Jumatatu Posted June 25, 2005 Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku hanjabay inuu awood ku maquunin doono kooxaha Dowladdiisa hor taagan Wararka laga helayo Magaalada Sanca ee dalka Yamen ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hanjabay inuu awood u adeegsan doona kooxaha ka midka ah dowladda balse Siyaasad ahaan ku kala aragti duwan yihiin,wuxuuna sheegay Madaxweynuhu inuu cagta marin doona kooxahaas. Hadalka Madaxweynaha ayaa soo baxay wax yar kadib markii uu fashilmay kulankii magaalada Sanca uga socday isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka,in kastoo Dowladda Yamen Culeys weyn saartay wadahadaladaas haddana ma noqon kuwa horumar laga gaaray. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf tuhumay dalal uu magacabin inay faragelin ku hayan arrimaha dowladdiisa,isagoo wareysi siiyay Wargeyska 26-September waxaa uu yiriâ€Dadka ayaa ka qaban doonaa kooxaha Shar wadayaasha, xoogg ayaa u adeegsanaynaaâ€. Hadalka ka soo yeeray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa uu noqonayaa mid dhaawac hor leh soo gaarsiiyaa dib u heshiisinta Soomaaliya oo hadda cago badan lahayn. www.midnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 25, 2005 President Yusuf promises to root out opposition by force...! The fisrt post that made sense from your part. We wait and see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted June 25, 2005 Originally posted by General Duke: that made sense from your part. Sxb you have the liberty to utter and say things as you want - cause gacalkaa aya gurbanka garabka kugu haaya.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted June 26, 2005 Juma, xay tahay balaayadaa sheeqeee? Xaad leedihiiin qolodiina Hobyo. Mahiinii aa lagu dagaalamaa, xoogaana lagu heystaa Hobyo adina meel kalaa fiirihee. Kac hee abti. Xay tahay sidaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted June 26, 2005 ^ . I even know more about Somali accents than you . Quote Share this post Link to post Share on other sites