Sign in to follow this  
Nur

Halganka Xaqa iyo Baadilka

Recommended Posts

Nur   

From e-Nuri Somali Service Archives 2003 Editions.

 

Halganka Xaqa Iyo Baatilka

 

 

Walaalayaal

 

 

Waxaa saman walba jira dagaal aan dhamaaneyn ilaa ay saacadda qiyaamaha istaagto.

 

Dagaalkaas :

 

1: Dadka qaarkood waa arkayaan.

 

2. Dadka qaarkoodna waa fahamsan yihiin waxa dhacaya.

 

3. Daka qaarkoodna si xikmad leh bey wax uga qabanayaan.

 

4. Qaar kale oo badanna, waxa la isku heysto waa moog yihiin.

 

Sidaan ogsoonnahay Xaqqu, wuxuu ku tiirsan yahay naftiisa oo keliya.

 

Maxaa yeelay Wuxuu la magac yahay Allah SWT oo magacyaashiisa qurxan ( Asmaa'ul Xusnaa) uu ka mid yahay Magaca Al Xaqq. Allahna uma oggolaan addoontiisa Xaqa ku taagan iney wakiishaan cid kale (Allaa tattakhiduu min duunii wakiilaa)

 

Marka Xaqa markii taariikhda dib loogu laabto, waxaan aragnaa inuu weligii ku taagnaa taagtiisa oo qura.

 

Xaqqu marna kuma tiirsado waxaan xaq aheyn.

 

Maxaa yeelay hadduu Xaqu ku tiirsado waxaan xaq aheyn, wuxuu noqdaa sida caano biyo lagu daray, Barax, caano ma aha, biyona uma eka

 

 

Baaddilka, oo ah waxaan xaq aheyn, wuxuu ku tiirsdaa waxaan taagtiisa aheyn, oo taag kale ah.

 

Baaddilku, sii loo meel mariyo wuxuu u baahan yahay in la qurxiyo ( well packaged, well advertised and well presented, like cancer causing Marlboro cigatettes)

 

Baaddilku wuxuu u baahan yahay in loo ekeysiiyo wax fiican oo la maldaho ( disguised)

 

Baaddilku wuxuu u baahan yahay in la garab qabto oo la taakuleeyo ( material support).

 

Haddii la isu dhaafo Xaq iyo baaddil oo qeexan (pure), oo mid walba xaqiiqadiisa la soo saaro, mar walba waxaa guuleysta Xaqa.

 

Laakin, Xikmad Allah darteed, ayaa loo dhaafay , loona oggolaaday in baaddilku uu ulo badan ku dagaallamo.

 

Xaqana, uu ku dagaallamo, Xaqnimadiisa oo qudha, taasoo ka xoog badan hub walba haddii lagu sabro.

 

 

Si aan isula fahamno arrintaas, bal aan dib ugu laabanno Quraanka, Siirada, iyo nolosha Nabigeenna SAWS.

 

Aan is warsanno:

 

Maxaa ka yeelay in Qureysh oo ka taag weyn kana tiro badan Nabi Muxammad SAWS in ay isugu tagaan hal nin.

 

Ninkaas, oo ah nin ayaga ka mid ahaan jirey, oon lacag leheyn,

 

Nabigeenna wuxuu la yimid, kalmadda xaqa ah ee laa ilaaha illa Allahu.

 

Kalmaddasna wexey u taagneyd XAQ

 

Kalmaddaas wexey ka soo horjeedday baaddilka ay matalaayeen ooy Qureysh ahaayeen Agents, .

 

Marka, markuu xaqa yimid, baaddil waa cabsaday.

 

Qureysh wexey la timid dhowr Talo(Proposal)

 

1. In Nabi Muxamed laga dhigo Zaciim, madax

2. In Nabi Muxamad uusan xumaan ka sheegan ilaahyada Qureysh, ama uu sharfo.

3. In la qaybsado maamulka, oo qureysh diinteeda iyo tan Islaamka ay wada noolaadaan. (peaceful coexisitence)

 

Talooyinkaas sida kuu muuqata waa talooyin caanaha biyo lagu badhxayo. sidaa darteed Allah wuxuu soo dajiyey aayado lagu adkeynayay mowqifka rasuulka SAWS.

 

1. Haddaanaan ku sugi leheynna, waxaad ku dhawaan leheyd inaad in yar u liicdo dhinacooga.

 

2. Wexey rabeen inaad ogolaato in wax la qaybsado, si ay wax kuula qaybsadaan ( Suurat Nuun)

 

3. Ku dheh, gaalo yahay, uma hoggaansani waxaad u hoggaansan tihiin, idinna ma tihiin kuwa u hoggaansan waxaan u hoggaansanahay....., ku ekkaada habkaad ku dhaqantaan, aanna waxaan ku dhaqmi habkeyga.

 

Macnaha ugu dhow Diin, afkeenna wa hab guud oo dhaqan. Habkaas ama waa mid Xaq ah, ama waa mid baaddil ah.

 

Hadduu xaq yahay wuxuu ka socdaa kii dadka uumay

 

Hadduusan ka imaan kii dadka uumay, dhaqankaas waa baaddil. Nabigana waxaa loo soo direy in dadku ku dhaqmaan siduu Allah raalli ka yahay oo qudha.

 

 

Sidaa darteed, waxaad aragtaa in anbiyada Allah ay mar walba isku xiri jireen, Towxiidka iyo dhaqanka dadka.

 

Nabiyaasha Allah wexey mar walba dadkooda ka wanin jireen

 

"Ha addeecina musrifiinta, kuwa fasaadiya dhulka oonan wax wanaajin."

 

" Kuwaasna waa ( Dadkii)Caad, wey ka juxuudeen aayaad rabbigooda, wexeyna ku caasiyeen rasuul yaashii uu soo direy, wexeyna daba keceen, mid walboo xoog badan oo madax adag."

