Emperor Posted January 16, 2009 Cabdi Cabdule Saciid {Jiniboqor} oo isusotaagay xilka madaxtanimada soomaaliya(Daawo Sawirada) Cabdi Cabdule Jiniboqor oo ku sugan Magaalada nairobi ee Dalka kenya ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Nairobi ka sheegay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, isagoona muujiyay sida uu doonayo xilkaas. Xildhibaanka ayaa sheegay inuu si weyn u rajeynayo inuu ku guuleysto xilka Madaxtinimada, isla markaana shacabka uu doonayo inuu dhibaatada ragaadiyay ka samata bixiyo, isagoo adeegsanaya waaya aragnimo iyo karti dheeraad ah waa sidoow hadalka udhigaye . Waxuuna sheegay xildhibaanka inow asaga kaduwan yahay xildhibaanada isusoo sharaxay xilka madaxtinimada soomaaliya oo uu donayo inow mideeyo garabyada siyaasada soomaaliya mana sheegin wax qabadkiisa ku aadan madaxtanimada.. Kaliya waxuu sheegay inow wax qabadkiisa ka horsheegi doono marki lamideeyo 575 xildhibaan ee matalaya umada soomaaliyeed.. Cabdi Cabdule Saciid {Jiniboqor} ayaa ka mid noqonaya Xildhibaano caan ah oo ka tirsan Baarlamaanka kuwaasoo ay ka mid yihiin Cali Maxamed Geedd iyo Guleed gacma dheere Maxamed Qanyare, oo dhowaantan shaaciyay inay u taagan yihiin musharaxnimada xilka Madaxweynenimada. Cadiraxmaan Diiriye Nuur Nuure1000@hotmail.com Nairobi Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2009 I like the Shirt with the suite, Lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 16, 2009 "War cawdibilaysta, Jinni baa nagu dhex jiree" -- Xildhibaan Casharo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted January 16, 2009 ViVa Cabdi Cabdulle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16, 2009 I would disqualified just for wearing that suit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2009 lool. The man has balls to come out looking like that.. Nice shirt.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2009 ^Lol, what you laughing for, Jiniboqor has got a style, Odaga can speak as well, waa big time Aftahan and can give a speech for 12 hours on going Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 16, 2009 ^^Our own Fidel Castro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 16, 2009 Yup, that's my Awoowe...If he is elected ** **, he should hire me as his wardrobe co-ordinator... :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 16, 2009 Originally posted by Libaax-Sankataabte: "War cawdibilaysta, Jinni baa nagu dhex jiree" -- Xildhibaan Casharo Haha, , I remember this one few year ago, Casharo made that comment and the meeting room turned into a boxing ring, Jini-boqor throwing bunches , heh that was funnyyy Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted January 16, 2009 Woow Jiniboqor is still around and kicking. Very shrewd and opportunistic politician he is. He made a lot fortune in Kenya back in early 80s and later lost most of it. I am sure he is back into business now. KK, your Grandpa was a good friend of my dad and my dad once lived in his house in Nairobi in early 80s(early kala roor.) Jini welcomed us in Nairobi once again in qaxii 2aad in the 90s. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted January 16, 2009 Jiniboqor, the name baa iitili. I saw his speech on universal TV, he is too old and set in his ways. bless him he offered everyone and included every fraction in his speech. But far too old to represent a state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted January 17, 2009 He is my man. Honest and humorous. But seriously, I am supporting Nuur Cadde. He is better than Sheikh Shariif. He at least is not a pretender. And the old man is light-skinned. I like that skin. Call me racists now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 17, 2009 He looks reasonable, we need something fresh, I wouldn't mind voting him for best fashion outfit, indha adeegaas qof leh baa wadanka hogaamin karo, ninkan waa federation and loves unity between Somalis, look the amount of clothes he mixed, good sign he can bring back Somali unity and peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites