General Duke Posted September 30, 2004 Saraakiil iyo ciidan ka tirsanaa maamulka Somaliland oo u soo galay Puntland Laas Caanood Laas Caano :- Wararka ka imanaya magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay maanta halkaasi soo gaareen sarakiil iyo ciidamo Somaliland ka tirsanaa si ay ugu biiraan maamulka Puntland. Sarakiisha iyo ciidammada ka soo baxsaday dhinaca Somaliland ayaa waxaa hoggaaminaya ninka lagu magacaabo Yuusuf Cabdillaahi oo ku magac dheer (Ina Quuje), kaas oo ka mid ahaa ragga ugu firfircoon ee ku sugnaa jidda hore ee ay ku sugan yihiin ciidanka Somaliland. Sarkaalan oo maanta u warramayey SBC ayaa shaaca ka qaaday oo sheegay in ay go'aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dhulkooda kadib markii buu yiri aanu aragnay tallaabooyinka ay wadaan madaxda sarsare ee maamulka Somaliland ee gardarrada iyo dhul ballaarsiga huwan. Dadweynaha magaalada Laas Caanood ayaa si diirran u soo dhoweeyey saraakiisha iyo ciidammada ka soo galay dhinaca Somaliland dadweynaha magaalada Laas Caanoodna waxay ku tilmaameen tallaabo loo baahnaa in mar hore la qaado. Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa soo dhoweeyey soo gelitaanka raggan, sida uu SBC u sheegay taliyaha hawl gelinta jiidda hore ee ciidanka daraawiishta, G/le Sare, Deyr Cabdi. Saraakiisha iyo ciidammada u soo galay Puntland ayaa gaaraya 45, waxanay sheegeen in ciidamada ka tirsan Somaliland ee u dhashay Puntland ay gaarayeen ilaa 200 oo askari hase yeeshee ay haatan ay ku noqdeen dahnahooda halkaasna ay iskaga tageen. Radio SBC Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted October 4, 2004 Ciidamada Ka Soo Galay Dhinaca Maamulka Riyaale Oo Saaka ay La kulmeen Wasiiro Iyo Saraakiil. Full Article Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 4, 2004 Bari Nomad Are you still trying to convince us about the elusive INA QUUJE ?? Nine months is not long enough mate, you should've waited a lil bit longer! Been run u eeg sheeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2004 "smith" was this after you guys captured kismayoo looooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 4, 2004 How did ina Quuje's story resurface again nine months after he was touted as a defector? Did In-Quuje defect back to Riyaale or something? This is a strange story indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2004 libaax loool i gues even propaganda can be recyled Quote Share this post Link to post Share on other sites