 

" Xaqqa, wuxuu ka yimaadda oo qudha , Allah, hadaba ha noqonin mid shakiya"

 

Haddad marka dib u eegto waxaa ku muuqanaya in dadka baaddilka wata marwalba ay baaddilkooda ku socodsiin jireen xoog.

 

Fircown, markii uu Nabi Muuse ka raayey muranka, wuxuu adeegsaday askartiisa si uu cidhib tiro muminiinta.

 

Ilaa iyo maanta sunnada Fircown waa socotaa, ahlul baaddilka wexey baaddilokoda ku socod siiyaan taageero aan Allah ka imaan.

 

Allahna haddu doono waa ka reyn karaa dadka baaddilka wata, laakin, Allah qaarkeen buu qaar kale ku imtixaanaa.

 

 

Dadka xaqa watana, zaman kasta ay joogaan, waa laga qaada tabarta maaddiga ah, waxaana loo dhaafa iimaanka.

 

Markaas ayaa lagu imtixaana, in ay iimaankooga heysan karaan, markii baaddilka keensado, xoog weyn iyo taageero badan.

 

iimaanka dadkiisa ma heystaan waaxaan aheyn XAQA, maxaa yeelay saan u soon sheegnay, Xaqu iskiisuu u taagan yahay. Baaddilkuna wuxuu ku taagan yahay waxaan asaga aheyn.

 

 

Haseyeeshee Xaqa waa ku filan yahay inuu hor istaago baaddilka, uuna ka raayo.

 

Nabi Ibraahim waxaa lagu tuuray Dab.

 

Fircown wuxuu laayey carruurta banii Israaeel.

 

Asaxaabul Ukhduud dab ayaa lagu tuuray

 

Qureysh wexey cadaabtay kuwii Islaamay.

 

 

Hadaba, siduu Allah yidhi, "Wa li Rabbika fasbir" Rabbigaagan u sabir ( Ku sabir inaad ku jirto daacaddiisa hadwalba).

 

 

Nur

 

2003 e-Nuri Somali Language Service

Serving you so you can serve Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

Assalaamu calaykum akh Nur,

 

In badan ayaa waxaan aragnaa Muslimiin farabadan oo u' heysta tabardarrida Ummaddeena haysata in asbaabaha keenay uu oogu wacan yahay awood-maal ama -millateri la'an darteed, aadna isugu mashquuliyaan siday gaalada heerkooda adduun oo kale u' gaari lahaayeen, khasbeysana markaa, in:

 

1) Waddada gaalada lagu dayada oo la raaco 2) Xaqqa (kaligii)iskii uusan isu taagi karin awood ah Alle sokodii la'aantii.

 

Waxaa aad inoogu faa'iideyn lahaa, haddaad inoo soo koobi kartid (qaybta labaad) macnaha ka dambeeyo calaamadah laga fahmi karo madax-bannaanida xaqqa uu ka madax-banaanyahay tiirarka (maalka/awooda) dunida, iyo siduu u' astaaneeyo ama ooga xoreeyo addoomaha xaqqaas ku sugnaaday. (Suuradda Qur'aanka ee Ash-shucaraa' ayaan ka dareemaa badanaa)

 

Jazaak-Allaahu khayran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Salam,

 

Walal, Ilaahay Kheyr ha ku siiyo inaad dib inoo soo xasuusisey thread-kan oo aad qiimo u leh.

 

Anu waxaa aad iiga fajiciya sida dhibka yar uu baadilku ku askumo islamarahaantaana ku fido, waxan filaya taana waxaa keeneysa tiirarka badan uu heli karo.

 

kolkaan ku noqdo point-ga ah inuu Ilaahay caza wajal dadka qaarkii kuwo kale ku imtixaano (I've witnessed someone close to me who was recently inflicted with a painful ordeal which was a test to their Imaan to a great degree), Waxaan aad ula yabaa qof Muslim ah ood ogtahay inuu xaqii garanayo oo Ilaahay cabsidisii ka muuqato-at least on the surface-hadanna ku kacaya ficilkii badilka, Subhanallah, ibtila aad u weyn weeye walee. That particular incident literally proved to me the power of shaitan on the hearts of believers, even those who seemed to have had a strong immunity against him and how easily he can divert them and compel them to do wrong against others (and themselves). Ilaahay kuwii marwalba xaqa ku socda ha inaga dhigo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaal S.O.S.

 

Waxaad qortay:

 

Waxaa aad inoogu faa'iideyn lahaa, haddaad inoo soo koobi kartid (qaybta labaad) macnaha ka dambeeyo calaamadah laga fahmi karo madax-bannaanida xaqqa uu ka madax-banaanyahay tiirarka (maalka/awooda) dunida, iyo siduu u' astaaneeyo ama ooga xoreeyo addoomaha xaqqaas ku sugnaaday. (Suuradda Qur'aanka ee Ash-shucaraa' ayaan ka dareemaa badanaa)

 

 

Runtii, Xaqqu waa u muuqdaa qofkii milicsada, lehna qalbi saafi ah, waa nuur lagu arko wax walba, iskiisna waa u taagan yahay.

 

Dhacdooyinka taariikhda ku yaalla Quraanka waa kuwo looga jeedo in lagu cibrad qaato, ma jirto dhacdo aayan ku jiring murti badan oo haddan dhab ugu fiirsanno aan laga heleyn faa'iidooyin dahab iyo dheeman ka qaalisan.

 

Sidaan wada ogsoonnahay, Allah magacyadiisa wanaagsan waxaa ka mid ah magaca AL SAMAD kaasoo macnihuusu yahay MID ISKIIS U TAAGAN OON WAX KALE KU TIIRSANEYN. Wixii isaga ka soo hadhana Asaga ayey ku tiirsan yihiin, sidaa darteed Asaga ayaa loo wada baahan yahay, isaguna cidna u ma baahna.

