Rokko Posted March 29, 2005 Qormada Asbuucan:Waa nin caynkee ah Gudoomiyaheena Barlamaanka Posted to the Web Mar 29, 11:43 Kaaha Bari --- Shariif Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Barlamaanka federalka somaliya Agosto 2004, Wuxuu ka tirsanaa Kooxdii SRRC ee Ethiopia lagu soo dhisay 1996dii, wuxuuna ka mid ahaa Wafdigii Jabhadda RRA ee Booqashada ku timid Puntland 2001dii, wuxuuna saami weyn ka helay Lacag Cabdullaahi Yusuf Axmed oo waqtigaa ahaa Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ku Maalgeliyey Dhismihii Maamulka Baydhabo lacagtaasi oo dhammeyd dhowr Bilyan, shilin Somali, inkastoo maamulkii sare ee RRA sheegeen in lacagtaasi aanay badankeed soo gaarin Baydhabo, Shariifku wixii mudadaas ka danbeysey wuxuu noqday ganacsade Qaadka Miirowga, wuuna soo shaac baxay, wuxuuna gacan saar la yeeshay Cabdulqaadir Muunye oo ah Ninka ku kalluumaysta Maraakiibta Kalluumaysiga dawaladdii Soomaaliya oo wada Baqshiisha qab-qablayaasha oo dhan. Muddadaa kadib, wuxuu ka mid noqday Xubnaha waaweyn ee ka soo waarida Kenya qaadka Miirowga oo geeya Baydhabo, Muqdisho iyo meelo kale. Shariifku wuxuu Xiriir dhow la lahaa Cabdullaahi Yusuf Axmed, waxayse kala boodeen Markii Cabdullaahi Yusuf taageeray Shiikh Adan Madoobe, tartankii doorashada Guddoomiyanimada Barlamanka Federalka Agosto 2004. Hadda wuxuu ka mid yahay dadka ugu Xag jirsan oo ka soo horjeeda Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Xukuumaddiisa wuxuu Geed dheer iyo Mid gaabanba u fuulay in uu Mucaaradkiisa taageero, wuxuu leeyahay 3 xaas oo ka kala dhashay Qanyare jufadiisa hoose iyo Cabdiqaasim jufadiisa hoose, waxaana Xaqiiq ah In shariif xasan Shiikh aadan yahay la hayste una baahan yahay in laga Xoreeyo Maafiyada Muqdisho ugu gabban. Kaaha Bari/Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 29, 2005 Not a useful article at all. It signifies the politics of pitying and how desperate some people get. Leave the man alone as his opposition vents through legitimate legislative process that’s quite foreign to the gun-wielding nomads. PS. Armed oppositions ought to be dealt harshly. Breathing room must be given to the likes of Sharif. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted March 29, 2005 PS. Armed oppositions ought be dealt harshly. Breathing room must be given to the likes of Sharif. are you serious xiin?maxaa ku jaban hadaan barano our leader background :confused: waxaan meesha ka aqriyay shariifka in uu ka ganacsan jiray qaadka taasna sxb wax qarsoon ma aha. walaahi waa dhibaato dadka hadeey seefta la boodaan ayakoon wax hubsan. we went the truth to came out. shaqo see lagu gu siinaa sxb adigoo lagaran taariiqdaada. there is nothing wrong with this article. I wonder how he got the job if he was drag dealar. cajiiiiib that is my opinion Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 29, 2005 Sherifka maxaa lagu haystaa, ma Zenawi maxaad raqaska u cunsiisay? Quote Share this post Link to post Share on other sites