Jacaylbaro Posted April 9, 2007 Xaafada ka mida Magaalada Muqdisho ayaa laga taagay calanka Jamhuuriyada Somaliland iyadoo sidoo kalana mehradaha ganacsiga Muqdisho qaarkood lagu dhejiyay sawirka Madaxweynaha Somaliland Dahir Reyaale Kaahin. Siyaasiga ****** Cabdilahi Sheekh Xasan ayaa amaan balaaran u jeediyay Shacabka iyo Xisbiyadda Somaliland,wuxuuna sheegay in beelweynta ****** u hayaan abaal aan la iloobi Karin,uuna ku faraxsan yahay in manta Muqdisho uu ku arko calanka Somaliland oo ka dul ba’banaya. “ Beesha ****** waxay beesha Caalamka ugu baaqee in la aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland,mida ku saabsan calanka gurigeeyga suran waligii ayuu surnaa,waana xusnaa runtii maalintii ay gooni isu taagtay Somaliland,cidii calankeeda ka soo horjeedana waxaanu leenahay KA NAX OO NAFTA WAAY,beelweynta ****** waxay Somaliland u aqoonsan tahay Jamhuuriyad mana aqbali karto shalay xasuuqay Siyaad Barre,maantana uu Xasuuqo Cabdilahi Yusuf”sidaas waxaa yiri Hogaamiye Bashiir Raage Shiiraar oo u waramayay Waagacusub isagoo socdaal hoowleed ku maraya dalka koofur Afrika. “ Somaliland waa dowlad aanu jaarnahay iyo dad aan walaala nahay sidaas ayaana u sababa inaan calanka Somalia iyo Somaliland is dhinac surno,waa dhab in reer koofureedka gaar ahaan beesha ****** hagratay Shacabka reer Somaliland laakiin jacaylka iyo kalsoonida ay noo hayaan walaalaheena Somaliland waxaa marqaati noogu filan sida qiimaha badan ee ay u qaabileen wiilashii laga celiyay Madaarka Gaalkacyo oo degaankoodii ah” ayay tiri Xalimo Sebriye oo ah hooyo aan wax ka waydiinay sababaha ay gurigeeda u dulsurtay calanka Somaliland tilaabada dadka reer Muqdisho ay calamada ku suranayaan guryahooda ayaa ku began xilli odayaasha ****** guddi gaara u magacaabeen sameynta Puraposal ku socda beesha Caalamka oo ay ku dalbanayaan inaysan wax ka qabin in la aqoonsado dalka Somaliland. Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeysay ee taariikhda tan iyo markii Somaliland gooni isu taagtay lagu arko Muqdisho xaafado uu ka dul lalmanayo Calanka Somaliland Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 9, 2007 tilaabada dadka reer Muqdisho ay calamada ku suranayaan guryahooda ayaa ku began xilli odayaasha ****** guddi gaara u magacaabeen sameynta Puraposal ku socda beesha Caalamka oo ay ku dalbanayaan inaysan wax ka qabin in la aqoonsado dalka Somaliland What a move ,,,,,,,,, ! ! ! ! Sudden development eh ???? ! ! ! ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 All sounds kind of desperate dont you think. Waagacusub has long recognise Somaliland.. Also was it not them who reported Villa Somalia fell a few days back? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 9, 2007 I'm wondering what is next ,,,,,,,,, Hmmm ,, may be that is why Buubaa was planning to come to Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 ^^^I welcome such statements its like how will this get Somaliland recognition or save these groups skin, they have lsot control of everything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 9, 2007 loooooooooooooool@ Jacaylbro. Jacayl, waasoo dhawaynayaa Calanka Somali land oo Mogadisho laga taagay. War aad loogu farxo weeyo . Masha Allah, Calankii ayaa Rayaale iyo madaxdii ka dheereeyoo Mogadisho maraya. Laba lugood ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 9, 2007 Don't worry sxb ,,, meelo kele oo badanna waa laga taagi doonaa ,,, Well, it is a desparate move runtii but good for Somaliland. Beelaha muqdisho were the most who were against somaliland when the ICU was on power ,,,,, they trying to get some support now when they lost everything ,,,,, anyway, we know how to deal with such situation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 9, 2007 looooooool@ such situation ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 9, 2007 haa dee ,,,,,,,,,,, abaal looguma qabo imika laakiin waa laga faaídaysanayaa uun Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 9, 2007 hey this a true story!! this caused yeey to travel back from baido with new 3000 amxaaro elite soldiers!! stay tune for more blood shed. his last horraay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted April 9, 2007 What's the odds for General Duke puting a Somaliland flag on his car? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 9, 2007 Jacaylbro haddaayba siyaasadu ugu macaantahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 Somaliland flag, nothing wrong with that, it is part of Somalia and thus I welcome their flag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 9, 2007 looooooool ,,,,,, walee geeska Africa si fiican buu u qasmay oo u walaaqmay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 9, 2007 ^^^Nah, there is more order than a few months back. Gone are certain players, such as clan courts, Ormo & Eritrean fighters on Somali soil. Quote Share this post Link to post Share on other sites