 

Magaca Kale oo ka mid aha magacyaasha Allah ee wanaagsan waa AL XAQQ. Magacaasoo u taagan macne balladhan oo ah Ruuxa kaliya oo dhab u jira, ugu horreeyay, daaiymka ah oo waaraya waligii, wanaagsan oo Qurxan, fiican oo dhab ahaan ku mutay sifaad walboo wanaagsan.

 

Hadaba markaan labadaas magac kulminno waxaa noo soo baxaya macne aad u qurxoon, ( Samad + Xaqq) waa mid iskii u taagan, cidna u baahneyn, sidaa darteed qofkii la xariira Allah, una noqda addoon isagana wax walba ka qaata, dhab ahaan qof kale ama waxa kale uma baahna, maxaa yeelay wixii Allah ka soo hadha waa wax aan iskii u taagneyn cid kalena aan xambaari karin, oo taag daranoo isaga naftiisa u baahan in la xambaaro

 

Sidaa darteed Allah Suuratul Cankabuut wuxuu ku tilmaamay kuwa ku tiirsaday waxaan Allah aheyn sida Caarada ( Spider), wexey dhisatay aqal la hadh galo, lagana duggaalsado dhaxanta iyo roobka, haseyeeshee aqalkeedu waa mid aan waxba celin karin, sidaasoo kale, qofkii ka doona inuu naftiisa badbaadiyo adduun iyo aakhiroba, oo haddana ka yeesha waxaan Allah aheyn gaashaanbuur ( Waliyy) wuxuu la mid yahay caarada( Spider) Meeshaas waxaa ka muuqata in wixii ayaga is gaashaanbuureysta oo isku raacaa baaddilka ay limid yihiin caarada iyo aqalkeeda, waa labo taagdaran oo is duggalsaday, " Dacufa al daalibu wal madluub"

 

Sidaas darteed, Xaqqa oo qudha ay dhab ahaan u jira, wax walboo ka baxsan xaqqana waa baaddil, baaddilkuna waa sida dhalanteedka ( Mirage), dhahksana wuu baabba'aa , Zuullaa ( disappears), maxaa yeelay, Baaddilku waa sida mugdiga, kaa qarinaya inaad u aragto wax walba sida dhabta ah ay yihiin, Xaqqana waa iftiinka Allah ood ku arki karto wax walba. Allah waa Iftiinka cirka iyo dhulka, qofkaan iftiinka Allah wax ku arkin, waa indho layahay, baaddilkuna waa mid dadka indho tira, Indhola'aan aan aheyn labada indhood, ee ah indhola'aan qalbiga ah .

 

 

Abraar

 

Waaa run walaal in aan aannu isu nahay imtixaan, ogowna walaal, waxaa nala faray sabir, markii la ismitixaano, haddii nalaga helo sabir waan guuleysannay, haddan caroonno oon dhib la imaanno waa qoomamo iyo guuldarro if iyo aakhiro, kaasoo ah " Khusraanul mubiin"

 

hadaba, maxaan u baahannahay?

 

Walaalo, ogow in Kibirka uusan u ekeyn qofaan Allah aheyn, maxaa yellay wixii Allah ka soo hadha wexey ehel u yihiin nuqsaan ( imperfection), marka qofkii iskala weynaada in raaco Xaqqa, waa qof ku dhacay kibir, kibirna qofkuu qalbigiisu ku jiro haba yaraatee waa mid laga xarrimay inuu jannada galo, jannada waa hoyiga kuwa Allah uu ku tilmaamay: " Kuwa ku dul socda carriga ayagoon isllaweyneyn" " Wa ladiina yamshuuna calal ardi hownan" . Ibliis wuxuu uga baxay naxariista Allah islaweynaan markii la faray inuu u sajuudo Adam, taasoo wixii isaga raacana ay mudan yihiin iney maraan messhuu maray Ibliis, kaasoo iskala weynaaday XAQQ inuu raaco. Allaha naga caafiyo kibir.

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

The Road to the Muslim Holocaust

 

 

by Ghali Hassan

 

February 7, 2006

GlobalResearch.ca

 

 

"We are being challenged by Islam these years - globally as well as locally. It is a challenge we have to take seriously. We have let this issue float about for too long because we are tolerant and lazy. We have to show our opposition to Islam and we have to, at times, run the risk of having unflattering labels placed on us because there are some things for which we should display no tolerance. And when we are tolerant, we must know whether it is because of convenience or convictionâ€. Queen Margrethe II of Denmark, 15 April 2005.

 

Tolerance is a falsehood often pronounced with difficulty in Western societies. Small countries such as Denmark, Belgium, the Netherlands, Austria, and Norway are leading the pack in the war on Muslims at home, and may be on the road to encouraging a new Holocaust against humanity.

 

While these countries are part of the US-led coalition, which is responsible for the mass murder of Iraqis, they have also introduced discriminate and draconian immigration laws which are specifically directed against Muslims fleeing war and economic hardship. The pretexts are always the phantom of the “War on Terrorâ€.

 

Historically, Muslims have been at the receiving end of Western-Christian violence for centuries. Following the 9/11 attack on the USA, Western Europe joined the US in its anti-Muslim crusade: “We are all Americans now†united against Muslims. In this context, 9/11 is used to legitimise a new form of Western-Christian fascism. Media pundits such as Christopher Hitchens and Daniele Pipes, who support the anti-Muslim ideology are springing up like mushrooms all over the Western world. Using the cliché of “free speechâ€, they are fuelling a vicious and violent war against Muslims around the world.

