Xudeedi Posted October 20, 2009 http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8270 Dhahar Radio---Wareysi xiisa badan oo taabanaaya dhinacya badan oo aanu la yeelaney gudoomiyaha isbortiska gobolka Sanaag Daahir Cali Dhuxul (Daahir Isfooto) ayaa wuxuu kaga waramey baahida isbortiska ee gobolada Sanaag iyo Haylaan iyagoo sanadkan kawada qeyb gali doonaan cayaaraha gobolada. Mudane Daahir Isfooto ayaa sheegay in ay dowlada Puntland kooxaha gobolada ay iyagu qalabka la yimaadaan. Daahir ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu leeyahay Barasaab iyo miisaaniyad, laakiin gobolka Haylaan uusan lahayn wax miisaaniyad ah iyo cid ka caawisa diyaarinta ka qaybgalka tartanka cayaaraha gobolada ee Puntlad oo bilaabmi doona todobaadkan gudihiisa. HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII Wareysiga waxaa qaadey, isla makraana diyaariyey. Siciid Baxwal Boosaaso, Puntland Click here to listen to Dhahar Radio's Exclusive Report: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 20, 2009 Puntland sponsored soccer tournament keys healthy competition and enforces regional identity (Puntlander). Haylaan team prepares for this tournament that shapes and molds the leaders of tommorow (youth). Head of Sanaag sports speaks to dhahar radio and mentions brief factors including preparation methods, the states participation, and budgeting. Themes of this competition include inspiration, motivation and lessons of collective efforts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 20, 2009 You know we all forget that 75% of somali populatons are usually under 35, yet no administration caters to this very important segment. It is quite mind boggling to be quite honest. Quote Share this post Link to post Share on other sites