General Duke Posted June 1, 2009 Ciidamada Dowlada Somalia oo Dagaal adag ka dib la Wareegay Saldhiga Degmada Yaaqshiid iyo Sanca Isniin 01 Jun 2009 Dagaalo xalay saqdhex ilaa iyo saaka ka soconayay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada ay kula wareegen saldhiga degmada Yaaqshiid, Siinaay oo aheyd goobo ay gacanta ku hayeen dhinacyada ka soo horjeeda dowlada. Dagaalkan oo la isku adeegsanayay hubka culus iyo iyo kan fuduud iyo waliba madaafiicda ayaa sii xoogeystay barqanimadii maanta waxaana la sheegay in dagaalkani u sabaabay dhimasho iyo dhawaac aad u tiro badan, waloow aan si rasmi ahi loo heyn Tirada dhab ta ah. Afhayeenka Ciidamada Xooga Dalka Farxaan Mahdi Casaanyo ayaa u xaqiijiyey saxaafada in ciidamada dowlada ay gacanta ku dhigeen goobahaasi kadib dagaal gacanta la isula tagay, waxa uuna intaasi ku daray in aysan marnaba dagaalka joojin doonin oo ay wada yaan ilaa inta ay ka xaqijinayaan amaanka Magaalada Moqdisho. Afhayeenku waxuukaloo sheegay in dagaalkaasi ay ku qabteen maxaabiis badan oo ka tirsana kooxihii kasoo horjeeda oo ay dagalka la galeen isla markaana ay jiraan qasaarooyin badan oo ay gaarsiiyeen, hase ahaatee uu yar yahay dhinacooda qasaaraha soo gaaray, balse lama hayo wali warar madax banaan oo xaqijinaaya sheegashada dhinac Dowalda gulahaasi. dhinac kale maanta ayaa qarax aad u xoogan waxaa uu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Moqdisho, kaasoo lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Booliska Somalia oo halkaasi marayey. Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan oo ayaa wax u ka dhasahy kadib markii miini wadada dhinaceeda logu aasay Ciidamada Boliska halkaasi marayay waxaana la sheegayaa inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Ciidamada Booliska. Markiiba waxaa soo gaaray goobtii Ciidamo ka tirsan Dowlada Somalia oo halkaasi ka riday rasaas aan la garaneyn cida ay ku ridayaan. waxaaana joogsaday dhamaan isticmaalki wadadaasi, iyadoo sidoo kalena la xiray goobihii ganacsiga. Allidamaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 1, 2009 lol...Allidamaale... haddana kan maa wax ka qortaa? Do you still contribute to Abaaqaroow too? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 1, 2009 ^^^LOOL. Nice one Mr Somalidoon editor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 1, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^LOOL. Nice one Mr Somalidoon editor lol...I wish I was the editor then nac-nac maba lagu soo qoreen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 1, 2009 ^^^Ok, stop the nac-nac on SOL and then we would belive you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 2, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Ok, stop the nac-nac on SOL and then we would belive you. nac-nac qofka shaqo ka dhigtay waa la yaqaan oo xitaa daqiiqad gudaheed warkiisu is burinayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 2, 2009 Duke, That's funny coming from you. You support Yeey after all. You yeey supporters are HYPOCRITES! I will say this out loud though. You are a supporter of a savage. You lie, to downplay the crimes they have committed. You ain't fooling no one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 2, 2009 ^^^Adeer you are funny, you have the avatar of a mass murderer who ran on a donkey and giving lectures to others. Wonders never stop. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Belial Posted June 2, 2009 So predictable Duke. You really think somalis prefer A/Y over Barre? Hahah...if somalis would know that overthrowing barre would lead to this.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 2, 2009 ^^^You at least wear better face than old FU-FU, and who are these Somali's you speak of? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 2, 2009 Adeer marxuumka waad ku weeyraxd you must be one heck of a retard, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 2, 2009 Originally posted by Belial: So predictable Duke. You really think somalis prefer A/Y over Barre? Hahah...if somalis would know that overthrowing barre would lead to this.. I think history tells who did better!...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 2, 2009 ^^^They did better than Aydeed Sr. FuFu adeer one is discussing the legacy of a mass murdering tyrant who destroyed Somalia. Inherited an army and ran away on a Donkey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 2, 2009 Duke, We've already been through this, come up with some other chickenshyt to rant about. You're faker than a knock-off prada purse from Chinatown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 2, 2009 Adeer, no need to get angry and personal, ya Afwayne face. It’s your avatar, and your "righteous" stance. Just hilarious, you should go to Hargaysa and do stand up with a Siyad Barre mask, you will get a great audience and a warm embrace. Quote Share this post Link to post Share on other sites