 

The recent blasphemous images of Prophet Mohammed are nothing more than a campaign which promotes racism and violence.

 

Islam is a peaceful religion, and Muslims are not “terroristsâ€. The insult to Prophet Mohammed, who is revered by over a billion people around the world, has nothing to do with “free speechâ€. Had the Danish cartoonist shown instead George Bush and Tony Blair slaughtering hundreds of thousands of innocent Iraqi women and children, he would have had lost his job by now and would be condemned by the same people who are barking about “free speechâ€. Would any newspaper in Europe dare to discuss Europe’s strict censorship laws of discussing the Holocaust?

 

Barely a month ago, in early January 2006, Flemming Rose, the “cultural†editor of the Danish Jyllands-Posten (J-P), the newspaper that published the blasphemous cartoons, told Dan Bilefsky of the International Herald Tribune, that, “he would not publish a cartoon of Ariel Sharon strangling a Palestinian baby, since that could be construed as ‘racist’â€. In the past, J-P has also refused to run drawings lampooning Jesus Christ submitted in April 2003 by Danish illustrator Christoffer Zieler, because they were “offensive, not funnyâ€. Zieler was also advised by the editor, Jens Kaiser: “I don't think Jyllands-Posten's readers will enjoy the drawings. As a matter of fact, I think that they will provoke an outcry. Therefore, I will not use themâ€. (The Guardian, 06/02/2006). It is “free speech†only if Westerners agree, otherwise, it is “offensive†or “anti-Semitismâ€.

 

The Danish Far Right Party (Dansk Folkeparti) is the country’s third biggest party and underpins a hard-line centre-right coalition government claimed that Muslims are secretly planning to takeover Denmark. Although Muslims make about 2 per cent of the Danish population, one in four Danes have been brainwashed by their opportunist monarchs, politicians and the media to seriously believe that there will one day be “more Muslims†in Denmark than non-Muslims.

 

The 2005 report of the International Helsinki Federation for Human Rights (IHF) on ‘Intolerance and Discrimination against Muslims in the EU’ found that attacks on Muslims have markedly increased recently. Muslims in Sweden, Denmark and Austria are encountering difficult barriers. In Sweden, Muslims are advised to change their names to “Swedish- sounding ones†to increase their chance of employment. According to the report, 64 per cent of Muslims interviewed in Britain said that they were “unfairly targeted by counter-terrorism policiesâ€. In Denmark and Austria, the report reveals, Muslim women wearing headscarves are less likely to find work or pursue education. In Sweden, rightwing parties warn of a “Muslim invasionâ€. Other Europeans such as Belgium, Holland, France, Italy and Spain are also contaminated with far right groups and anti-Muslims parties.

 

In Belgium, the country which has one of the “most vicious and inhuman of all colonial historiesâ€, the far right Party (The Vlaams Blok or Belang) dominate local politics, with an agenda to repatriate all people of colour to their countries of origin. One of its prominent leaders, Filip Dewinter, told the BBC recently; “When I see Muslim culture I think that our culture is superior. Our values, our way of life are superior and we have to say so. I don't think the way of life of Muslims is compatible with our way of lifeâ€. Muslim is our enemy, is the new European anti-Semitism motto.

 

In the “liberal-minded†Netherlands, famous for its brutal and violent colonial history, racism is becoming part of Dutch values. Muslims have become targets of religiously motivated attacks. After the killing of an anti-Muslim fanatic and unknown Dutch film maker, Theo van Gogh, allegedly by a Dutch Muslim of African origin, after making the obscene film about Islam, the Netherlands erupted in anti-Muslim racism. The death of a Muslims-hater is used to justify much uglier crimes. Islamic schools and Mosques were bombed and set on fire. Muslim women were attacked throughout Holland. The rightwing Dutch government is embarking on anti-Muslim legislation to crack down on immigration and close-down “suspected†Mosques, and give police power to arrest people of Muslim faith. Although Muslims make up about one million (6%) of the Dutch population, former EU Commissioner Frits Bolkestein, said recently; “The most common first name registered at birth these days in Amsterdam is Mohammed. This, they say, is the Europe-to-beâ€.

 

In France, the situation is not much different. The French can be proud of their well-known anti-Muslims and anti-Arabs hatred. President Jacques Chirac has adopted Jean Marie Le Pen extremist and anti-Muslims policy, which has increased violence against Muslims and denying Muslim women the right to education and employment. According to the IHF report, the French Front National (an offshoot of fascism), stated publicly that France's Muslims “share an allegiance to a wider community of believers that threatens national sovereigntyâ€. Even Muslims, who were born in France, have no standing in the ideals of Liberté, Égalité, Fraternité, and the plague is spreading to neighbouring countries.

 

The new German Chancellor, Angela Merkel, compared Islam with the “rise of fascismâ€. The East German politician who was selected to solve Germany’s unemployment and other social ills seems to find the war on Muslims a much easier issue.

 

Thousands of Muslims have been arrested and screened by German police only because of “their profiles have matched basic criteria, including an affiliation with Islamâ€, reveals the IHF report. The German state of Baden-Wurttemberg has enacted what is called the “Muslim testâ€, in which Muslim applicants for citizenship are asked about their views on September 11, gay relationships and whether their teenage daughters are allowed to attend swimming classes. Can you imagine all Germans (in Baden-Wurttemberg) have exactly the same opinion on all three? “I am afraid we have not learned from our history. My main fear is that what we did to Jews we may now do to Muslims. The next holocaust would be against Muslimsâ€, Dr. Wolfram Richter, professor of economics at the University of Dortmund told Ziauddin Sardar of New Statesman magazine in Britain. It has always been easier to use crimes in order to commit even greater crimes.

