo GBC biliqo kula dhaqaaqay Kooxaha dowlad-diidka ah ayaa mar kale bililiqo kula dhaqaaqay raadiyeyaal madaxbannaan oo xaruntoodu tahay Muqdisho, si ay u aamusiyaan saxaafadda xorta ah. Labada shirkad-warbaahineed waxay Muqdisho ku lahaayeen idaacado iyo taleefishinno. Kooxda Alshabab ayaa aroornimadii Axadda la wareegtay idaacadda HornAfrik, iyagoo kadibna dhacay dhammaan qalabkii ay idaacaddu lahayd oo ay ka mid ahaayeen qalabkii FM-ta iyo keydkii. Horn Afrik waa idaacad gaar loo leeyahay tii ugu horreysay ee Soomaaliya laga dhiso sanadkii 1999kii, waxayna sharaf ku leedahay kaalintii ay ku lahayd inay kacaan cusub ku soo kordhisay warbaahinta Soomaaliya. Mid ka mid ah aasaasayaashii idaacadda iyo labo agaasime ayay Kooxda Alshabab shirqool ku dileen tan iyo sanadkii 2007dii. Saacado kadib, Kooxda Xisbul-Islaam, oo mar kastaba raacda raadka Alshabab, waxay iyana la wareegtay Idaacadda GBC. Waxay doonayaan inay labada idaacadoodba u adeegsadaan dacaayaddooda. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa yiri: “Aad baan u cambaareyneynaa falkan waxashnimada ah ee ka dhanka ah warbaahinta madaxa bannaan. Dhaca loo geysanayo warbaahinta gaarka loo leeyahay waxay muujineysaa sida ay u doonayaan inay u helaan taageerada bulshada. Dilalka shirqoolka ah, cabsi-gelinta iyo dhaca qalabka warbaahinta waxay qeyb ka yihiin dadaallada ay ku doonayaan inay ku aamusiyaan warbaahinta. Falalka noocan oo kale ah waxay burburinayaan guulihii ay warbaahinta Soomaaliya ku tallaabsatay 10kii sano ee la soo dhaafay.” “Saxaafad xor ah oo shaqeysa iyadoo kooxaha xag-jirka ah aysan cabsi iyo hanjabaad ku haynin waxay muhiim u tahay dalka Soomaaliya.” Tallaabada ay qaadeen kooxahan waxay 5 ka dhigeysaa tirada idaacadaha ay kooxdan la wareegeen tan iyo markuu billowday sanadkan. Horraantii sanadkan kooxahan waxay idaacadaha gaarka ah amreen inay joojiyaan heesaha. FG. Agaasimhii Idaacadda Hornfarik marxuum Saciid Tahliil Axmed waxaa dilay shabaab February 04, 2009. maantana waxay si rasmi(xaq darroa) ah ula wareegeen idaacadda. Just in case! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 Nin daad qaaday maxaa la dhahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 Haddaadan Weriye ahayn, maxaad cinwaanka intaad u tirtay mid cusub ugu sameysay! waad bedeli kartaa lakin maxaad source'ga uga tagtay, waad ka tegi kartaa source'ga lakin maxaad haddana halk paragraph ugu darsatay??! hadaad rabto inaad wax ku dar-darsato quotation dhex geli, kadib waxaad rabto ku darso! ethics'ka miyaan hadda ku bareeeynaa!!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 War ninka ethics-ka ka hadlaaya bal eegaa.. Eeega Eega Eeega, hadalkanai yaabkani Eega..hees aa igu soo dhacooso, in aad aka iga gubtidna wan cabsana maa daama ay heestu mamnuuc tahay. howl yeelo ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 19, 2010 For the record, Alshabaab reportedly denied they had any thing to do with Said Tahliil's murder and you know what! on that same day 04/02/09 it was posted on Sol and discussed here: http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/17442 So, duqa! sidii wax aad hubto maxaad FG intaad qorto, Alshabaab aa dilay u leedahay bi siighati al ta'keed?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted September 19, 2010 Arinta siciid aan ka kacsanahay maad i dhahdid marka, intaad maanta oo dhan surwaal asba gaaban ii sii laa-labaneesid. Arinta siciid iyo rag kale oo aad xaq duro ku disheen mar dhow aan ifin doonaa insha-allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites