Sharif_seylaci Posted October 22, 2006 Gaalkacyo: "Magaalada Waxaa jooga dad loo soo diray in ay laayaan madax iyo shacab kala duwan oo Muqdisho ka yimid" Gudoomiyaha degmada Koonfurta gobolka Mudug. Axad, October 22, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Gaalkacyo (AllPuntland)- Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug Xusen C/lle Aw cali ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xubno ka mid ah maamulka Gal- Mudug ay wadaan olole ay ku doonayaan in ay maxkamaduhu ugu soo tallaabaan gobolka Mudug. Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in madax uu ka gaabsaday in u saaxaafadda magacyadooda ka sheego ay wadaan qorshahaasi, aysanna ku matalin shacabka iyo waxgaradka gobolka Mudug. Mudane Xuseen ayaa waxa uu sheegay in waxa ugu muhiimsan ee loo baahan yahay ay tahay in la adkeeyo amaanka iyo difaaca midaysan ee gobolka Mudug ee ay wadaan ciidamada isbahaysiga ah ee Puntland iyo Gal-Mudug. Waxa uu intaasi ku daray in dad laga soo diray magaalada Muqdisho, looguna talo galay in ay isku diraan dad deegaanka laayaanna dad madax iyo shacab isugu jira, Si la isugu dhufto dadka degaanka Mudug waa sida uu hadalka u dhigaye. Gudoomiyaha K/ Gobolka Mudug ee maamulka Gal- Mudug ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu waraysi caawa siiyay Radio Gaalkacyo. Ma jirto cid ka tirsan Puntland iyo Gal-mudug oo ka hadashay arrimahani. M. J. Koronto AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 22, 2006 ^^^lol. Invade Galkacyu.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted October 23, 2006 wey uu sooo socdaan adeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted October 23, 2006 I hope they clean out southern Gaalkacyo asap, many of the hard-headed problamatic people live there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 24, 2006 ^^^No such luck. the place that will be cleaned out will be lower shabbele. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted October 25, 2006 ^No one asked you anyhow dude, but keep in mine that the people that need to be cleaned out from Gaalkacyo and you are basically one in the same. I don’t expect you to turn on your friends. Warlords and their supporters are the same! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 25, 2006 ^^^I expected nothing less from the fake group of the age. But as I have said when the reckoning comes it will not be Galkacyu that will feel it, since everyone owns his or her property there , but the fat Xaran-kunax, scrap merchants of Mogadishu and lower shabbele will feel it. Quote Share this post Link to post Share on other sites