 

Finally, in Australia, the draconian “anti-terror†laws are designed specifically to victimise Muslims. Indeed, young Muslim men have been thrown in Guantanamo-like prisons not because they committed crimes, but because they are Muslims. Some companies have closed their employment’s doors to Muslim Australians and migrants from Muslim backgrounds. In addition, the army of commentators in the Australian media – one of the most controlled in the world – are accusing the police of “softly†treating Australians of the Middle Eastern backgrounds. This deliberate falsehood is designed not only to discredit the Police, but also to increase injustice and violence against Muslims.

 

The IHF report’s director, Aaron Rhodes warned that; “these developments threaten to undermine positive efforts at integration and further increase the vulnerability of Muslims to human rights violations and marginalisationâ€. Hence the IHF report recommends that all EU governments “enhance efforts to prosecute and punish discriminatory and violent actsâ€. However, the warning may fall on deaf ears. As Sardar writes; “Even among individuals with more relaxed attitudes to interracial relationships, racism is unashamed and upfrontâ€. The governments may be pouring fuel on fire.

 

To clarify one thing that seemed to be missed by most Westerners, Muslims are not ignorant of Western cultures, or Christianity, which is never part of Western civilisation any way. Jesus wasn’t born in Denmark or Norway. The fact, that many Muslims are studying in Western and American universities and many Muslims adopted segments of Western popular culture is proof of Muslims acceptability. This misunderstanding of Muslim societies, which suffered greatly under Western imperialism, is embedded in the West's ignorance and imagined superiority, which continue today.

 

As vassals of U.S. imperialism, these small European nations such as Denmark, Norway and the Netherlands are using their deceptive position of “neutral countries†to commit gross crimes around the world. From Palestine to Iraq and Afghanistan, their armies are complicit in U.S. war crimes against defenceless peoples. In addition, they are participants in U.S. “War on Terror†and in U.S. “rendition†policy – the policy of kidnapping and covertly delivering an individual or individuals for interrogation and torture in undisclosed location or country.

 

For example, Norway is credited with the Oslo “Peace Processâ€, the “fig-leaf for the ongoing colonization of the West Bank and Gaza Stripâ€, and the destruction of Palestine. Indeed, the Oslo â€Peace Process†allowed Israel to confiscate over 50 per cent of the West Bank and constructed dozens of Jewish-only colonies for Talmudic extremist fanatics.

 

The Netherlands, is leading the way in “building democracy†and terrorising the people of Afghanistan. Denmark with 530 soldiers is part of the so-called “coalition of the willingâ€, the group of vassals that participated in the illegal and criminal invasion of Iraq. Indeed, Danish soldiers are complicit in the sadistic torture and abuse of Iraqi prisoners and detainees.

 

This brings us to how the Jewish Holocaust – as an example of Christian Europe brutality – was initiated. Of course, anti-Semitism (anti-Jews and anti-Arabs hatred) was widespread in Christian Europe centuries prior to Nazi Germany. However, modern anti-Semitism was initiated in 1879 by William Marr, the German who founded the “League for Anti-Semitismâ€. Marr's racist views (Europe’s biological racism) were that Jews constituted a distinct racial group which was both physically and morally inferior, and therefore must be exterminated. With the rise of European racism against minorities in the 19th century, European Jews were targeted, as Muslims are targeted today. Differences between Jews and other European citizens manufactured and used as pretext to justify crimes against Jews. Jews were accused of “taking over†the world and so on.

 

Adolf Hitler’s election on 30 January 1930, was based on his ideology of “one people [‘master race’ or Ãœbermenschen], one empire, and one leaderâ€. Hitler’s election paved the way for one of the greatest criminal acts in human history. Marr’s European biological racism continued during the rule of Nazism and became the vehicle for genocide. Jews, Gypsies, Czechs, Poles, the mentally and physically handicapped, homosexuals and others not belonging to the “master race†were targeted for extermination. Jews were specifically targeted. Bombings of synagogues, blasphemous cartoons depicting Jews, and anti-Jews posters were wide-spread all over Europe.

 

During the occupation of Europe by the Wehrmacht (German forces), in France, Italy, the Netherlands, Belgium, Norway etc. the locals were rounding up Jews, Gypsies and other folk much faster than the Nazis could handle them. And if this wasn’t enough, the so-called “neutral†countries such as Switzerland were sending fleeing refugees back to the Nazis – as they do now with Muslims in daylight – and looking after the Third Reich money in their own bank.

 

Do Western Europeans want to repeat history’s biggest crime against humanity? It is the duty of every civilized citizen to point a finger at any form of racism and violence against minorities. Our duty is to reject opportunist monarchs, politicians, the media, celebrities and anyone trying to manipulate the public and breed racism and violence.

 

Global Research Contrinbuting Editor Ghali Hassan lives in Perth, Western Australia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

The Denmark Cartoons

 

Anwaar Hussain - Fountainhead - February 7, 2006

http://www.uruknet.info?p=20377

 

http://malakandsky.blogspot.com/2006/02/denmark-cartoons.html

 

The derogatory cartoons that have the Islamic world in throes of violent protests were first published in September 2005 by Danish newspaper Jyllands-Posten. They were later republished in Austria in January, and then at the beginning of February in a number of European newspapers in France, Germany, the Netherlands, Italy and Spain.

 

There have since been angry and sometimes violent protests across the Islamic world, Britain and France. At least six deaths have been reported thus far. A hornets’ nest has been stirred with the end of the rapidly escalating crisis nowhere in sight.

 

Has it all happened innocuously and accidentally or is it a deliberate attempt towards an ulterior motive? To answer this question let us go back in time to May 2005.

 

Only four months before the crisis, between May 5 to May 8, 2005, a group of powerful men from today’s finance, industry and politics huddled together in the warm and cozy rooms of the 5-star Dorint Sofitel Seehotel Überfahrt in Rottach-Egern, Germany. Outside the hotel, private and state guards patrolled with automatic weapons and sniffer dogs. The gray Bavarian skies rained on.

