Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Attack on AMISOM troops leaves at least 9 dead

Recommended Posts

Mucaaradka oo weeraray xarunta Ciidamada AMISOM

4 Sep 4, 2009 - 6:48:41 AM

 

Ugu yaraan 9-qof oo ay ku jiraan dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay weerar xalay [sep 04] lagu qaaday saldhig ay Muqdisho kaga sugan yihiin ciidanka AMISOM, iyadoo dhinacyadu ay isku adeegsadeen hubka culus iyo kan fudud.

 

Dagaalka oo ka dhacay kuliyadii hore ee Jaale Siyaad oo ay dagan yihiin ciidan ka socda dalka Burundi ayaa wuxuu bilowday markii Islaamiyiinta ka horjeeda DF ay weerar lama filaan ah ku qaadeen.

 

Sida la xaqiijiyay dagaalkan ayaa wuxuu sababay dhaawacyada 19-qof, kuwaasoo ay ku jireen caruur iyo haween ay guryahooda kula dhaceen qaar ka mid ah madaafiicdii ay dhinacyadu u adeegsanayeen dagaalkooda.

 

"Guri ku yaala xaafada Raadaarka waxaa ku dhintay 2-qof oo rayid ah tiro intaas ka badana way ku dhaawacmeen, sidoo kale guri ku yaala suuqa bakaaraha waxaa ku dhintay 3-qof, kuwo kalena way ku dhaawacmeen" ayuu yiri ruux goobjooge ah.

 

Weerarkan oo ahaa mid dhacay xiligii afurka lagu jiray ayaa wuxuu khalkhlal iyo cabsi weyn geliyay dadka dagan xaafada ku dhow Kuliyada Jaale Siyaad; iyadoo qoysas badan ay qasab ku noqotay inay guryahooda ka cararaan iyagoo aan afurin.

 

"Dhaawacyada waxaa ka qaadnay deegaano ka fog halka lagu dagaalamay iyo kuwa ku dhow, waxaana kala gaarsiinay Isbitaalada Madiina iyo Dayniile" ayuu yiri mas'uul u hadlay hay'ad ka mid ah kuwa Ambulance-yada ee Muqdisho.

 

Saraakiisha ciidanka AMISOM ayaa ka gaabsaday inay dagaalka ka hadlaan, sidoo kale kooxda weerarka qaaday ayaan iyaduna hadlin, waxaase uu weerarkan noqonayaa kii labaad oo lagu qaado saldhigaas bishan Ramadan.

 

Xoogaga dowlada kasoo horjeeda ayaa waxay horay ugu hanjabeen inay xoojin doonaan weerarada ka dhanka ah AMISOM iyo ciidanka DF inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: 9 dead during insurgent attack on African peacekeeper base

4 Sep 4, 2009 - 7:01:31 AM

 

MOGADISHU, Somalia Sep 4 (Garowe Online) - At least nine people including civilians were killed Friday in the Somali capital Mogadishu when insurgents attacked a base housing African peacekeepers, Radio Garowe reports.

 

The fighting erupted overnight Thursday around ex-Jalle Siyad College compound, where African Union peacekeepers from Burundi are stationed. The AU force, known as AMISOM, has been serving in Mogadishu since early 2007 to defend the Somali Transitional Federal Government (TFG) against insurgents.

 

 

Somali insurgents

"Two civilians were killed inside a house in Daynile district [south Mogadishu], while three [other] civilians were killed at a house near Bakara Market," said a witness, who reported that more civilians were wounded in both incidents when shells slammed into homes.

 

It was unclear where the shells originated from, but heavy artillery was exchanged between the two sides during the battle, local sources said.

 

At least 19 wounded civilians were rushed to Mogadishu hospitals for treatment, according to emergency workers.

 

AMISOM commanders have not spoken about the latest deadly violence. Somali insurgent factions Al Shabaab and Hizbul Islam have not claimed responsibility for the attack.

 

It was not clear whether peacekeepers or insurgents were killed or hurt during the attack, which comes during Islam's holy month of Ramadan.

 

The insurgency in Mogadishu and other parts of south-central Somalia threatens to overthrow the TFG, which is cornered to a few pockets of the seaside capital but enjoys international support.

 

Meanwhile, the humanitarian crisis deepens in Somalia with UK-based aid agency Oxfam reporting that Somali refugee camps inside Somalia and in neighboring countries are "overcrowded" due to the relentless insurgency. REPORT: Overcrowded and desperate camps in Somalia, Kenya and Ethiopia 'barely fit for humans'

 

Somalia has been plagued by civil war, drought and an insurgency since the early 1990s when a U.N. peacekeeping mission failed to restore order the chaotic Horn of Africa country.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this