Sign in to follow this  
NASSIR

Somalia: The Hijacked plane flew back to Djibouti safely

Recommended Posts

NASSIR   

Somalia: The Hijacked plane flew back to Djibouti safely

 

Las Qorey, October 5 (Dhaharonline)-The cargo plane that was hijacked to Las Qorey was safely released today, according to the Secretary of State for interior and security department of Maakhir, Mr. Ahmed Hussein Yusuf.

 

Mr. Yusuf also confirmed to us that all the boarding passengers, cargo, and equipment in the plane safely returned to the business people that had initially leased the plane to Bosaso. The plane was carrying khat, an amphetamine-like stimulant, which is a profitable commercial product in Somalia.

 

“I am glad that we resolved the issues peacefully,” said Yusuf. The attackers were in partnership with the businesspeople, according to Mohamed Taar who is a well known businessman in the North and was among the attackers. “We were in partnership with them but got into squabble regarding unresolved transactions,” he said.

 

Las Qorey a district of Madar region, one of the three regions that come under the newly created Makhir is now very calm. Makhir is a self-declared autonomous state that still remains unrecognized by the Transitional Federal Government of Somalia.

 

Impeded by lack of international support and continuing social and economic challenges, Makhir aims to reverse the enormous environmental, political and economic problems faced by the region on a daily basis.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Diyaaradii Halka habeen U hoyatay ama lagu heystey Garoonka Magaalada Laasqoray oo Maanta Si Nabada ah halkaas uga duushay

 

Laasqoray:- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laasqoray ee G/sanaag ayaa waxay sheegayaan in Maanta Galankii hore ay halkaas ka Duushay Diyaaradii afduubka loogu haystay Degmada Laasqoray iyadoo ay dhamaan Bed qabeen Shaqaalihii Diyaaradaasi Saarnaa iyo macaa qalabkii Diyaarada.

 

 

Sii daynta Diyaradaas waxa Gacan wayn ka Gaystay Maamulka Maakhir ee Gobolka Sanaag, ka gadaal markii ay halkaas gaadheen Masuuliyiin ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Maakhir ee uu ka mid ahaa Axmed Faarax Jibriil oo ahaa ragii guntiga u xidhay inay si nabad hawshaasi ku dhamaato.

 

Warku waxa uu intaas ku darayaa in Diyaradaas Shaqaali la socday ay dhamaan tood aad u farax sanaayeen iyaga shaaca ka qaaday in ilaa iyo intii ay joogeen Duleedka Degmada Laasqoray si aad loo soo dhaweeyay oo aan wax xad guduba lagula kacin iyagoo Mahad baaladhan u soo jeediyay Maamulka Maakhir oo ay sheegeen inay aad u la shaqeeyeen.

 

Tan iyo intii ay Dhacday Afduubkii loo gaystay Diyaaradaas Qaadka qaadi jirtay waxa magaalada Laasqoray ku sii qul qulayay Wufuud aad u fara badana kuwaas oo aad uga dhex muuqdeen Masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Maamulka Maakhir iyo Dhamaan Wax garadka deegaan oo iyana dhan kooda waday Abaabul ku aadan si daynta Diyaaradaas, iyadoo aanay jirin cidkaloo halkaasi soo gaadhay arintaas oo aan ahayn Maamulka Maakhir iyo Odayaal dhaqameedka Degmada Laasqoray.

 

Afduubka Diyaaradaas ayaa yimi ka gadaal markii uu muran baahsani soo kala dhex galay Ganacsade qaadka ka ganasada oo lagu magcaabo Maxamed Taar oo ahaa Ninkii qaadka keeni jiray Degamada Laasqoray, iyo Gansade kale oo isna qaadka keena Gobolka Bari, taas oo sabab u noqotay in Diyaaradaas la afduubo.

 

Hadaba Su"aasha sida aadka laysu waydiinayo ayaa ah see Pooliska Garoonka Bosaaso uu ula socon waayay dhaq dhaqaaq ragaas Diyaarada afduubay oo ay falkaas uga fuliyeen Garoonka dhexdiisa oo ay ku sugnaayeen Saraakiil sar sare oo ka tiran Maamulka P/land, arintaas oo dhabar jab wayn ku ah Maamulka P/land.

 

 

Jaamac Ayaanle Feyte

LaasqorayNet-/Dhahar.com

feyte37@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

It was indeed, the new administration managed it well and solved the problem pretty quickly and because of it I commend on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Yeah, they did play a major role solving the issue. Though in a sense its act of crime. However, the case was rested in peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this