 

This secretive cabal of powerful men otherwise goes by the name of Bilderberg Group (a simple Google query will throw up thousands of results). The Bilderberg Group is the only private international organization that Time magazine rated 10 for secrecy on a scale of 1 to 10 (10 being most secret).

 

So what do the defamatory cartoons have to do with the Bilderbergs? Let us first have a look at the names of just some of the attendees of the May 2005 conference. These were;

 

Josef Ackermann, Chairman, Group Executive Committee. Deutsche Bank AG, Germany

Joaquin Almunia Amann, Commissioner, European Commission

 

José M. Durno Barroso, President, European Commission, Portugal

 

Franco Bernabe, Vice Chairman, Rothschild Europe, Italy

 

Martin S. Feldstein, President and CEO, National Bureau of Economic Research, U.S.A.

 

William C. Ford, Jr., Chairman and CEO, Ford Motor Company, U.S.A.

 

Timothy F. Geithner, President, Federal Reserve Bank of New York, U.S.A

 

Donald E. Graham, Chairman and CEO, The Washington Post Company, U.S.A.

 

Richard N. Haass, President, Council on Foreign Relations, U.S.A.

 

Jaap Hoop de Scheffer, Secretary General, NATO, Netherlands

 

Allan B. Hubbard, Assistant to the President for Economic Policy and Director of the National Economic Council, U.S.A.

 

John M. Keane, President, GSI, LLC; General, US Army, Retired, U.S.A.

 

Henry A. Kissinger, Chairman, Kissinger Associates, Inc., U.S.A.

 

Neelie Kroes, Commissioner, European Commission

 

Michael A.Ledeen, American Enterprise Institute, U.S.A.

 

William J. Luti, Deputy Under Secretary of Defense for Near Eastern & South Asian Affairs, U.S.A.

 

Jessica T. Mathews, President, Carnegie Endowment for International Peace, U.S.A.

 

Kenneth B. Mehlman, Chairman, Republican National Committee, U.S.A.

 

Elena Nemirovskaya, Founder and Director, Moscow School of Political Studies, Russia

 

Queen Beatrix of the Netherlands

 

Andrzej Olechowski, Leader Civic Platform, Poland

 

Norman Pearlstine, Editor-in-Chief, Time Inc., U.S.A.

 

Richard N. Perle, Resident Fellow, American Enterprise Institute for Public Policy Research, U.S.A.

 

Friedbert Pflüger, Member of Parliament, CDU/CSU Fraktion, Germany

 

H.R.H. Prince Philippe, Belgium

 

Rato y Figaredo, Rodrigo de, Managing Director, IMF

 

David Rockefeller, Member, JP Morgan International Council, U.S.A.

 

Judith Rodin, President, The Rockefeller Foundation, U.S.A.

 

Dennis B. Ross, Director, The Washington Institute for Near East Policy, U.S.A.

 

H.M. the Queen of Spain

 

Peter D. Sutherland, Chairman, Goldman Sachs International;

 

Jean-Claude Trichet, Governor, European Central Bank

 

James D. Wolfensohn, President, The World Bank, U.S.A.

 

Paul Wolfowitz, President designate, The World Bank, U.S.A.

 

And of course there were the usual prime ministers and U.S. government officials. Also present were the movers and shakers of the Western media including media heads from almost all the countries whose press chose to publish the insulting cartoons. The names of Messers Michael Ledeen, Richard Perle and Paul Wolfowitz, however, must ring some bells. (Click here for the complete list)

 

Also on the list of attendees was one Anders Eldrep from Denmark. Anders Eldrep (sometimes spelled as Eldrup) happens to be married to one Merete Eldrep. This lady is the managing director of company JP/Politikens Hus (JP for Jyllands-Posten) that published the slanderous anti-Islamic cartoons in Denmark.

 

Neither Anders Eldrep is an ordinary Tom, Dick or Harry nor his wife exactly a babe in woods not to have understood the repercussions of their actions.

 

Merete Eldrep, the wife, is a former Head of Secretariat at the Ministry of Economic and Business Affairs and Deputy Director of the Danish Energy Authority.

 

And Anders Elderp, her illustrious husband, is the current Chairman of Denmark’s Oil and Natural Gas Company DONG and has been Permanent Secretary, Ministry of Danish Finance up to the year 2001. He also has attended the last FIVE Bilderberg meetings thus far. Interestingly, a previous editor-in-chief of 'Politiken', another of JP/Politikens Hus's newspapers, namely Toger Seidenfaden, too was a long-time Bilderberger.

 

Now a little more about the Bilderberg Group.

 

In a rare interview given to BBC, Etienne Davignon, 73, the chairman of the Bilderberg Group and a former Belgian diplomat and European Commissioner, dismissed claims that the Bilderberg Group is part of a global conspiracy to rule the world by a self-selected elite of movers and shakers. His dismissal is as natural as publicly admitting the cabal’s sinister agenda would have been unnatural. Please read the interview to form up your own opinion. In my judgment the sole aim of the group is implementing a Euro-American, some say Anglo-American, blueprint of a New World Order for the express benefit of these elites.

 

The Bilderberg discussions are structured on the principle of reaching accord rather than through ceremonial resolutions and voting. Such is the power and status of the active members that if an agreement for action is arrived at, the resulting decision is expected to be implemented in the West as a whole.

 

In the post 9/11 geo-political milieu particularly, the group’s aim has been to buttress the foreign policies of the governments of the United States and Great Britain or, more simply, to help execute the precise formula sold internationally by the Bush/Blair combo. This new world order, with the group’s unflinching support, is being shoved down the collective throat of the world citizenry under the guise of "global war on terrorism", and of establishing "democracy", "peace", and "freedom" in the world.

