King_Sasa Posted September 26, 2008 Dubai:- Warar lagu shaaciyey Warbaahinta caalamka saaka ayaa waxay sheegayaan in Burcad badeeda ka shaqaysa Gacanka Carbeed ay gacanta ku dhigeen markab xamuul ahaa oo sidey hub aad u tiro badan iyagoo hubkani uu ku jirey Taankiyo, Baasuukayaal, Baabuurta dagaalka oo lagu sameeyey dalka Ukraine ee Midowgii Soviet-ka ee bur burey. Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Ukrain ayaa saaka goor uu la hadlayey ayaa waxa uu xaqiijiyey in Burcad badeeda Bada Cas ka shaqeysa ay gacanta ku dhigeen Markab laga leeyahay Dalkiisa kuna bad maaxayey Calanka Wadanka Belize. Waa noocan oo kale kuwa ay Burcadu Qabsatey. Waxa kale oo uu sheegey Wasiirku in hubkani ay ka mid ahaayeen 30 Taangi oo nooca casriga ah ee T 72 oo lagu sameeyo dalka Ukraine inkastoo taangigu yahay mid asal ahaan lagu sameeyo dalka Ruushka. Wasiirku waxa kale oo uu ka darey in hubkale oo uu ka gaabsadey ay ku jireen hubka ay burcad badeedu la wareegtey, hase yeeshee waxa uu wasiirku intaa ku darey in Buracdu ay markabka kusoo weerareen 3 doonyood oo kuwa dheereeya ah. Waxaase weli la cadeyn in rasaasi ay saarneyd iyo inkale inkastoo qaar ka mid warbaahinta dalka Ruushka ay sheegeen in hubkani saanadoodii Rasaasta ay u dhaneyd. Andrew Mwngura oo ah wakiil hay'ada Caawisa badmareenada Dalka Kenya ayaa sheegey in hubkani uu ku socdey Koonfurta Dalka Suudaan iyadoo uu qorshuhu ahaa in hubkan laga rara Dekeda Mombaza loona rarayo Koonfurta Suudaan. Hubkan tirada badan ayaan la garaneyn sida ay ka yeeli doonaan Burcad badeeda Soomaaliyeed iyadoo hadii ay gacanta ku dhigaan hubkan oo doonaan iney isticmaalaan in ay noqon doonaan kooxaha ugu awooda roon ee Sources- Laasqoray.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2008 If this is true then its an amazing development. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 26, 2008 ^^^Tank or no tank...wixii baddeena kusoo xad gudbah, ganaaxa un baa ujareenaa dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted September 26, 2008 war kaarahan yaan loo dhibin General Duke, haddi kale inagu inaku soo jeedinaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 26, 2008 ^^^Adeer I am no nonsence.. I would whip you folks into shape. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 26, 2008 http://www.time.com/time/world/article/0,8599,1844914,00.html Amazing development. What are all these warships in the Somali coast supposed to do; Watch these pirates make fun of them day in and day out. This is turning out to be one hell of business. Quote Share this post Link to post Share on other sites
King_Sasa Posted September 26, 2008 I wonder what they going to do with the Tanks, sell it perhaps, I think they have the capability to offload it, Its strange.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted September 26, 2008 "Ironically, the activities of the pirates may be lifting the lid on the illicit trade in weapons around the Horn of Africa. Though these guys are painted with lithe contortions of a big snake by the media, they are blessing in disguise, in my humble opinion, to the long Somali coastline --violated everyday by foreign-owned vessels and fish trawlers and freighters carrying illegal shipments of weapons-- because of the absence of central government, an opportunity the vultures have taken great advantage of our internal crisis. Like Congo, they would rather have Somalia remain lawless than live to witness a robust, functioning central government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 27, 2008 Waxay ugu daran tahay maalintay Nuclear qabsadaan ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 29, 2008 http://www.nytimes.com/2008/09/29/world/africa/29pirates.html?ref=africa The drama is getting more intersting. Did the pirates chew more than they can swallow or it is more of the same i.e clever enterprise of high stakes extortion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 29, 2008 I'm still waiting for the final show ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 29, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Waxay ugu daran tahay maalintay Nuclear qabsadaan ,,,, loooooool...oo maxay ku samayn doonaan toloow JB kuwaani taariikhda dagaalka ahliga ah ee Soomaaliyeed baal bayba ka galeene?...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 29, 2008 This interview taken by the BBC Somali Services with a Somali man claiming to be the leader of the Somali Pirates on the ship is very intersting.... They guy claims to be a good samaritan protecting the Somali sea from unauthorized fisherman and foreign companies dumping waste. And he calmly says that they are ready to die if the situation gets worse and that they are not bothered by the warships watching them: here is what the man said: Somali Pirates Interview Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted September 29, 2008 Abwaan, thanks for the link. I wonder why Y Garaad cut that part of interview with the Captain, particularly the last bit where the captain was saying that one of his crew died because of "illness". Quote Share this post Link to post Share on other sites