Sophist Posted October 4, 2004 Gudoomiyaha Sporti-ga Ee Gobolka Sool Oo Beeniyey Warar Sheegayey In Uu Xulka Gobolku Ka Qayb Galay Ciyaraaha Gobolada W/Galbeed. Laascaanood(Radiolascaanod.com)03/010/04-Axad-Gudoomiyaha Sporti-ga ee gobolka Sool Cabdi Saciid Abokor ayaa beeniyey in Xulka kubada cabta ee gobolka Sool ka qayb galay Ciyaarahii bishii hore lagu qabtey magaalada Hargaysa ee ay ka qayb qaybqaateen Gobolada Maamulka la magac baxay Soomaaliland. Gudoomiyaha oo u waramayey Radiolascaanod.com ayaa shaaca ka qaaday in ay arrintaasi tahay mid been abuur ah oo lagu been abuurtey xulka gobolka , waxaa kaloo uu intaa ku daray Gudoomiyahu in ay jiraan dhalinyaro yar yar oo aan ka tirsanayn Xulkiisa loo qaaday Dhinac maamulkaasi kuwaasi oo lagu tilaamay in ay yihiin Xulkii Gobolka Sool. Waxaa kaloo uu sheegay Cabdi Saciid in dhalinyaradaas si qarsoodiya looga saaray magaalada , kuwaasi oo ay ku adeeganayeen kuwo dano gaar ah ku watey oo doonaya uun in ay maamulkaasi kaga lacag qaataan ,bulshadana loo tuso in xulka gobolka Sool ka soo qayb galay Ciyaarihii maamulka Lamagc Baxay Soomaaliland. Guddoomiyaha Ciyaaraha Gobolka ayaa waxa kale oo uu sheegay in ay dhawaan xulka rasmiga ahi ka qayb gali doono Ciyaaraha Gobolada ee DawladGoboleedka Puntland, Hadaba waraysi Arrinamaas oo dhan ku saabsan ka dhagayso halkan. http://www.radiolascaanod.com/ C/casiis Saleebaan Axmed Radiolascaanod.com Laascaanood Somaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted October 4, 2004 Everybody knew it was a fake team including me, the real star players from Sool weren't even in it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted October 4, 2004 ^ Qudhac was the lone organizer of this fake game and eedo Xarago was the media rep telling the world about it na'mean. loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 4, 2004 Sophist I thought your brother was one of the players? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 4, 2004 Originally posted by Sophist: Is that my brother I see, the tall boy; fifth in from the left lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted October 5, 2004 LOOOOOOOOOOOOL This is not unusual! In the late 80;s, Mudug/Galgaduud/Nugaal fielded players from Mogadishu. This was a time when the great Waqooyigalbeed players like Dheereye dominated the game. The best teams were from Waqooyibari, Banaadir, Jubbade hoose, Baydhabo and shabeelada dhexe. The team of the masses was Togdheer (led by the late colourful Alamsay jaqafasay, qardamsey). Now here comes the joke: According to the romour mills, the Mudug region participated in the football tournament in 1982. Most of the players were not profs. They brought with them some supporters who never saw a good footfall match. When the opposing team scored and celebrated my mudug cousins were reported to have remarked: BA'AA TOLOW MA GEEL BAA LAGA DHACAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted October 6, 2004 Ayoub, as you may know, I am not from Sool; Sanaag is where I hail from. My brother as I have mentioned in that thread lives in Ceerigaabo; so there you have it. Quote Share this post Link to post Share on other sites