 

Just three quotes from the lamb talk of these Anglo-American leaders make clear enough readings of their intentions;

 

"Out of these troubled times [iraq/Kuwait conflict], our fifth objective -- a new world order can emerge: a new era...We're now in sight of a United Nations that performs as envisioned by its founders." September 11, 1990 - Iraq Speech by President George H. W. Bush

"Our mission is clear: to rid the world of evil" - Pres. George W. Bush, post-Sept. 11, 2001

 

"Out of the shadow of this evil [9/11], should emerge lasting good... This is a moment to seize...let us re-order this world around us." - British Prime Minister Tony Blair, Oct. 2, 2001 (BBC)

 

My questions then;

 

Was this whole anti-Islamic cartoon exercise actually nothing more than an innocent attempt at promoting the much cherished cause of freedom of expression on sensitive topics---anti-Semitism being disallowed, by word or action, by law in most of the western world?

 

Or, given the ominous times we are in, the Muslims are deliberately being provoked, exploiting their emotionality, into presenting one seething, throbbing mass of foaming-at-the-mouths herd of rabid cavemen image for their eventual annihilation? No one, after all, cries over the mushroom clouds blotting the horizons over beastlands.

 

Or is the scribe being overly alarmist?

 

You decide.

 

http://www.uruknet.info?p=20377

 

http://malakandsky.blogspot.com/2006/02/denmark-cartoons.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Garab Rarato ( Nomads)

 

Waxaan mar labaad soo celinayaa boggan aan uga hadlay halganka aan dhammaneyn oo ay iskula jiraan Xaqqa iyo Baadilka.

 

Runtii, Quraanka qofkii la nool wuxuu dhadhansadaa macnaha qotada dheer ee aayadahiisa , kuwaasoo ku sugaya addimihiisa dhulka, Allah wuxuu ku sugaa kuwa aaminay ereyga xaqaa ah oon baddalmin ( Tawxiidka), intey nool yihiin, si ay markhaati uga noqdaan dadka, ayagana uu Rasuulku SAWS u markhaati furo haddey raaceen raadkiisa.

 

Aaayaddahaas waxaa ka mida ah aayado ka hadlayey markii muminiinta lala bixi jirey ( Yatakhadafakumu naasu, fa awaakum waa ayyadakum bi nasrihi) iyo markii muminiinta lagu yiri " Dadku waaidiin soo kulmeen, hadaba ka cabsada, haseyeeshee, ururka cadwoga Allah uu usoo kulmay wexey u kordhisay iimaankoogii, wexeyna dheheen, Allah ayaa noogu filan tiro badnaan ( xasbunaa Allah), talo saarashana yaa yaa uga fiican Allah. Markey sidaas dheheen, wexey la laabtaeen (nicmad Allah ka timid) taaasoo ah iimaan siyaaday, iyo deeq badan, dhibna soo ma gaadhin markey raaceen waxa Allah raalli geliya.

 

 

Quraanku waa hadalkii Allah oo nool, qofkii raaca wuu nooleeyaa, qofkii ka tagana, dullinimo adduun iyo cadaab aakhiro ayaa sugeysa.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaam,

 

SOS,

 

No matter how they try, the more they try the more they will fail inashAllah.

 

Fain would they extinguish Allah.s light with their mouths, but Allah will not allow but that His light should be perfected, even though the Unbelievers may detest (it).

 

ÙŠÙرÙيدÙونَ Ø£ÙŽÙ† ÙŠÙطْÙÙؤÙواْ Ù†Ùورَ اللّه٠بÙØ£ÙŽÙْوَاهÙÙ‡Ùمْ وَيَأْبَى اللّه٠إÙلاَّ Ø£ÙŽÙ† ÙŠÙتÙمَّ Ù†Ùورَه٠وَلَوْ كَرÙÙ‡ÙŽ الْكَاÙÙرÙونَ

 

In Surat Alxashar

 

059.002 It is He Who got out the Unbelievers among the People of the Book from their homes at the first gathering (of the forces). Little did ye think that they would get out: And they thought that their fortresses would defend them from Allah! But the (Wrath of) Allah came to them from quarters from which they little expected (it), and cast terror into their hearts, so that they destroyed their dwellings by their own hands and the hands of the Believers, take warning, then, O ye with eyes (to see)!

 

Ù‡ÙÙˆÙŽ الَّذÙÙŠ أَخْرَجَ الَّذÙينَ ÙƒÙŽÙَرÙوا Ù…Ùنْ أَهْل٠الْكÙتَاب٠مÙÙ† دÙيَارÙÙ‡Ùمْ Ù„Ùأَوَّل٠الْحَشْر٠مَا ظَنَنتÙمْ Ø£ÙŽÙ† يَخْرÙجÙوا وَظَنّÙوا أَنَّهÙÙ… مَّانÙعَتÙÙ‡Ùمْ Ø­ÙصÙونÙÙ‡ÙÙ… مّÙÙ†ÙŽ اللَّه٠ÙَأَتَاهÙم٠اللَّه٠مÙنْ حَيْث٠لَمْ يَحْتَسÙبÙوا ÙˆÙŽÙ‚ÙŽØ°ÙŽÙÙŽ ÙÙÙŠ Ù‚ÙÙ„ÙوبÙÙ‡Ùم٠الرّÙعْبَ ÙŠÙخْرÙبÙونَ بÙÙŠÙوتَهÙÙ… بÙأَيْدÙيهÙمْ وَأَيْدÙÙŠ الْمÙؤْمÙÙ†Ùينَ ÙَاعْتَبÙرÙوا يَا Ø£ÙولÙÙŠ الْأَبْصَارÙ

 

"and the belivers said befor and will say again inashaAllah"

 

وَلَمَّا رَأَى الْمÙؤْمÙÙ†Ùونَ الْأَحْزَابَ قَالÙوا هَذَا مَا وَعَدَنَا اللَّه٠وَرَسÙولÙه٠وَصَدَقَ اللَّه٠وَرَسÙولÙه٠وَمَا زَادَهÙمْ Ø¥Ùلَّا Ø¥Ùيمَانًا وَتَسْلÙيمًا

 

When the Believers saw the Confederate forces, they said: "This is what

 

Allah and his Apostle had promised us, and Allah and His Apostle told us what was true." And it only added to their faith and their zeal in obedience.

 

Wa Salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Shar Ma Arke

 

Magaalada Xamar maanta wexey ku sugan tahay guul weyn oo ka timid Allah, waxaan aad ugu farxay in Maxkamadihii ay ku guuleysteen iney Somali ku kulmiyeen walaalnimada Islaamka, qolona ayan xukumein qolo kale laakin Somali (inta ku nool Xamar agagaarkeeda) ay iskood ama sandulle hoos yimaadeen xukunkii Allah oo shareecada carfoon oo Allah ka timid.

 

Ururka Maxkamadaha wexey noo bidhaamiyeen iftiin haddaan u gargaarno Somali oo dhan ay ku walaaloobi karto iney hoos yimaaddan Sharciga Allah oo qudha.

 

Allla ha loo wada baryo inuu waafajiyo walaalaheenna naftooda o huray iney amaanka noo soo celiyaan, iney marka hore ay ku taagnaadaan diintiisa, kana weecan, tan labaadna, iney muujiyaan naxariis, kuwa ka soo horjeedana ay xikmad kula dhaqmaan.

 

Waxaa saad dambe shiraya Ururka Maxkamadaha iyo TFG, oo ah labo qolo oo ku kala tiirsan laba meelood oo kala fog. Qolo Xaq ku tiirsan oo damacsan ineu umadda kheir adduun iyo mid aakhiro u horseedaan, iyo qolo baadil ku tiirsan oo dana gaar ah damacsan.

 

Waxaa maanta noogu filan inuu imaanka uu noo kordho in wexey wadeen u dhagar ahaa iney iyaga ku kufeen, Allah wucuu leeyahay:(laqad ibtaghow al Fitnata min qablu, wa Qallabuu lakal umuura xataa jaa'al xaq wa dhahara amrulllaah wa hum kaarihuun) Macnaheedu yahay, " Wexey rabeen iney dhaliyaan fitno, ( Ayaggoo ku dhakrayana) wexey kuu rogeen (geddiyeen) umuurta, ilaa (ayagoon fileyn) uu xaqii soo ban baxay, taladii Allahna ( Shareecada) ay soo daahirtay, ayagoo neceb oo dhibsanaya (natiijadaas).

 

Raggasana weli ma quusan, laakin qolana wexey sugeysaa laba xusnaa, qolana labo cadaab.

 

Ururka Maxkamadaha waa rajadii ugu fiicneyd ee Somali soo martay waayahan, ha loo wada duceeyo hana la taageero hiil iyo hooba, si aanAllah agtiis markaan tagno aan ceebta isaga tirtirno, haddaan aheyn kuwo sheed ka fiirsada waxa dhacaya ayagoon la iman gargaarka maatada.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^To be quite honest, I was very surprised and utterly relieved when I found out about this party's existence. I abhore Somali politics, thus I'm rarely up-to-date with what's happening back home. But if this group truly stands in the name of Allah and strives to work in His cause with strength and resolution in their convictions and sincerity, then I pray Allah swt guides them to haqq and helps them with their cause.

 

Subhanallah, this is the first time any sense of hope has entered my heart for our country in a long time smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Originally Posted august 7, 2006

 

Haneefa sis

 

This group never existed as it is today, it came together by a decree from Allah to rid the nation of the evil of US and Ethiopia supported warlords. Today, the group is more representative of a large base of the public, funded largely by the business community, its a genuine grassroots movements as it draws its legitimacy and credibility from the common people in the streets.

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

A/C,

 

Waa aanan fogayn qolooyinku way badnaayeen. Haddase, laba qolo kaliyata ayaa loo kala baxay:

 

1) Qolooyin ku midoobay Xaqqa iyo

2) qolooyin isku bahaystay baadilka

 

Marka, su'aasha keliya ee na hortaala maanta waa:

 

Qoladee nahay? Ma Reer Xaqq mise Reer Baadil?

 

Anigu waxaan ahay, Ilaahay mahaddii, Reer Xaqq; dad fara badan oo aanan ogayn inaan isku qolo nahay ayaan ogaaday maalmahan dambe waana la saaxiibay:). Kuwo kale oon moodi jiray inaan isku qolo nayayna, markaan ogaaday in aanan ahayn waan la colloobay :mad

 

Yaa sidaydoo kale dad kula saaxiibay Xaqq, kuwo kalena kula colloobay Baadil? Mise waa kaligay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

S.O.S. walaal

 

Waxaa laga soo wariyey Rasuulkeenna SAWS inuu yidhi, xadiith macnihiisu yahay " ma dhadhamin macaanka iimaanka qofkaan dadka qaarkii ku jeclaan Allah dartii, ama aan dadka qaarkiisa kale ku nicin Allah dartii"

 

 

Walaal, nolosha adduunka waa maalmo gaaban, dabadeedna Allah ayaan wada hor istaagi doonna, qofwalbana wuxuu helidoonaa wuxuu kasbaday asagoon la duudsinin.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

Sh Nuuroow, Ciddii IIMAAN u ehel ahayd, wajiyadooda way ka muuqatay maalmahan; cidaan IIMAAN u ehel ahayna, iyaga wajiyadooda way ka muuqataa maalmahan oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this